Kamaavi Posted February 16, 2010 Bishaaro Wacdi/File Photo Maamulka magaalada Hargaysa wuxuu gacanta u galiyay Bishaaro Wacdi Shaqlane ciidanka sirdoonka Itoobiya, arrinkan ayaa baaritaan badan waxaa amarka bixiyay wasiirka arrimaha gudaha ee maamulkaa waqooyi ee isku magacaabay Somaliland, Bishaaro waa Hooyo Soomaaliyeed oo uu dhalatay Soomalida Ogadeeniya, waxaana lagu eedenaya inay gacan saar la leedahay ciidamada ONLF midaas oo iyadu diidan tahay. Soyaalka godabeed ee u dhaxeeya Somalida geeska Afrika degan waa mid soo jireen ahaa balse aan caado iyo dhaqan u lahayn in Hooyo Soomaaliyeed Gacanta loo galiyo ciidamada Itoobiya. Hooyada Soomaliyeed ayaa waxay kala kulmi doonta xabisyada Itoobiya jirdil taas oo halis u saaran tahay inay u dhimato jirdilkaas. Maamulka Riyaal Kaahin iyo Shacabka Soomaliland waxay godob baal cusub ah ka galeen guud ahaan Hooyooyinka Soomaliyeed gaar ahaana Hooyooyinka Soomalida Ogadeeniya, arrinkaas oo noqon doono godob midii oogu xumayd. Maamulka ayaa horaan u dhiibi jiray dad u badan rag halkaas oo qaar ka mid ah ku dhinteen jeelasha Itoobiya meesha qaar kalana ilaa haatan lagu la yahay. O'gadentoday. Hargaysa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 16, 2010 Well, i'm not yet sure about the story laakiin kuway iyagu laayeen ma ka hadleen ??? reer miyigii ay xoolahooda intay ugu yimaadeen ku toogteen ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted February 16, 2010 reer-miyi iyo rag waa is layn jiray JB. Arimaha ha isku qasin adigoo waxaan la difaaci karin difaacaya. Macawistu way kaa dhacday maanta. Dajiye, Adeerkiis, adiguna iska daa arintan waxba ha sii wadwadine. Cabashadu ma fiicna haday badato. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 16, 2010 macawistu igamay dhicine aan hubsano niyow ,,,,, marka wax laga hadlayana iyadoo aan waxyaalaha qaar cudurdaar laga muujin yaan mid kele laga andacoon .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted February 16, 2010 ma gabadh xabshi loo dhiibay baa la mid ah rer-miyi baa la laayey? Waa ku sidee JB? Hubsashada de adigu soo hubso anagu waanu hubnaaye. Haday been noqotana dib danbe war ha iiga dhagaysan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 16, 2010 ,, bal waayahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted February 16, 2010 qosol gariir. anagana waa naga naf isna wuu iska qoslayaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted February 16, 2010 Riyaale ama ha yaraysto ama ha badsado tani waa wax u qoran. Midhaha uu beertayna wuu guran. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted February 16, 2010 ^^ Website bay ku qoran tahay miya? As the kids would say in such a situation, RIYAALE HAS CROSSED THE LINE. Allah ha o sahlo islaanta. It's a real shame. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted February 16, 2010 ^Walle qudhunlandi( ) waxaan Farole ka suurtoobin ayey la timid. Dhaqanka Soomaliyeed hooyooyin la laayo ama cadaw loo dhiibo laguma sheegin... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Dhagax. Posted February 16, 2010 JB. Ragu way islaayeen, laakiin Dumarka in Xabashida loodhiibo waa arin aan caado u lahayn ee isku xishood sheekada meelkale ha u sii qaadine! Ilaahay dhulka hala gooyo ragii ka danbeeyay arinkaan:( Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 16, 2010 Can one compare handing women/men to enemy with men fighting/killing each others.. Somali nomads fought for centuries so this isn't an excuse to hand women to worst regime and yet indho adayg argue there were nomads or deny the existing of the story completely. For God's sake “Dadku ma xishoodaan miyaa inaba” why don't you at least keep your mouth shut if you can't condemn and denounce this disgusting act. Quote Share this post Link to post Share on other sites