xiinfaniin Posted April 8, 2010 ^^Awoowe waa ra'yiga xiin, in Maaddeey script yahay. Weliba rag aan asxaab nahay baa leh. Weli kama uusan dacwoon arrintaa, markuu dacwoodo wixii xaal iyo xurmo ah waa iga bixis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 8, 2010 ^Geelle, tabar kale miyuu hayaa dee?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 8, 2010 ^^Maya when faced with a script Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 8, 2010 ^Horta Ninyow, waxaagu Tuuggu intaan tuug la dhihin buu Tuug ku yiraah baa? What makes you think inaan Script ahay, and whose, su'aashaas mar horaan ku weydiiyey, daliil soo raaci ama sidaadii Script lama hadlo dheh! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 8, 2010 ^^Inaadan ahayn maxaa u daliilaa ? Ahammu calaamaat allatii tucraf bi script, include 1- is qaris 2- hal mawduuc ka hadal 3- qof gaara fiirsasho kulli waa kugu rummoobeen, plus waqti baa ku galay in lagu xaqiijiyyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 8, 2010 ^3daba been baad ku sheegtay Kaddaabun Ashir baad tahay, waqti qasaaray dheh waqtiga aad ku soo ogaatay inaan Script ahay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 8, 2010 ^^3 dexduba waa rumoobeen Raggii ku qoray inaan la xaalo maxaad ku diiday...waan saa damcay inaan yeelee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted April 8, 2010 Xiinow, Maaddeey wuxuu joogaa London saan is iri. Waa nin reer "Guriceel" asal ahaan, lakiin ciyaal Ceel Hindi ahaa. Wuxuu AS u taaggeera caqiida iyo aragti uu la waddaago. 2006 mar uu Xamar u tagay business ama ICU inuu jago ka helo ayaan AY iyo col uu wato meeshii ka ceyr sadeen. Hargeysuu sii istaagay oo JB maalmo telephone ku waalay. Haddase London buu joogaa. War intaa wax dheer oo u baahan tahay ma jiraan. Bal Maaddeey aan arko intaas sheegay waxa uu ka diido. Quote Share this post Link to post Share on other sites
dambarsame Posted April 8, 2010 Originally posted by xiinfaniin: ^^Inaadan ahayn maxaa u daliilaa ? Ahammu calaamaat allatii tucraf bi script, include 1- is qaris 2- hal mawduuc ka hadal 3- qof gaara fiirsasho kulli waa kugu rummoobeen, plus waqti baa ku galay in lagu xaqiijiyyo war sh. Maaddeey ninka your profile plus the somali lineage that you affiliated with u soo qor dee illeen alamtarana ku joogsan waaye.. Mr. Xiin anoo in yar idinla joogey ayaa has some thing already revealed me that he is from goofafka muqdisho, puo darsi che non ho ragione. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 8, 2010 @puo darsi che non ho ragione waxay tahay af talyaani ma aqaan, laakiin markii lagu hadlo waan ku qoslaa lool@Gheelle Guriceel ku lahaa. War ninyahow mar mar baa lay wehliyaa, oo waxaan sheegayo dadku aysan fahmi karin. Maaddeey waa lay daahiriyey , oo waan daalacday , hadduuse aqbalo bio da aad ka qortay, tacliil (positive one) baan u samayn lahaa. Habartii xerada looga guuray maxay tiri, bal hadde aan wax dhawro soo maahayn . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 8, 2010 ^Beentii miyaad maah-maahyo xumo ku darsatay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 8, 2010 Inaan ku maahmaaho baan damcoo, markaasaan soo xasuustay inaad rag kale afkood ahayd. Bal hadde waxbaan dhawri Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kashafa Posted April 9, 2010 Dambarsame, Inta points aa soo xigatay waan kugu raacsanahay, muran kama taagno. Sidaas ayadoo tahay, mar mar waxaa loo baahan'yahay methodology'ga oo "dacniii adhribu cunugahu yaa rasool'Allah". Niman gaalo-raac munafiqeen meeshaan ku hayno waxaa joogo oosan walaal karin, oosan aayad quraan walaa xadeeth nabawi karin, laakin markaa waran'ka galisid, cabaad'kooda laga maqlaayo shanta qaaradood. Because that is the only language they understand. Ogow Saxaabada had different approaches. I find the Cumar bin Khattab approach(ithaa takalama asmac, wa ithaa dharaba owjac) to be the most effective when dealing with maangaab upstarts oo deen, aqoon, iyo akhlaaq toona lahayn, oo hobby ka dhigtay inay aflagadeeyaan Mujahideenta uu istaagay difaaca deen'ta, dad'ka, iyo dal'ka. Kuwaas oo kale waxaa haboon in lagu joog'joog'sado untill ii dhiig ka matagan.(literally) Waxaan ku soo xasoosinaa sida oo Abi Bakr ula dagaalamay qabaa'isha qaar oo daheen: "Muslim baa nahay, towxeed'ka waa ogal'nahay, wax walbo waa ogalnahay, laakin zakada anaga aa iska qaadayno, anaga aa qaybinayno". Mida uu ku dhigay, taarikh'da aa xusayso, ilaa ay ka dahiin the famous maqoolah: "Waylun lil Carab min Ibn Abii Qaxaafah(Abu Bakr)" Marka, Dambarsame, rifq'iga iyo khushoonada waala isku wadaa, calaa xasb al-maslaxa. Ilaahay niyadeena khaalis li wajhih ha ka dhigo. Aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
dambarsame Posted April 9, 2010 Kashafa You mean you are employing in here the famous mucawiya saying said "idaa kaana baynii wa bayna naas shicratan waaxidah manqatacat idaa arkhuuhaa shaddadtuhaa wa idaa shadduuhaa arkhaytuhaa" miyaa we will see when you make it light, walaal. wallee rabbi ka baq iyo rag iska celi meel mawada galaan haddayan xaq ahayn baa soomaalidu dhahdaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Johnny B Posted April 9, 2010 There are many scapegoats for our Barbarism, the most popular one being Providence. Quote Share this post Link to post Share on other sites