Sign in to follow this  
Liqaye

The New Somali Public Security Minister

Recommended Posts

Liqaye   

Xukuumad soomaaliya oo maanta xil u magacaawday wazaarada Amniga.

 

By Mohammed ibrahim Ayaanle

Ayaalle19@hotmail.co m

 

 

 

lulyo 23, 2009 -Muqdisho (QOL)

 

Ra’iisul wasaare Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharma’arke ayaa waxa uu magacabay wasiirka amniga Qaran Dowlada KMG ah ee Soomaliya

 

Kadib shir ja,raid uu goor dhaweeyd qabtay Ra’iisul wasaare Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharma’arke ayaa waxa uu ka dhawaajiyey in uu wasiirka Amniga Qaranka Dowlada KMG ah ee Soomaliya uu u magaacabay nin lagu magaacaabo C/laahi Max’ed Cali.

 

C/laahi Max’ed Cali. oo ah Wasiirka Cusub ee loo magacabay booskii uu ka geeriyooday Cumar Xaashi Adan ayaa maanta waxa uu ka qeyb galay kulan ay yesheen wasiirada Xukuumada KMG ah ee Soomaaliya

 

Wasaiirka cusub oo maanta saxafada lahadlay ayaa waxa uu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay masuuliyda culus ee loo magacabay , waxa uuna sheegay in uu xooga saari doono sidii uu uga baxsan lahaa howsha culus ee loo xilsaaray.

 

Xilkan maanta lagu dhawaaqay ayaa waxa uu yahay mid ay feyl ugu jireen sidii ay u hano lahaayeen rag farabadan, hayeeshee Ra’iisul waaare Cumar Cabdi Rashiid ayaa waxa uu mudo badan ka fiirsanayey xiilkani maanta uu u magacaabay C/laahi Max’ed Cali maadama geeridiii wasiirkii hore ee Amniga qaranka Cumar Xaashi Adan laga joogo mudo ka badan hal Bil oo qur'.

 

Xafiiska Wararka ee Toronto, Canada

 

Qaranimo Online

 

info@Qaranimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this