Sign in to follow this  
Tuujiye

Cabdulahi Yusuf In Sland

Recommended Posts

Tuujiye   

Waxee sheegaayeen idaacadaha hawada iyo aga gaarka waqooyiga iyo dhinacyada dhalinyarada calan Casaanka iyo tusbax weenayaasha Somaliaonline sheegaayeen in..madax weynaha somalia Cabdulaahi Yusuf aka Yey AKA kaaba laadar aka puntland aka maxaa iga galay, imaanayaa oo lugu casumay magaala madaxda Somaliland ee hargeysa...

 

wuxuu warka sii raacsiiyey ogeysiiska in odey EYEY uu watay rinji blue ah iyo mid cad..markii la weydiiyey waxa uu ku sameynayo buu wuxuu yiri isagoo careesan oo aad u qabtid in ee tii shaleey ka tahay..

"calankaan baan ka baqayaa in ee gaaladu nugu soo weerarto maxaa yeelay wuxuu u qaab eg yahay kii sadaam"

 

Cabdulaahi waxaa laga sheegay in hargeysa aad loogaga soo dhaweyey..

 

warka inta ka hartay wuu soo socdaa isagoo isku xiran sidii tusbax kala daadsan...

 

lOOOOOOOL HAPPY SLAND DAY Y'ALL LOOOOOOOOL

 

HAVE FUN!!!

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

loooooooooool@baal dooro

 

Waxa kale oo ay idaacaduhu wariyeen in Baal dooro uu yahay ninka u sida oday Cabdullahi tusbaxa iyo xirsiga laysaga naaro sheydanka :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this