Sign in to follow this  
Che -Guevara

Somali Government Approved by the Parliament

Recommended Posts

Somalina   

^Che, I was just reading that not long ago.

 

Now that dawladii ay dhalatey, let the chips fall where they may.

Ilaahey ha garab galo, they have a tough road ahead of them. Aamiin.

 

p.s. kuwan dee they need pressure from the international community, haddii kale shaqshaqdooda ma dhamaaneyso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

I did sxb, clearly when one says we don't interfere other sovereign states but it seems they control this little TFG and can shake it up and down, all of course with money, 65% of Xildhibaanada lacagtooda comes from EU, so I guess they have a point!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

A hurdle well crossed but one must ask where will the next hurdle come from, against Alshabaab or President vs PM vs Speaker Vs ministers taking sides and vice versa.

 

The challenges within have paralised and somwhat decapitated this TFG.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Sheikh Shariif:Xukuumadu Wax haka qabato Amniga

November 28, 2010

 

IMG_02703.jpg

 

Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa dardaaran ujeediyey Golaha Wasiirada cusub ee Dawladda Federaalka ee Soomaaliya oo shalay la dhaariyey.

 

Isagoo ka hadlaayay munaasabada dhaarinta oo ka dhacdey xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa uu ka codsaday Xukuumada cusub ee shalay codka kalsoonida ka heshay Baarlamaanka in ay la timaado wax qabad isla markaana wax ka qabato arimaha amaanka iyo howlaha kale ee saaran.

 

”… Xukuumada waxaa laga rabaa in ay la timaado hufnaan,waxaa laga rabaa in ay la timaado dardar cusub oo amniga wax laga qabto iyo waxyaabaha kale oo axdiga Kumeel gaarka nagu qoran oo loogu talagalay in marxaalada Kumeel gaarka la qabto… ”,ayuu yiri.

 

Madaxweynaha ayaa xusey in shaki aan ku jirin in Wasiirada cusub lagu soo xulay aqoon,karti iyo hufnaan loona baahan yahay in ay kasoo baxaan waajibaadka saaran.wuxuu codsaday in gacan la siiyo isagoo sidoo kale u mahadceliyey dhamaan Wasiiradii hore ee soo shaqeeyey.

 

Sheikh Shariif ayaa sidoo kale sheegay in loo baahan yahay in laga gudbo oo la iska ilaaliyo khilaafka soo noq noqday ee ka taagan Dawladda Federaalka.

 

Golaha Xukuumadda ee uu soo dhisey Raysalwasaare Farmaajo ayaa waxaa ay ka kooban tahay 18 wasiir 9 wasiiru dawle iyo 18 wasiir ku xigeen.

 

Horseed Media

 

Che: remains to be seen waaye sheekada. Aragaane nooh first before jumping to conclusions!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this