Abtigiis Posted May 24, 2008 ^ The real heavy weights have arrived. Let me take a deserved break. ahaah!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 24, 2008 ^^Sii soco adeer. Xaggeer baad dhagaxyo kasoo tuuri doontaa sidaadii kolbee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted May 24, 2008 ^ War warba isuma haysidee gabayga laguu tiriyay akhri. Go to Daabkii Masaarta thread. Waxoogaa baad naga maqnayd ma nap baad ka soo tuurtay. Laguu fadhiyi mayoo haddaa ee waa inaan cararoo. Wakii xogsadee lahaa kolkol buu geer gashadaayee!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 24, 2008 ^^I checked the other thread and I saw a tragic suugaan homicide . Haddaan lagu xirin baad faa ido joogtaa adeer... But I must inform you that it does not please me to see the premature expulsion of your literary bullets. The miscarriage could’ve been avoided if you had the patience to sit on it a bit more, and we would’ve all appreciated it. Instead of celebrating the traumatic death of your verses, I decided to compose a heartfelt eulogy for the potential that has been squandered! Abtigiis markuu yiri aqri erayadaan qoray waa iniggii intaan naxay is iri bal soo eeg wuxuu qoray abwaankani ********** Meeshaan asraar iyo ka filaayey unug culus afarray fashilantoo intay dhicisay dhimatto engagtoo an noolayn ayyaan meeshi ugu tegay ********** anfariir gadaashii abitgiis maciin biday oo iri adeerow waxay eraygan liitaa? aaway tookhii weynaa? ********** intii aamus ciirsaday oo yara ilmeeyuu yiri xiin adeerow afartani na dhaaftaye alla-bari inoo mari ********** anigoo ilaaq iyo eray iyo warkale gelin ajib weeye baan iri waxaan iri Illaahow adigaa addunyada unkayyoo abuuroo kuligeen na uuntee wixii lumay ilaahow miisanka aakhiro abitigiis Casiisaw iimaan kasiiyo kasawaabi ehelkii ********** inkastoo u liittoo Abitigiis nin-xume yahay markaan erayga khayrka leh adciyiyo iyo eedaan Illaahay la tuugsaday ilamadii intuu tiray aamiinsay ducadii Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted May 24, 2008 ^^ For the avoidance of doubt, when I wrote my last reply I had no idea of the war of words you two have been having for the past few threads. Needless to say, I'm not in agreement with either of you here. There is a third way, but lets talk about it when you're done with this entertaining tussle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted May 24, 2008 ^Ameen! Ilaahay janadii ka sawaabiyo waxan buraanburka, batarka, baroorta iyo qasiidadii haweenkee ee odhan jirtay "cadceedii wataa dhacdoo la soo celin maaya ee,...." aan loo kala garan eed is daba dhigtay. Awoowe, meel xun bay kaa gaadhaye iga raali ahow. Anigaa gardaran. But you haven't showed why the afareey was a homicide. You merely chanted a decree of its death! Ngonge Enlighten as walaal on the alternative we seem to have failed to see. You are welcome. Like the Roman emperors, don't rejoice the cat fight. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 24, 2008 ^^Don’t doubt my fathering adeer! This is a Hadrawi style; it’s a style that served very well one of my literary heroes. NGONGE, share your third way adeer. I will welcome it. Unless of course aad lasoo shirtagtid character assassination is a permissible tactic in politics. To which I would retort, hus iyo qad baa lagu yiri! Or just hus . Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted May 25, 2008 Originally posted by Xoogsade: When I first joined Xiin said I looted his home. After he noticed I may have read Fatxul-Majiid, he slowly backtracked. That's a classic line Mr. Xoogsade. Even better than your legendary "Are you Muslim marka hore?" Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 26, 2008 Jabuuti: Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo Xukuumada Casmara ku eedeeyay in ay wado qorshe ay ku kala qeybineyso Mucaaradka 25. maj 2008 Jabuuti (AllPuntland) - Gudoomiyaha Isbaheysiga Dib u Xoreynta ee lagu unkay Magaalada Casmara Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa ku eedeeyay Dawlada Casmara in ay wado tallaabo ay ku kala qeybineyso Isbaheysigooda Mucaaradka ah. Shiikh Shariif oo shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Jabuuti ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay mad madowga soo gala dhex galay Isbaheysigooda. Waxaa uu muujiyay sida uu uga xun yahay hadalada ka soo yeeray Xubnaha Isbaheysiga Dib u Xoreynta, kaasoo ku sheegay inuu muujinayo kala jab soo kala dhex galay Isbahesiga. "Waxaan moodaa in maalmahan ay Eritrea bilowday tallaabooyin ay ku kala qeybineyso Isbaheysiga, anagoo uga mahad celineyna, Qaabilaadii ay inoo sameeyeen"ayuu yiri Shiikh Shariif oo ugu baaqay Xukuumada Isaias Afwerki in ay faraha kala baxdo arrimaha Isbaheysiga. Shiikh Shariif ayaa u jeediyay Xubnaha Isbaheysigiisa in ay ka feejignaadaan Hadalada keeni kara kala fogaansho soo kala dhex gala Isbaheysiga, wuxuuna u jeediyay in ay ilaaliyaan dareenka shacabka soomaaliyed. Kooxaha Mucaaradka Dawlada ayaa horay ugu kala qeybsamay shirka dib u heshiisiinta Jabuuti, waxaana garabka Shiikh Shariif hogaaminayo dib u heshiisiinta u muujiyeen dabacsanaan, hase ahaatee xubnaha kale ee uu ugu horeeyo Shiikh Xasan Daahir Aweys waxay qaadaceen shirka, waxaana ay ku eedeeyeen Ragga Shiikh Shariif hogaamiyo in ay si xaaraantinimo u saxiixeen qodobka muhiim u ah masiirka soomaaliya. Hadalka Shiikh Shariif ayaa ku soo aaday xilli Xukuumada Casmara sheegtay in aanay dalkeeda soo geli karin Shiikh Shariif iyo xubnaha ka qeyb galay shirkii Dib u Heshiisiinta, waxaana moodaa Hadalka Shiikh Shariif inuu meesha ka saarayo saldhigashada Isbaheysiga ee Magaalada Casmara. Cabdicasiis Maxamed AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites