Abwaan Posted November 21, 2008 http://www.bbc.co.uk/somali/meta/dps/2008/11/nb/08 1121_yusuf_au_nb.ram Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 21, 2008 Odayga halka calaacal ah ee ka dhacaya...lol... Waxaa iigu yaab badan siduu markii hore isku waalwaalayey iyo siduu hadda saaxiga u keenay. Markii uu arkay inuu gebi ka laalaado ayuu iska dhigayaa oday Soomaaliyeed. Waxaan xasuustaa in markii Geeddi Itoobiyaanku dheheen is casil uu noqday the prime minister ay Soomaali u baahnayd oo sannadihii ka horreeyey shaqooyinkii uu gabay uu iska dhigay nin qabanaya sida inuu heshiis ka raadiyo muqaawamada inuu cambaareeyo dowlad-ku-sheeggiisa. Haddaba hadda ma mooddaa in C/llaahi uu jidkiisi hayo: mar uu cambaareeyo the entire baarlamaan, gole wasiirro iyo laf ahaantiisuba uu iska dhigo nin khaladkiisa arkay. Waxaan la yaabay meesha uu Soomaali oo dhan u gefey oo leeyahay Soomaali oo dhan been iyo war baa ka soo haray. Generalization iga dheh. lol...Halka calaacal ah aniga halla ii yeero ku lehe aan Jabuuti aadee...awal markii laga rabey muxuu u aadi waayey una taageeri waayey xalka heshiis lagu raadinayo? Soomaali waaa ku taqaan dheh khayaanadaad wadatid! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 21, 2008 Oodka, I think you are correct on Ina Yey’s fate, but you omitted to mention that this political tsunami is about to engulf the whole Somalia, and shake things up in a big way. The powers that be are realizing that they can’t contain Somalia at the cheap. Certainly the pirate phenomenon is teaching them a lesson here. The layouts are done, and I spotted Somaliland on it. Comment on that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted November 21, 2008 ^^ If I asked you, on what grounds would the the "powers that be" base their suggestions for Somaliland to join the mayhem? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 21, 2008 ^^You misunderstood the q, prince? Secondly, and more importantly, that was for Oodweyne . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted November 21, 2008 I don't know whether you all above that replied have listened to the actual audio posted or not, but I have gota tell Abwaan that link is not the right audio, it is talking about today's dagaal in Mogadishu and not Oday Yey's interview. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 21, 2008 lool. They and the poster are just messaging their ego's each one trying to out do the other, Ooodweyne listened to the audio and from that made his long commentary. Fiction is their whole axis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted November 21, 2008 ^LOool , enough of qosol kursigaan kadhacay, yaa Allaaah, qosolkaan oo kale waa danbe wallee... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 21, 2008 ^^^lool it was the audio's fault it was in Hebrew you see, only Oodweyne speaks that language and he made the necessary transaltions for everyone Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 21, 2008 ^^Somaliland will be at the table where big players will decide correct course of action to contain the rest of Somalia iyo shiddedeeda , ayyaan u gartay! Oodweynwo waan carraabay awoowe, hase yeeshee enjoy the following dialogue between Ali Hussein and the Somalis of his time (in this literary genius, Fiin represents all Somalis) Fiin yahay adaa ololayoo, oohin ciirsadaye Haddii aan laguu imannin waad, aammusi lahayde Maxaad aragtay waan kula qabaa, uurkutaallada'e? Waxay tidhi "Ilaahay haddaad, aad u garanayso Oo aad Islaam tahay iddaa, waa irdhaysnahaye." Waxaan idhi "Qofkii i abhiyaa, wuu ammaan heliye Ashahaadada iyo waan aqaan, aayaddii Nebiye Hayeeshee ilmada kaa dhacdiyo, umalka guudkaaga In yar iiga sheeg waxaan rabaa, inan ogaadaaye." Waxay tidhi "Inkaar buu ku go'ay, odagi Soomaale Awlaadduu dhalayna waa, sida adoogoode Hadday ul iyo diirkeed yihiin, rag iska eegaaya Afrikadan ma joogeen nimaan, aabbe ku lahayne Ayax kuma dhaleen kaymihii, ubaxa weynaaye Anna aydii aan joogi jirey, kama abaareene." Waxaan idhi "Irdii nalaga qaad, aad ahaan jiraye Waataa la kala iibsadaan, nala ogeysiine Ooddaaba laga goynayaa, Idhankii Laasoode Meeshaad ilmaa dhigan lahayd, uun kalaa degaye." Waxay tidhi "Dhulyahow eheledaa, ma laha iimaane Ilaaleeyey oo dunida waa, ugu il liitaane Iyagaa ableyda isu sida, eebo xoog badane Intey Ayro kala qaadayaan, aarsan mahayaane." Waxaan idhi "Nin tiisaba anfacay, agab haddaad mooddo Umal iyo adoo gaajo qaba, uu col ku eryaayo Haddaad aqalka ugu soo gashoo, magan ku soo aaddo Ul buu kaaga reebaa wixii, kaa itaal badane Ha ka eegin doqon kaama rido, aar ku soo sida'e." Waxay tidhi "Or beenaad waddaa, Ina Xuseenoowe Ugaas iyo qabiilnimo kuwii, ubax ku faanaayay Abtirsiimadoodii kuwii, lagu alhuumeeyey Waataa albaabkii la yimi, agabtu noo tiille Miyaan maanta aafaadkan dhacay, amarkan loo sheegin?" Waxaan idhi "Ilaaq bay hayaan, edebna lays waaye Afkuun bay ka tookhaan sidii, ooryahoo kale'e Bootada ardaayada haddii, aad asali mooddo Aduun baa awaaraha ku lumi, oo ilka caddayne." Waxay tidhi "Ilaahay hadduu, duul arrin u diido Oo uu Ibleys gebi ka rido, sooma ururaane Qalbigii engegey waanaduu, orod ku dhaafaaye Goormaa inkaartani heshey ee, lagu alhuumeeyey?" Waxaan idhi "Arbiyo laguma oga, geesi aynaba'e Iniinaha kelyaha iyo wadnaha, iini kaga taalle Aanada tolkood bawga roon, uumiyaa kale'e Maxaan ararta kaga daalayaa, edeg na loo gooye." Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 22, 2008 looooooool.....Akhyaarta and sorry for the mix up...I used both links and I understand I did not use the right one here... Thnx for the correction Emperor.. and Mr Oodweyne thnx for the correction too sxb. And Duke hakugu taagnato-------> here is the link iyo odaygii adeerkaa calaacalkiisa: http://www.bbc.co.uk/somali/meta/dps/2008/11/nb/08 1121_yusuf_au_nb.ram Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted November 22, 2008 Odwayne thanx for posting the right Interveiw... Abwaan naf kale meesha kuma haysid, Odayga waa isdhiibay ama waanu cayrsanay ayaan kaa sugaynay, mawaxay kaa maraysaa sifiican buu uhadlayaa , now that's the argument of the weak. Quote Share this post Link to post Share on other sites