xiinfaniin Posted March 4, 2010 ^^Kolba naf ma lihide, weligaa ma maqashay xikmadda hoos ku qoran Waxaadan helaynin Usii hanqaltaaga Waxaadan huraynin Adoon ka habsaamin Ayaa ka hagaagsan Awlawiyaat. Priorities. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted March 4, 2010 ^The above killed it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 4, 2010 ^Ma Hadraawaa yiri?, iyadoo Af carbeed ah ayaan waa hore ka xifdiyey Shaykha Shuyuukhinaa, Muxadithul Casr, Al Callamata Al_Albaanee Raxmutallaahi Calayhi: 'Ficlul Mustadhaac, wa ta'jiil Gheyril Mustadhaac' Waxa la isku dhaafay 'alhimam al caaliyah' adigu hadaad hoos u hundhursatay innagaa cirka eegeynee, nagu daba tuko Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 4, 2010 Maxaan lahaa! Maaddeey markaan waa anigii oo gabyaya---pay attention, isna gaabi waan taaganahaye Adigoo qaxootiya oo baxoo qaaradaha jooga Qarankaad lahayd adigoo ridoo soo qaribay jeerkan Adoo qaawan oo dhiif iyo cudur la qaaxaysan Inaad qolo kalow doobisaa soo qabinno maaha Aw Muse, car, hadda waa CAR, sidii nin rag aa Maaddeey ha u garnaqsado . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 4, 2010 Garnaqsiyaa iska ba'ay!, Daanyeer dabadiis uma jeedo aa la yiri Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 4, 2010 Editing badnidaa, maxaan is gaabiyaa Calyaad eber iiga dhigtaye , ma burqatay!, saad tahaad dadka kalena moodday, shib iska dheh Hanaddada ha biijinin yaa Shaykh soona ducee! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted March 4, 2010 ^Subxanallaah. Xiin maaddeey is just refusing to submit to the wisdoms you showed him in your beautiful verses and your sound reasoning that defeated his illogical stance and he does it out of islaweyn but inshallaahy we ask Allaah to guide him to the right path although his stubborn nature will hinder him in that! Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 4, 2010 aw muse isagu waxuu garab taagan yahay xiin miyaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 4, 2010 ^ U killed it Aw Muuse, bes Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 4, 2010 Zack, waa markaan ugu jeclahay markuu i taageero, balaayyo waa markaan kii xumaa is qabanno, baa wax baas jiidanayyaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 4, 2010 ^Horta Aw muse ma kii kugu dheganaa maalinkii miyaa with Duke? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 4, 2010 I am still waiting for Maaddeey's affarreey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 4, 2010 Originally posted by xiinfaniin: Zack, waa markaan ugu jeclahay markuu i taageero, balaayyo waa markaan kii xumaa is qabanno, baa wax baas jiidanayyaan Markaas siligga buu xagga kale ka mari miyaa? Lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 4, 2010 Maaddeey waan fahmay ee yaan waqti laysaga lumin Affaray ma yaqaan waagii horuu ku jabay markaan Doodwadaag ku ciyaarsiiyey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 4, 2010 ^Zack, anigu markaan xanaaqo ayaan 'Nathri' sida Xajjaaj ka tuuraa, welina ma xanaaqin mana ciishoon Quote Share this post Link to post Share on other sites