Sign in to follow this  
General Duke

Xasan Dahir Aways a dead man walking

Recommended Posts

Muqdisho:Qoraalo digniino ah oo loo daadiyey xafiiska Al-jazeera Muqdisho kadib markii uu sababo amaan u galay hogaamiyaha Xisbul islaam Xasan Dahir (Warbixin dhameystiran)

11. oktober 2009 

 

Muqdisho(AllPuntland)Qoraalo digniin ah ayaa lagu daadiyey saaka dhabarka xafiiska TV Al-Jazeera oo ku yaala agagaarka warshada sigaarka iyo taraqa .

 

Qoraaladan ayaa lagu sheegay in xafiiska Al-Jazeera Muqdisho looga digayo hoysiinta ay gurigeeda ku hoysineyso hogaamiyaha xisbul islaam Xasan Dahir Aweys oo galay xafiiska isaga iyo ilaaladiisa tan iyo markii la dilay sarkaalkiisi ahaana gacanyarihiisa Shiikh Daalibaan.

 

Qoraaladan ayaa waxaa ku sawirnaa sida AllPuntland dadka deegaanka u sheegeen bambooyinka iyo bistoolado , waxaana lagu qoray luqada Carabiga iyadoo loo qoran sidaan hadii aan tarjuno

 

"Al-Jazeera waa warbaahin xaqna uma lahan in ay taagerto koox ama shaqsi waxaan ka arkeynaa sida Xasan Dahir xafiiskeeda dhufeyso uga dhiganayo in ay ka tarjumeyso siyaasada dawladda Qadar oo aan ognahay sida ay ula tacaadufeyso siyaasadaha Xisbul islaam"

 

Digniinta Al-Jazeera ilaa hada lama yaqaan kooxda ka dambeysa laakin waxaa ay qalqal galisay hawsha xafiiska iyo shaqalaha joogay oo ahaa kuwo aad ugu dhaw islaalyiinta mucaaradka ku ah dawladda.

 

Xasan Dahir ayaa la sheegay in xaaladiisa amaan ay faraha ka sii baxeysay tan iyo dagaaladi Kismaayo ,waxaana ay taagerayaashiisa Xisbul islaam iyo isagaba ka baqayeen in uu saameeyo oo la ugaarsado.

 

Xasan Dahir waxaa uu xiriir dhaw la leeyahay dawladda Qadar oo lagu xanto in ay taagerto Xisbul islaam dhaqaale ahaan , waxaana lala xiriirinayaa galitaankiisa xafiiska Al-Jazeera amar kor ka yimid oo ka soo baxay amiirada talada Qadar hayaa.

 

Lama yaqaan saameynta ay digniintaan ku yeelan kartaa Xasan Dahir iyo xafiiska Al-Jazeera labadaba , waxaana loo aaneynaa digniintaan khilaafka sii holcaya ee u dhaxeeya Shabaab iyo Xisbul islaam .

 

Ma jiro wali wax war ah oo ka soo baxay xafiiska Al-Jazeera

Share this post


Link to post
Share on other sites

[/b]Somalia: 3 Hizbul Islam members assassinated in Mogadishu area[/b]

10 Oct 10, 2009 - 8:28:58 AM

 

MOGADISHU, Somalia Oct 10 (Garowe Online) - Three militia officers with Somali rebel outfit Hizbul Islam were gunned down during a thirty-minute span on Friday, raising concerns of an assassination spree by a rival Islamist faction, Radio Garowe reports.

 

A Hizbul Islam militia commander, identified as Ahmed Taliban, was killed after unknown gunmen opened fire on his vehicle in Elasha Biyaha area along the road connecting the capital Mogadishu to the agricultural town of Afgoye. Three other people inside the car were also killed in the spray of bullets, according to local sources.

 

Elasha Biyaha, where most of Mogadishu's displaced civilians have fled since 2007, is the headquarters of Hizbul Islam chief Sheikh Hassan Dahir Aweys.

 

Mr. Taliban was a well-known militia commander and a “close associate” of Sheikh Aweys, the sources added. The masked attackers escaped in a Renault sedan, witnesses reported.

 

Two other Hizbul Islam militia officers were gunned down Saturday. One victim was a Hizbul Islam militia commander who was shot and killed in Afgoye town, while the second victim was a Hizbul Islam officer in charge of finances, who was killed in Mogadishu’s sprawling Bakara Market.

 

The separate assassinations were carried out within minutes of each other. No group has claimed responsibility for the assassinations, but the killings come at a time of growing military tension between Hizbul Islam and Al Shabaab hardliners.

 

Meanwhile, Hizbul Islam fighters and armed trucks have reinforced the checkpoint at Sinka Dheer area in southern Mogadishu, which leads to Elasha Biyaha and Afgoye area.

 

Sources said there are concerns of an Al Shabaab attack on Elasha Biyaha and the Hizbul Islam reinforcements were sent to Sinka Dheer as a defensive position.

 

The outbreak of a war in the southern port of Kismayo last week between Hizbul Islam and Al Shabaab has deepened military tensions. Although Sheikh Aweys has called for a ceasefire and Al Shabaab leaders have publicly spoken of seeking an agreement, armed confrontations continue in the Kismayo area.

 

On Oct. 3, a Hizbul Islam official was assassinated in the central town of Beletwein, with suspicion primarily falling on Al Shabaab assassins.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Peacenow, just shut up! And quit talking about our religion. Find something else to talk about.

 

 

General Duke,

 

I agree that Aweys is in trouble big time.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haha its you again. I almost fall of my chair, just let me boost your kowledege of "religion of Peace" check this statistics.

 

-Total of up to 60 millions dead from both world wars, including 6 million jews & 2 million from Heoshima & Nagasaki atomic attack.

 

-Total of between 40-55 million black africans slaves were shipped to north America, millions of them perished during the journey, and plantation.

 

-Between 50-70 million native Americans were murdered, with bullits, canons, TB germs, and starvation by wiping out their livelyhoods, e.g (Buffalos).

 

-Millions (exact number unknown but its estimated to be in their millios of people (muslims and jews) were massacared during the first, second, and third campaign of the crusaiders.

 

Fast farword.

 

-Bosnia.

1991-1995 153000 muslims were killed by the Serbs, (your christian brothers on the other side of the baltic sea), 48,000 muslim women were violently raped, 565,000 eople were injured, 1300 mosques distroyed.

 

 

That is just the tip of the iceberg. All this are done by your "peacloving" "Peacful religion" brothers. Give s a break before you insult our itelegence.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this