Juje Posted March 11, 2009 Qarax Miino oo saakay Muqdisho lagula beegsaday madaxii ilaalada Ra’iisal Wasaarayaasha Soomaaliya Ina Lillahi Wa Ina Illeyhi Rajicuun.....Allah u naxairisto..amiin! Waxaa saakay qarax miino loo adeegsaday madaxii ilaalada Ra’iisal Wasaarayaashii soo maray dalka Soomaaliya wixii ka dambeeyay ridistii dowladdii Milateriga Maxamed Siyaad, waxaana Taliyahan oo lagu magacaabi jiray Cubeyd Maxamuud Maxamed la sheegay in qaraxa miinada lala beegsaday xilli uu ka soo baxayay gurigiisa. Allaha u naxariistee waxaa isla goobtaasi ku geeriyooday Taliye Cubeyd, Sarkaal kale oo la socday iyo mid ka mid ah ilaaladiisa, iyadoona sidoo kale qaraxa miino ay ku dhaawacmeen ilaa saddex qof rayid ah oo goobtaasi ka dhowaa. Qaraxan ayaa la sheegayaa inay tahay nooca Rimudka laga hago, iyadoo gaarigii ay wateen Taliyaha iyo ilaaladiisa la sheegayo inuu ka burburay afka hore oo dhan, waxaana goobta goobta falkaasi uu ka dhacay soo gaaray ciidamo ka tirsan Dowladda, iyagoona bilaabay baaritaanno la xiriira cida ka dambeysa qaraxa. Waa markii ugu horeysay oo qarax noocaan oo kale ah uu ka dhaco magaalada Muqdisho tan iyo markii ay dalka timid dowladda midnimada Qaran, iyaadoo dadka degan Muqdisho ay aragrtiyo kala duwan ka bixiyeen. The other two killed alongside Cubeyd were his brothers...dhamantood Allah u naxaaristo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted March 11, 2009 Allaha u naxariisto, gacanka xaqdaran baa dishay. The man was doing his patriotic duty and that makes him shahiid if that was the motive for the killing and puts the killers in the hell fire. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 11, 2009 Tragic news indeed, may Allah give mercy to the dead and strength to their family. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NABAD x 3 Posted March 12, 2009 Chilling warning to Omar A/Rashiid, watch out we are watching youuuuuuuuuu. Quote Share this post Link to post Share on other sites