Liibaan Posted November 21, 2009 Baaq Taageero iyo Xaal marin oo ku socda SSC Warkii 20-Nov-2009 Qormadii: Afnugaal News Desk Kadib markii uu dhamaday shir ay yeesheen Beesha **** ayaa waxa ay bahda saxaafada u qabiyeen nuqulo kamid ah qodobadii kasoo baxay shirkaasi oo lagu taageerayay Shirkii Horseed ee beesha SSC laguna canbaaraynayay Boqor Buurmadow. Ujeedo: Baaq Taageero iyo Xaal marin oo ku socda SSC Kadib kulan iyo wadatashiyo ay yeesheen odayaasha iyo waxgaradka beesh **** ee kudhaqan yurub maraykanka iyo Canada waxay sibuuxda utaageerayaan una soo dhowaynayaan Go aamada wadatashiga ah ee kasoobaxay Shirkii Horseed ee beesha **** ee SSC ee kadhacay nayrobi Waxaanu dhamaan sibuuxda u soo dhowaynaynaa Go aamada iyo wada tashiga iyo midaynta beeshu kugaadhay Shirka Horseed waxaanuna kubaaqaynaa in qodobadii dhamaan lahirgaliyo beeshana laga saaro kaladaadsanaanta ku habsatay tan iyo burbur kii dawladii dhexe Waxaanu sidookale ku boorinaynaa waxgarasdka aqoonyahanada iyo madax dhaqameedada sida goonida ah isugu xilqaamay midaynta iyo ururinta bulshada in ay siikordhigaan dadaalkooda kuwajahan aslaaxinta iyo samo katalinta Waxaanu cadaynaynaa in aanu si hagar la.aan ah ugarab istaagayno muruq iyo maalba Shirka iyo wixii ka soobaxayba. Xalmarin isimada SSC oo uu ku gafay boqor buurbadow Waxaanu xaalmarin siinaynaa anagoo ah aqoonyahanada beesha HJ ee ku sugan daalka yurub USA canada Isimada SSC ee hada fadhigoodu yahay emaradka carabta markii horana jooga nairobi waxaanu leenahay ka raali noqday hadalkii ka soo yedhay boqor bur madow oo ahaa mid lagu aflagaadeenayo ismada SSC waxaanu leenahay ka raali noqda. Qaasatan waxaan u diraynaa raali gali Garaadka Guud ee beesha DH ee SSC Garaad Jaamac Garaad Cali waanu leenahay ka raali noqo sida aan haboonayn ee uu u hadlay boqorka adigana uu farta kuugu goday Garaad jaamac. Waxaa baqan soosaaray dadkakala ah 1 Eng:mohamed aadan faarax 2 D.r Jaamac cawil aadam 3.Eng: cali xirsi axmed 4 D.r Mohamed saleeban cali 5 oday dhaqameed Yuusuf sulub aadam 6 shiikh cali aadam guure 7 csamed mohamed 8 zakariye c gaas 9 xirsi magan gaas 10 magan gaas cali 11 siciid cali axmed 12 sidiiq cali guray 13 c haybe aadan 14 sahal axmed diiriye 15 cali maxamed qaal 16 claahi axmed cartan 17 maxamed jaamac abokor 18 sacad adan 19 cismaan cali axmed 20 jamac darwiish siciid 21 guray saalax 22 c xamiid jamac cartan 23 axmed maxamed maxamuud 24 xirsi cartan boos 25 xaad farax boos 26 muuse xali xirsi 27 saleeban bootaan 28 cabdi salaan axmed 29 cali caydiid bootaan 30 war same farax candi Afnugaal News Desk [ November 21, 2009, 01:34 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 21, 2009 Rag fakiriyaa waaye. At the end of the day, any tribal war and that's what this will be will only affect their community and reer Sool the most-politically smart move too. In the meantime, Hargeysa iyo Garowe jaad iyo maleey ufariisanayaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 21, 2009 at jaad iyo malaay. Jaad waa la iskaga horeeyaa these days, though. Reer Hargeysa do not happen to be in safka hore. Laga barta laga badiye noqotay sheekada. It is no more as the chant in football matches in Xamar went pre-war: Jaaw, Hargeysa, jaaw Jaad ma heynee, jaaw. Quote Share this post Link to post Share on other sites