General Duke Posted May 2, 2010 Fu`aad Shangole: - Walaalayaalow noo gar-gaara! Muqdisho, Somaliya (Calanka.com ) 02-May-2010 Masuulkii shalay lagula beegsaday qaraxyada masjid ku yaal gudaha suuqa weyn ee Bakaaraha Fu`aad Shangole ayaa markii ugu horeysay soo gaarsiiyay codkiisa saxaafadda, wuxuuna sheegay in uu ka dhaawacmay gacanta bidixda ah oo uusan kala garaneynin in ay jaban tahay iyo in kale islamarkaana uu caafimaadkiisa kale uu aad u wanaagsan yahay. Shangole oo kooxda Shabaab u qaabilsan waxa ay ugu yeereen "dacwada" oo af-soomaali ahaan ah fidinta afkaarta diinta ayaa shalay lagula beegsaday sadex qarax, sida uu isagu sheegay kuwaasoo dhaliyay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac farabadan oo uu isagu ku jiro. Waxa uu sheegay masuulkan in markii uu qaruxu dhacay uu ka duulay kursigii iyo miiskii uu ku fadhiyay islamarkaana uu ku dhacay meel cidlo ah. Mar uu indhaha kala qaaday ayuu waxa uu sheegay in uu arkayay qamiiskiisii oo wada dhiig ah oo dhalinyaro uu markaas cashir siinayay oo qaar ash`haadanayaan qaarna ay dhinteen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 2, 2010 "Walaalayaalow maxaad dhibaatada noogu fiirsaneysaan, Ilaahay ma ogola in muminiinta ay dhibaato isku fiirsato, walaalayaalow noo gar-gaara, gacantiina ayaan u baahanehee", ayuu ku yiri Shangole wareysigiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 2, 2010 source He is even laying about what he knows. "There were FBI, blackwater in Mogadishu past two weeks" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted May 3, 2010 I wonder who he is talking to? Every one in Mogadishu, Jubooyinka is direct or indirect victim Alshabab! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted May 3, 2010 Calaacal.com iga dheh! Usheega Shangole suunka ha dhuuqsado... Inuu maalin walba dad masaakin ah uu dilkooda uu ka shaqeeyo ayuu rabaa, asagana wax shida ah ayna soo gaarin-- Taasna ma soconayso. Ruuxi fitna ka shaqeeyah ama xumaato ka shaqeeya, fitnadaas uu ka shaqeeyey ayuu ku dhimandoonaa. Nin walibana wuxuu keedsaday ayuu leeyahay. Shangoole kaliya arintaan kuma ekaanayso, ee nin waliba oo iyaga ka mid ah, dhibaatadu wey soo foodsaari doontaa, Ilaahay idinkiis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 3, 2010 Originally posted by Allamagan: I wonder who he is talking to? Every one in Mogadishu, Jubooyinka is direct or indirect victim Alshabab! If you listen close, he says that they knew of Blackwater/FBI [which is total bull] where in Mogadishu. The question is, what power do these men have when they could not stop these "agents" they knew off? Nonsense Quote Share this post Link to post Share on other sites