Sophist Posted September 11, 2004 Dugsi Farsamada Gacanta Ah Oo Laga Furey Magaalada Buuhoodle. Buuhoodle(Radiolascaanod)11/09/04-Sabti-Ururka Haweenka Horseed ee magaalada Buuhoodle ayaa furey Dugsi lagu magacaabo Dugsiga Tababarka farsamada gacanta, Dugsigaasi oo lagu baran doono Aqoon kala duwan oo lagama maar maan u ah jiilasha Bini-Aadam ee is badalaya Aqoonta lagu baranayana Dugsigaasi ayaa waxaa ka mid ah Dawaarka ama barashada Toliinka Dharka, Adeega, Cuntu karinta,Luuqda Ingiriisiga, Af Soomaaliga iyo waliba Xisaabta Sareeya (Advanced Math). Dufcadii ugu horeyse ee Gabdho ahayd oo lagu furey Dugsigaasi oo tiradoodu kor u dhaaftey 50 Hablood ayaa xafladii furitaanka dugsigaasi soo xaadiray,waxaa sidoo kale goob-joog ka ahaa Xafladaasi oo labo maal mood la qabtey dhinac-yada Arimaha Bulshada,sida Cuqaasha,Waxgaradka Dhalin-yarada iyo Dadweynaha Buuhoodle. Furitaanka Dugsiga farsamada gacanta ayaa yimi kadib markii ay Ururka Haweenka ee Horseed Buuhoodle ay gudoomeen Deeq ka kooban Dawaarada Dharka lagu tolo,Deeqdaasi oo ay soo gaadhsiiyeen qaybo ka tirsan qurbe joogta deegaankan u dhalateyt ee dalka Kanada ku Nool,Isku soo wada duuboo waxa baryahan danbe soo kordhayey wax qabadka ururada bulshada ee deegaanada SSC,ay wax kaga qabanayaan arimaha bulshada ee baahida loo qabo. Xuseen Aadan Yuusuf( Kurdi) Buuhoodle Puntland Soomaaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BN Posted September 13, 2004 It seems Reer Puntland have taken up the challenge of becoming the educational centre of our belov'd nation. Let us hope, there will one day be a place available for every child in the educational system of Somalia. Amiin. And congrats to the Buuhoodle community in particular. Quote Share this post Link to post Share on other sites
miles-militis Posted September 13, 2004 Well done ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xarago Posted September 13, 2004 War wax iskula hadha de, oo bahasha kala yareya, dhadhanki baad ka qadeen . Shib...! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted September 13, 2004 Originally posted by Xarago: War wax iskula hadha de, oo bahasha kala yareya, dhadhanki baad ka qadeen . Shib...! Heedhe Xarago awoowe halkee wax iskaba qaban la' yihiin . Horumarku kuma eka xaafadaha hargeisa iyo Berbera Guntiga la wada xidhey...armaad tidhaahdaa innagaa nalagu deydey waabad odhane Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xarago Posted September 13, 2004 maya odhan mayo, lakiin ina abtiyo ma istidhi xayesisku xayasiis dhaf. Koleyba Hargeysa iyo nawaxigeda iyo inta kaleba ee Somaliland heerka ay tagan tahey ciid ay ka dahson tahey ma jidho. Lakiin mida halkani kasocota, gaar ahan SOL politics waa gacan ku rimis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
miles-militis Posted September 13, 2004 Bashi – Good to see mate. What is rather enchanting about our bud Xarago (quite a catchy name) is the logo of the good old Dervish harnessing Xiin Finiin in a gallantry mode brandishing the sword, and his newly found infatuation with the HM's emblem! The two do not quite go together, or did I miss sth? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xarago Posted September 13, 2004 Samurai the problem is your mentality and charecter, cause for you a hero has to be blood relative, typical Somali. Sorry walal waan ka xumaahey in aad saas uu ku hadashey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
miles-militis Posted September 13, 2004 Xarago - It was a black humour mate. Nothing more. Sorry should you felt stomped! And quite the contrary – heroism has no relation to kinship. It is the representation on your part I observed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted September 13, 2004 lol@gacan ku rimis... Boowe aa la tahay as the folks up there would say! Hargeisa iyo nawaaxigeeda horumar waa gaareen allahan u sii siyaadiyo. Waxaadse Xarago moodaa inaad uba qaadan la'dahay in aannu horey u soconey oo talaabo iyo lababa qaadney oo waxay kulaba tahay dhalanteed. Maxayse noo lahaayeen Buuhoodle waa SL kuwii muranka na qaniisiiyey? Show horumarku waa uun xaafada duriyada! Xaafadaha kale waxoodu waa gacan ku rumis...Xarago halkeebey iska qaban la'dahay? SW, wlc back sage. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted September 14, 2004 Beeynoow Aa Latahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites