oba hiloowlow Posted November 6, 2010 Majaladda Glamour ee dalka Mareykanka ayaa u aqoonsatay Drs. Xaawo Cabdi iyo labadeeda Gabar ayaa loo aqoonsaday haweenka sanadka (Women of the Year). Drs. Xaawa Cabdi oo 63-sanno jir ah iyo Labadeeda Gabdhood oo lagu kala magacaabo Drs. Aamina Maxamed iyo Drs. Deeqa Maxamed ayaa waxa ay ku muteysteen Abaalmarinta loogu doortay (Women of the Year), kadib markii ay in muddo ah caawinayeen Qaxooti Soomaaliyeed oo deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka Muqdisho kusoo barakacayay. Hadal qoraal ah ayay majaladda Glamour ku tiri “ Glamour waxa ay ku faraxsan tahay inay u aqoonsato Drs. Xawo Cabdi iyo gabdhaheeda, kuwasi oo maamula xero qaxooti oo weyn oo ku taalla Somalia inay yihiin Glamour Women of the Year (Haweenka Sanadka ee Glamour). Xerada qaxootiga oo ay mamusho Xaawo Cabdi waxa ay hoy u tahay dad ku dhow 90,000 oo qof, oo badankood ah haween iyo caruur, sababto ah Dr. Xaawo Cabdi waxa ay tiri “raggii way geeriyoodeen, way dagaalamayaan ama waxa ay ka tageen Somalia, si ay shaqo u raadsadaaan”. Maleeshiyada ururuka Xisbul Islam ayaa weerar ku qaaday bishii May oo sanadkan xarunta Drs. Xaawo Cabdi u oo ayadiina afduub ahaan u qaatay ayaga oo leh “Waxyaabahan oo kale Haweenku ma sameyn karaan”, laakiin ficiladooda waxa ay Drs. Xaawo Cabdi u noqdeen uun dhiiri gelin. Glamour ayaa dadaalada Xaawo Cabdi u aragtay kuwa aan la iska indha tiri karin, waxaana ay ku abaal marisay magacabiista Women of the Year. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted November 6, 2010 Congrats to Dr. Xaawo and her daughters but be mind they deserve more than that. Best of lucky to the trio! Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 6, 2010 Yh Taleexi i agree with u runtii they deserve noble price for working in a such harch Enviroment.. Allow badi dad waxtar leh!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted November 6, 2010 ^Naagta sanadka kulahaa. Congrats to Dr. Xaawo, Dr. Aamina and Dr. Deeqo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted November 6, 2010 LOOOOOL@Naagta sanadka..not sure if that is a compliment. Diktooreeso Xaawa wey dadaashaa sida dad badan caddeeyeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted November 6, 2010 Alla muxuu qoraagii dhambaalkani af-soomaaliga ka aradnaa bal muu iska yidhaahdo Haweenayda Sannadka Illaahay amarkii Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 6, 2010 ^maybe something about his upbringing? Why would you call 63 mom and humanitarian naag? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 6, 2010 Saas maa ereyga 'naag' loogu soo horjeedaa. I knew it had a negative connotation, but not to this extend. Ninka qoray wuxuu turjumay 'woman' oo loo turjumi karo 'naag.' Asaga ma turjumin 'lady' maadaama meesha ku jirin oo noqon lahayd dumar ama haween. Ee marka kamoon, easy on the guy. ___________________ The original Glamour magazine article. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted November 6, 2010 Congrats to Dr. Xaawo, Dr. Aamina and Dr. Deeqo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 7, 2010 loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool@Naagta Sanadka ,, Hambalyo Drs Xaawa and her daughters .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted November 7, 2010 @poster, waa maxay aflagaadada? naagta kulahaa, kindly have some respect when addressing them walaal (or any other Somali woman for that matter). Dr. Hawa iyo gabdhaheeda waa bini aadam in lagu daydo mudan habeen iyo maalin. I don't think they deserve in loogu yeero "naag" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted November 7, 2010 Congratulations to Dr. Xaawo and her daughters The correct term is "Haweenka Sanadka", "Marwada Sanadka" or "Gabadha Sanadka" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted November 8, 2010 bilaa edab jumps to mind :mad: some people anshaxa iyo aadaabta intaba lama barin! congrats to the trio, may allah reward them aduunkan iyo aakhiraba insha allah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted November 8, 2010 Gongrats to Dr. Xaawo and her daughters. Masha Allah they are truly an inspiration. May allah (swt)reward us all for our good deeds, ameen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fazliyah Posted November 9, 2010 MashAllah may Allah reward them for their good work. Quote Share this post Link to post Share on other sites