SOO MAAL Posted April 8, 2005 Ciyaartoy Soomaali ah oo aaday Sacuudiga Farxiya Ali Qaajo BBCSomali.com Waxaa maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho wafdi cayaartooy Soomaaliyeed ah, oo ay horkacayaan qaar ka tirsan madaxada xiriirda Isbortiga. Wafdiga Ciyaartooyda, oo uu hogaaminayey Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Kolayga, ayaa waxay ka koobnaayeen xulka Kubada Kolayga ee wiilasha, kuwa teeniska dheer iyo cayaaraha fudud ee qaranka. Cayaartooyda wiilasha ee Kubada Kolayga iyo kuwa Xiriirka Ciyaaraha Fudud iyo teeniskaba oo u ambaxaya dalka sacuudiga, ayaa lagu wadaa in ay ka qayb galaan cayaaraha Olombikada ee wadamada muslimka ah, oo dabayaaqada todobaadkan lagu wado in ay ka furmaan dalka Sacuudiga sida uu BBC-da u sheegay Gudoomiyaha Xiriirka Kubada Kolayga ee Soomaaliya, Aadan Xaaji yabawoow Wiish. Xaflad aad u balaaran, oo lagu sagootinayey Cayaartooyda maanta u ambabaxday dalka Sacuudiga si ay uga qayb qaataan cayaaraha wadamada muslimka ah ee ka dhacay halkaasi, oo ay soo qaban qaabisay shirkada xawaalada Global oo lagu qabtay hotelka Saxfi ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu kula dardaarmay Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Kolayga Aadan Xaaji Yabarow (Wiish) in ay muujiyaan cayaar wanaag iyo aqlaaq sare, islamarkaana ay maanka ku hayaan cayaartooyda in ay yihiin kuwo xambaarsan magacii iyo calankii Soomaaliya. Tan iyo markii uu burburka ka dhacay dalka Soomaaliya,ayaa uu ahaa isboortiga Soomaaliya iyo cayaartooyada xiriirda kala duwan qaarkood kuwo ka ka dhexmuuqda garoonada ciyaaraha caalamka qaarkood, hase yeeshee, marnaba ma dhibici in ay natiijo wanaagsan ka keenaan tartamada ay ka qaybgalaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted April 8, 2005 They should not go, as signal of protest over Saudi Arabia unjust beheading of the six Somali men. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haddad Posted April 8, 2005 Originally posted by SOO MAAL: They should not go... should not go should be used when they haven't gone there. Perhaps, what you meant was; they should not have gone. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted April 8, 2005 Hadaad i am not sure if they reached saudi arabia, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haddad Posted April 8, 2005 Originally posted by SOO MAAL: i am not sure if they reached saudi arabia What about Ciyaartoy Soomaali ah oo aaday Sacuudiga? It says aaday, not aadi doono. Quote Share this post Link to post Share on other sites
bilan Posted April 8, 2005 ^^lol do we have a grammar police in the house or what, no matter what the saudis did,or will do,somalis can not do nothing about it,if somalis decide not to go to saudi arabia,saudis will be happy because that will save them some money,plus this is not the first time saudis executed poor immigrants,you do not see pakistanis,egyptians,etc demonstrating,because simply beggers have no choice. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garyaqaan2 Posted April 9, 2005 Originally posted by bilan ^^lol do we have a grammar police in the house or what, the newly elected teacher in sol haddad walaala yaal gacamo furan kusoo dhaweeya haddad I was waiting a barve women like you to came out. please correct my grammer in thes line. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haddad Posted April 9, 2005 Originally posted by bilan: ...beggers... I think that's a derogatory term. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 9, 2005 I think that's a derogatory term. loool@haddaad, now I admit that you are a TEACHER of SOL Quote Share this post Link to post Share on other sites