Jacaylbaro Posted September 27, 2009 Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka KMG ee Soomaaliya kana soo jeedaan Maamulka Somaliland ayaa sheegay in Soomaaliya aysan kala go’I Karin, isla markaana Soomaaliya mid tahay. Xildhibaan Saleebaan Maxamad Roobe oo la hadlay warbaahinta kadib kullan ballaaran oo ay maantay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Xildhibaanada ku jira Baarlamanka KMG kana soo jeeda Maamulka Somaliland ayaa soo dhaweeyeen go’aankii Golaha Guuritada ku dhex dhexaadiyeen Garabyada mucaaradka iyo muxaafidka maamulka Somaliland. Xildhibaanka ayaa sheegay shacabka Soomaaliyeed in ay yihiin shacab isku af ah, Isku dhaqan iyo Isku diin, sidaas awgeed aysan kala go’in Karin Soomaaliya, haddii Caasimada Magaalada Muqdisho xasishana Hargeysa la mid noqonayso Muqdisho. Haddalkan ayaa ku soo beegmaya xili maalinimadii shalay golaha guurtida Somalialnd ay xaliyeen qilaafkii ka dhaxeeyeysedaxda xisbi ee isku heysta Siyaasada Somaliland, kuwaas oo waayadan isku hayeen arrimo la xariira doorashooyinka Jamhuuriyada Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 27, 2009 Originally posted by Jacaylbaro: Xildhibaanka ayaa sheegay shacabka Soomaaliyeed in ay yihiin shacab isku af ah, Isku dhaqan iyo Isku diin, sidaas awgeed aysan kala go’in Karin Soomaaliya, haddii Caasimada Magaalada Muqdisho xasishana Hargeysa la mid noqonayso Muqdisho. A point. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kyz Posted September 27, 2009 the real loosers will be the cessionist who are trying to dismember somalia into small powerless states . somalia terrotoreial integrity will be kept those who are trying to devide somalia will tried for treasn. you will soon see the likes of rayaale and siilaanyo on trial for national treason. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 27, 2009 Originally posted by dhufayz: the real loosers WILL be the cessionist who are trying to dismember somalia into small powerless states . somalia terrotoreial integrity WILL be kept those who are trying to devide somalia WILL tried for treasn. you WILL soon see the likes of rayaale and siilaanyo on trial for national treason. Too many wills here ,,,,,,,, Can we talk about NOW ???? Quote Share this post Link to post Share on other sites
kyz Posted September 27, 2009 you seam to be happy with Status quo but is it is going to change sooner rather than later Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 27, 2009 You're still talking about the future sxb ........... Quote Share this post Link to post Share on other sites
kyz Posted September 27, 2009 Jacaylbaro, sxb are you scare of the future it must say some thing about you're mental state . I think you realy know more than any one else that cessisnism day dream is not viable it is at end of the road. it is time for the seperatists to wake up and face the bitter reality that somaliland is integral party of somalia and it will never be a seprate country. stop cessionist propgand no body is buying it any more I know the mojority of the somaliland people do not want cession it is only elites who want it for their personal gratification and their self interest. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 27, 2009 Originally posted by dhufayz: Jacaylbaro, sxb are you scare of the future it must say some thing about you're mental state . What can u tell me about the future ??,, when are u going to die bal ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
kyz Posted September 27, 2009 sxb jigraar baad wadda waxba meesha kuma haysid Quote Share this post Link to post Share on other sites
kyz Posted September 27, 2009 Jacaylbaro, Have you taken this test if yes what is your result be honest this time it posive or negetive ?| Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 27, 2009 Somaliland haa nooolato Iga waleh kuwas aya losers ah Dhufays hadaan maanta uu imado ugu taggo koonfuria an ku yidha maxaad ii haysa aboow anu isla gubbane buu ku odhanaya, umamdi na wuu gawracaya aniga na wuxu ii leeyahay ila dhimo loool. halkee laga ciyaara war somaliland jiritaankeedu wa muqadis iyo mustaqbaleedu iyo dadkeedu iyo shacabkeedu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted September 28, 2009 Weynakaa, weynakaa hadaba.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 29, 2009 allaylehe waynakaaa ,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites