Jabhad Posted February 27, 2007 Col.C/lahi Yusuf Oo Magaalo Kale Uguuraya.... News(Baydhaba}26.02-07 Warar lagu kalsoonyahay oo aanu ka helnay Magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowladda Soomaaliya uu go'aan ku gaadhay in uu u guuro Degmada . ............................... Afgooye oo 30 KM u jirta caasimadda Soomaaliya sida laga soo xigtey Ilo wareedyo ku sugan magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay Magaalada Afgooye ee gobolka Sh/hoose oo 30 KM dhanka koonfureed kaga began caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa ku soo qulqulaya ciidamo Ethiopian ah oo ka imaanaya magaalada Baydhaba, kuwaasi oo aad u hubeysan isla markaana ku difaaci raba Madaxweyne C/laahi Yuusuf magaalada Afgooye. Dadka degan Jaamacadaha Lafoole iyo dhismayaashii dowladda ayaa lagu war galiyay in ay isaga baxaan halkaasi, iyadoo durbo ciidamada Ethiopianka ay bilaabeen in ay dagaan dhismayaashiid dowladda sida xeradii carbiska. Ciidamadan ethiopianka ah ee degay magaalada Afgooye ayaa waxaa la sheegay in ay yihiin kuwo Comandos ah oo qaba tababar gaar ah. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ujeedka uu u dagayo magaalada Afgooye ay tahay ka dib markii uu ka cabsaday weerarada hoobiyeyaasha ah ee kooxaha ka soo horjeeda dowladda iyo ciidamada Ethiopia ay ku qaadeen xarunta Villa Soomaaliya. Widhwidh Online News Desk....Media Center http://www.widhwidh.com/html/modules.php?name=News&file=article&sid=6767 Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 27, 2007 ^^^Are you sure saxib? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taliban Posted February 27, 2007 Originally posted by SYL: Ciidamadan ethiopianka ah ee degay magaalada Afgooye ayaa waxaa la sheegay in ay yihiin kuwo Comandos ah oo qaba tababar gaar ah. Those commandos are supposed to be more effective? Highly unlikely. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted February 27, 2007 Xagee Dagi Doonaa C/lahi Yusuf Marku Ku Laabto Somaliya? Afgooye?!!! Madaxweynaha dowladda Embagathi C/lahi Yusuf ayaa hada ku sugan magaalada Adis-Ababa isagoo kasoo laabtay baaris caafimaad oo lagu soo sameeyay beerkiisa. Mudo ku dhaw laba bilood ayaa dibada wareegayay madaweynuhu, waxana aad u kordhay weerarada lala beegsanayo dowladiisa intii uu maqnaa. Dad badan oo taageera mad. C/lahi Yusuf iyo la taliyayaashi ayaa walwal ka muujiyay hadii uu ku noqdo Muqdisho waxa uu kala kulmi karo halkaas. http://www.wadanka.com/ Xuseen Caydiid Oo Ku Hanjebay Inuu Soo Bandhigayo Qorshaha Cabdullahi Yusuf 404 Reads Wareysi u Cabdullahi Yusuf siiyey BBC waaxda Afrika (Focus on Africa) ee ku baxda luqada Ingiriiska ayuu ku tilmaamey in Xussen Caydiid u yahay "nin waalan" marki u yiri Somaliya iyo Itoobiya waxay yeelan doonaan hal bassaboor, iyo in aysan jiridoonin xuduud kala qaybisa labada Dal. Wariyaha ayaa dhowr goor ku celiyay "sow dowladaada kama tirsana wasiirka aad waalida ku sheegaysi". Wuxuna madaxweynuhu ku adkaystay in wasiirkiisu uu yahay "nin aan fiyoobayn" http://www.wadanka.com/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 27, 2007 ^^^Are you sure saxib? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted February 27, 2007 ^^^Are you sure saxib? You kidding. I expect anything from the coward. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 27, 2007 ^^^So you are not sure? Saxib, you should have waited for more concrete info, this sound like the "Courts are in Baidoa district", you know how that turned out. Quote Share this post Link to post Share on other sites