General Duke Posted February 3, 2009 Marka, Feb 03 - Mudaaharaad looga soo horjeedo dawlada cusub ee M/weyne Sh. Shariif, laguna taageeray ururka Al-Shabaab oo ka dhacay Marka, Sh. Hoose. Dadweyne aad u fara badan oo ka soo horjeeda dawlada cusub ee uu madaxda ka yahay M/weyne Shariif ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaalada Marka ee gobolka Sh. Hoose. Mudaaharaadka ayaa waxaa soo abaabulay maamulka gobolka ee Islaamiga ah, waxaana ka hadlay madaxda gobolka Sh. Hoose iyo kuwa magaalada Marka. M/weyne Shariif ayaa lagu eedeeyey in uu yahay calooshiisa u shaqayste u adeegaya cadowga Somaliya, ahna fure loo adeegsanayo sidii loo wiiqi lahaa awooda Islaamiyiinta. Magaalada Marka ayaa waxaa ka arimiya xoogaga Al-Shabaab oo gacanta ku haya badi gobollada Koonfureed ee Somaliya. Mudaharaad kan la mid ah ayaa shalay ka dhacay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay, oo uu ka arrimiyo urur diineedka Al-Shabaab. Tani waxaa ay adkaynaysaa fursada uu M/weyne Shariif ku xallili karo mashaqada gaamuray ee Koonfurta Somaliya. Hoggaanka M/weyne Shariif ayaa taageero ka helay wadamada caalamka, Somalida qurbejoogta ah, balse aan weli kasban shucuubka gobollada Somaliya ee ay tahay in uu hogaamiyo. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted February 3, 2009 Staged demos. Gun to the head. March people! Bloody Al-Shabaab, they are good at moving people . Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 3, 2009 ^^^The problem is, if you do not have Kismayu, Marka, Baidoa what do you have in the south? Al Shabaab are rash but they have made their move. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted February 3, 2009 ^Alshabaab do control large segments of Mogadishu too, this is a bad start for Sheikh Shariif but I hope things will get better Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted February 3, 2009 Sh.Shariif' government has Hiiraan, quarter of Muqdisho and perhaps cities in shabeele dhexe like Jowhar. They're almost in the same position as failed entity of abdul-tigree. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 3, 2009 ^^^The clown speaks, adeer Yusuf had 40% of Somalia known as Puntland thus Sharif is at a disadvantage if he does not placate Puntland. Also we had Baidoa and most of Mogadishu.. Anyhow keep talking secessionist. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted February 3, 2009 Originally posted by General Duke: ^^^The clown speaks, adeer Yusuf had 40% of Somalia known as Puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 3, 2009 ^^^lool. Why would you parade Mr Saxafi around like that. Maybe he knows the Queen of England is your mother. Quote Share this post Link to post Share on other sites