xiinfaniin Posted June 25, 2009 waayadan sol war badan uma hayyo, laakiin qiyaastii nacab iyo ***** baa dabaal deg bay ku jireen, oo waxay guul u qaataan dhibka socda. qaar baa quraan daliishaday oo nasri alle ku tilmaamay boqolkii beledweyne ku dhimattay. layyee qaarbaa 'i told you so', sharif waa fool, tfg waa burburtay dadka ku asqaysiiyey. layyee qaar baa sidii lax assoolan thread walba iska soo xaadiriyey, oo tookh iyo guul ku doobiyey. the purpose of this post is to remind those who are in an exaggerated state of festivity that ciyaari waa gelin danbe. The conflict is sadly far from over. Somalia will be back, and the forces of intolerance will be defeated insha Allah. iga geeyya, inta usheega the keligii muslims, the confused me, the one with the wound, the bitter men who ironicallycheer for this azmah. waa tii Sayidka e, aw yuusufow eray yar baan ku erganayaaye, ikhwaanow adkee xaajaadaan ku ammaanaysatay Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted June 25, 2009 ^^ Ano miyaan ku jira kuwaad sheegayso, xaaji? Oops. Overtime! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 25, 2009 The tragedy in Somalia is not game, and it is amazing you would support men who seek an assistance from the very people that occupied our till six months ago-what turn-around! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 25, 2009 NG, adigu nin xun maahid. Waxa xuni waa Kashafa iyo caynkiisa, iyo kuwa center ku ka lumay, haddii loo helana aan garanayn. edit: look at the boston kid below you, yaa NG. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted June 25, 2009 Xiin, nin ayaa wuxuu i waydiiyey suaal. Wuxuuna yidhi, Sheekh Shariif shalay Ethiopia ayuu la dagaalamayay, kadibna Somalia wuu ka saaray. Hassan Dahir iyo Asmara kuwa joogana shardi ayay u ahayd, hadii Ethiopia ka baxdo Somalia inay siyaasadooda wax ka badalayaan. Nasiib darro, wali waxay taaganyihiin meeshoodii. Almuhim, anigu Shiikh Shariif ayaan taleefan u dirayoo, waxaan ku idhi . Shiikhoow, hadaad Ethiopia shalayto Wadanka ka saartay. Dee hadeerna soo celi. Ka dibna, Hassan Aways iyo Alshabaab waxaad ku tidhaahdaa idinku hadaba ka saara!!!! PS:- Mar dhaw, kuwaa odhanaya Hunguri waa Daba ******, waa Xabashi, waa buuhaa who cares! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 25, 2009 Xiin...Let's not call each other names Xiin.You disagree me.That's fine. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 25, 2009 Hurguri, out of boredom, a learned scholar posed this question to another sheekh: findhicil ma xaaraan mise waa xalaal? The fitting retort was quite profound, sheeg-sheegidaasa xaraam ka liidatta ee inaga daayya My sentiment about Ina Aweys iyo inta jirran ee raacsan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted June 25, 2009 Xiin calm down sxb beryahan you look very depressed and stressed!. Qulub ayaa ku haya ma is tidhi! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 25, 2009 Che, how old are you? My son asked me about your age and Kashafa’s age? He believes in the peace caravan Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 25, 2009 Hunguri, really? ps: beryahan xaggee igu aragtay awoowe? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted June 25, 2009 Indeed 'ciyaari waa geli dambe' as you put it Xiin, for that purpose as Sharif and the government got a hell of a beating lately, one suspects, that they'll bring forth new players as substitutions into the game namely five brazilians, in the form of ethiopians. Only then can they (shariif and the no-government) avoid the immiment defeat on their way other than that it's alot of talk without any substance. Welcome to the wonderful world of reality. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted June 25, 2009 Xiinow waxbaad ogtahay ee maxay tahay? Bal warka noo aflixi.. Hunguri, Shareefka ma kursi baa ka rabtay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 25, 2009 Xiin-My age is not relevent and this is quite unbecoming of you honestly. There's no peace caravan, it's all rethoric. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 25, 2009 ^^loooool k. the peace caravan is armed. how many times do i have to repeat that yaa xayawaanaat G, waxba ma ogi awoowe, marbaanse oo qaxay oo ninka jabayya saan saantiisaan aqaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted June 25, 2009 ^There's nothing armed about the so-called 'peace caravan' of yours, the reality of the situation is, that the fighting powers in the south of the country are really confused and neither of them, have any long-standing vision or hope for the country that once was but alas not exists anymore: Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites