General Duke Posted August 29, 2010 Garoowe:(Allpuntland)-Waxaa shalay Deegaanka Buura-Wadal ee gobolka Sool gaaray Wafdi Wasiiro ah oo katirsan Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed kuwaas oo halkaas u tagay inay wax kaqabtaan baahida dadweynaha reer BuuraWadal oo ka cabanayey Dhibaatooyin kaladuwan oo dhanka Nolosha ah gaar ahaan Waxyaabaha aasaaska u ah Nolosha Bini Aadamka. Wafdigan Wasiirada ah oo horkacayey Wasiirka Waxbarashada ee dawlada Puntland ayaa waxaa kamid ah Wasiirka Howlaha guud & Gaadiidka ee Puntland & Wasiir xigeenka Wasaarada Caafimaadka ee Dawlada Puntland waxayna kulan weyne la qaateen Dadweynaha reer Buura Wadal oo uu maalin kahor booqday madaxweynaha dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr,Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud oo ay safarka ku weheliyeen Xubno Wasiiro & Saraakiil madaxtooyada ah isugujiray. Wasiirka Wasaarada Waxbarashada dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Cabdi Faarax Siciid (Juxaa) oo kamid ahaa Mas’uuliyiintii la hadashay Shacabka buura-Wadal ayaa sheegey in booqashadoodu ay tahay sidii hor’umar dhab ah looga samayn lahaa dhinaca Arimaha Bulshada gaar ahaan dhanka Waxbarashada,waxaana uu sheegey in ay Buura-Wadal Iskuulaadkeeda hagaajin doonaan islamarkaasna ay keeni doonaan Macalimiin tayo Wanaagsan leh oo soo saari karta Ubad Aqoon leh. Sidoo kale Wasiirka Howlaha Guud & Gadiidka dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Eng,Daahir Xaaji Khaliif ayaa isna la hadlay shacabka Buura-Wadal,waxaana uu sheegey in ay Wasaaradiisu taabo gelin kasamayn doonto howlaha ka quseeya arimaha Bulshada gaar ahaan Biyaha oo ah Asaaska Nolosha,waxaana uu sheegey in Ceelasha oo dib loo haagin doono & kuwo cusub oo la qodayo. Dhinaca kale Wasiir xigeenka Wasaarada Caafimaadka dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Maxamed Xirsi Ducaale oo kamid ahaa Wasiiradii booqday Buura-Wadal ayaa dhankiisa balan qaaday in Wasaaru ay hor’umar kasamaynayso Arimaha Caafimaadka,gaar ahaana ay hormarinayo Goobaha Caafimaadka ee lagama maar maanka ah. Wafdigan ayaa Booqashadooda ay timid kadib markii uu madaxweynaha Puntland shalay Subixii hore ugu yeeray Xafiiska Madaxweynaha islamarkaasna uu ku amray inay ogaadaan waxna ka qabtaan Arimaha Muhiimka ah ee ay Dadka Buura-Wadal ka cowdeen Markii uu booqday Jimcadii tagtay oo ay ugu horeeyeen Caafimaadka,Biyaha & Waxbarashada oo dhamaantood ay quseeyaan Wasiirada Booqday. Cabdiqani Xayir Allpuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted August 29, 2010 Originally posted by General Duke: ^^^Any Audio of any of these men? Is not that we don't believe you, but.... We also need pics. From now on...Sh!t like that will be dismissed dukey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 29, 2010 Lol of course sir, my bad least you think I am making up stuff. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 29, 2010 http://horseedmedia.net/2010/08/28/wasiirka-waxbarashada-puntland-oo-kormeer-ku-sameeyey-tuulada-buu rowadalsawiro/ the above link is of the Ministers visit with pics of them meeting the local people. Enjoy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted August 29, 2010 ^^ Not claiming that you're making stuff up, not that I don't believe you dukey :rolleyes: . I learn that you have no love for that Galgala sub-clan forget about the rest of the Somali clans I just need a prove.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted August 29, 2010 Originally posted by General Duke: http://horseedmedia.net/2010/08/28/wasiirka-waxbarashada-puntland-oo-kormeer-ku-sameeyey-tuulada-buu rowadalsawiro/ the above link is of the Ministers visit with pics of them meeting the local people. Enjoy. A huge turn out? Wait, A huge turn out? lol. Hardly... step it up dukey, I'm glad that you edited your thread No Audio? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 29, 2010 It was a huge turn out Adeer it's a small town but the welcome was universal. The audio is on Horseednet if you listen but the pictures are as clear as day. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted August 29, 2010 Originally posted by General Duke: It was a huge turn out Adeer it's a small town but the welcome was universal. The audio is on Horseednet if you listen but the pictures are as clear as day. I see about 13 people in those 5 pics Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted August 29, 2010 ^Buurwadal is that small, sxb. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted August 30, 2010 puntland is making headway... it managed to go 20 minutes outside their capital garowe and got a village of 13 people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Land_Soldier Posted August 30, 2010 There is a Danish saying, someone is getting cake from his own bakkery. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 30, 2010 ^^^ Puntland us taking the right steps towards it's development, the secessionist can cry all they want but things are moving quite nicely. Quote Share this post Link to post Share on other sites