Sign in to follow this  
Liibaan

Baaq Taageero iyo Xaal marin oo ku socda SSC

Recommended Posts

Liibaan   

Baaq Taageero iyo Xaal marin oo ku socda SSC

 

Warkii 20-Nov-2009

 

Qormadii: Afnugaal News Desk

 

Kadib markii uu dhamaday shir ay yeesheen Beesha **** ayaa waxa ay bahda saxaafada u qabiyeen nuqulo kamid ah qodobadii kasoo baxay shirkaasi oo lagu taageerayay Shirkii Horseed ee beesha SSC laguna canbaaraynayay Boqor Buurmadow.

 

habar.jpg

 

 

Ujeedo: Baaq Taageero iyo Xaal marin oo ku socda SSC

 

 

Kadib kulan iyo wadatashiyo ay yeesheen odayaasha iyo waxgaradka beesh **** ee kudhaqan yurub maraykanka iyo Canada waxay sibuuxda utaageerayaan una soo dhowaynayaan Go aamada wadatashiga ah ee kasoobaxay Shirkii Horseed ee beesha **** ee SSC ee kadhacay nayrobi

 

Waxaanu dhamaan sibuuxda u soo dhowaynaynaa Go aamada iyo wada tashiga iyo midaynta beeshu kugaadhay Shirka Horseed waxaanuna kubaaqaynaa in qodobadii dhamaan lahirgaliyo beeshana laga saaro kaladaadsanaanta ku habsatay tan iyo burbur kii dawladii dhexe

 

Waxaanu sidookale ku boorinaynaa waxgarasdka aqoonyahanada iyo madax dhaqameedada sida goonida ah isugu xilqaamay midaynta iyo ururinta bulshada in ay siikordhigaan dadaalkooda kuwajahan aslaaxinta iyo samo katalinta

 

Waxaanu cadaynaynaa in aanu si hagar la.aan ah ugarab istaagayno muruq iyo maalba

 

Shirka iyo wixii ka soobaxayba.

 

Xalmarin isimada SSC oo uu ku gafay boqor buurbadow

 

Waxaanu xaalmarin siinaynaa anagoo ah aqoonyahanada beesha HJ ee ku sugan daalka yurub USA canada Isimada SSC ee hada fadhigoodu yahay emaradka carabta markii horana jooga nairobi waxaanu leenahay ka raali noqday hadalkii ka soo yedhay boqor bur madow oo ahaa mid lagu aflagaadeenayo ismada SSC waxaanu leenahay ka raali noqda.

 

Qaasatan waxaan u diraynaa raali gali Garaadka Guud ee beesha DH ee SSC Garaad Jaamac Garaad Cali waanu leenahay ka raali noqo sida aan haboonayn ee uu u hadlay boqorka adigana uu farta kuugu goday Garaad jaamac.

 

Waxaa baqan soosaaray dadkakala ah

 

1 Eng:mohamed aadan faarax

 

2 D.r Jaamac cawil aadam

 

3.Eng: cali xirsi axmed

 

4 D.r Mohamed saleeban cali

 

5 oday dhaqameed Yuusuf sulub aadam

 

6 shiikh cali aadam guure

 

7 csamed mohamed

 

8 zakariye c gaas

 

9 xirsi magan gaas

 

10 magan gaas cali

 

11 siciid cali axmed

 

12 sidiiq cali guray

 

13 c haybe aadan

 

14 sahal axmed diiriye

 

15 cali maxamed qaal

 

16 claahi axmed cartan

 

17 maxamed jaamac abokor

 

18 sacad adan

 

19 cismaan cali axmed

 

20 jamac darwiish siciid

 

21 guray saalax

 

22 c xamiid jamac cartan

 

23 axmed maxamed maxamuud

 

24 xirsi cartan boos

 

25 xaad farax boos

 

26 muuse xali xirsi

 

27 saleeban bootaan

 

28 cabdi salaan axmed

 

29 cali caydiid bootaan

 

30 war same farax candi

 

Afnugaal News Desk

 

[ November 21, 2009, 01:34 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Rag fakiriyaa waaye. At the end of the day, any tribal war and that's what this will be will only affect their community and reer Sool the most-politically smart move too.

 

 

In the meantime, Hargeysa iyo Garowe jaad iyo maleey ufariisanayaan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D at jaad iyo malaay.

 

Jaad waa la iskaga horeeyaa these days, though. Reer Hargeysa do not happen to be in safka hore. Laga barta laga badiye noqotay sheekada. It is no more as the chant in football matches in Xamar went pre-war:

 

Jaaw, Hargeysa, jaaw

Jaad ma heynee, jaaw.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this