Tuujiye Posted May 5, 2005 Waxee sheegaayeen idaacadaha hawada iyo aga gaarka waqooyiga iyo dhinacyada dhalinyarada calan Casaanka iyo tusbax weenayaasha Somaliaonline sheegaayeen in..madax weynaha somalia Cabdulaahi Yusuf aka Yey AKA kaaba laadar aka puntland aka maxaa iga galay, imaanayaa oo lugu casumay magaala madaxda Somaliland ee hargeysa... wuxuu warka sii raacsiiyey ogeysiiska in odey EYEY uu watay rinji blue ah iyo mid cad..markii la weydiiyey waxa uu ku sameynayo buu wuxuu yiri isagoo careesan oo aad u qabtid in ee tii shaleey ka tahay.. "calankaan baan ka baqayaa in ee gaaladu nugu soo weerarto maxaa yeelay wuxuu u qaab eg yahay kii sadaam" Cabdulaahi waxaa laga sheegay in hargeysa aad loogaga soo dhaweyey.. warka inta ka hartay wuu soo socdaa isagoo isku xiran sidii tusbax kala daadsan... lOOOOOOOL HAPPY SLAND DAY Y'ALL LOOOOOOOOL HAVE FUN!!! Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted May 5, 2005 loooooooooool@baal dooro Waxa kale oo ay idaacaduhu wariyeen in Baal dooro uu yahay ninka u sida oday Cabdullahi tusbaxa iyo xirsiga laysaga naaro sheydanka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 6, 2005 ^ LOL "calankaan baan ka baqayaa in ee gaaladu nugu soo weerarto maxaa yeelay wuxuu u qaab eg yahay kii sadaam" Quote Share this post Link to post Share on other sites