Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland UN delegation arrive in hargeysa Pics

Recommended Posts

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Wefti Balaadhan Oo u Hogaaminaayo Kaaliyaha Xoghaya Guud Ee Qaramada Midoobeyþ

DSC07470.JPG

 

 

BARR AMA BARRO TAARIIKHDII CADAADISKII SHACBIGA SOMALILAND

 

 

DSC07468.JPG

 

 

SDWO (Hargeisa 14/09/2010) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud {Siilaanyo}Ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Wefti Balaadhan Oo u Hogaaminaayo Kaaliyaha Xoghaya Guud Ee Qaramada Midoobey isla Markaana Ah ku xigeenka Komishanka Xuquuqal isaanka ee UN-ka Mme Kyung-wha kang.

 

 

Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Qasriga Madaxtaoaoyada Uu Uu Ku Saxeexan Yahey Af Hayeenka Madaxtooyada Somalialnd C/laahi maxamed Daahir {Cukuse} Ayaa waxaa uu idhignaa Siddan:

 

 

Madaxweynaha JSL Mudane AXMED MAXAMED MAXAMUUD ( SIILAANYO) waxa uu Maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi Balaadhan oo ay hogaaminayso Kaaliyaha Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay isla markaana ah ku xigeenka Komishanka Xuquuqal isaanka ee UN-ka Mme Kyung-wha kang.

 

 

Madaxa Weftiga Mme Kyung-wha kang ayaa Marka Horeba Madaxweynaha u gudbisay Hambalyo ay ka sido Madaxa Komishanka Sare ee Xuquuqal isaanka UNka.

DSC07469.JPG

 

Madaxa weftigu waxay Madaxweynaha Si aada ugu Amaantay Go’aankii uu ku sii daayey Dadkii Siyaasada u xidh-xidhnaa isla markii uu talada la wareegay waxanay ku tilmaantay Madaxweyne ku dayasho Mudan.

 

 

Madaxa Weftigu Mme Kyung-wha kang waxa kale oo ay Madaxweynaha u balan qaaday in uu Komishankeedu Somaliland kala Shaqayndoono Horu-marinta Xuquuqal Isaanka.

 

 

Madaxweynaha JSL Mudane AXMED MAXAMED MAXAMUUD ( SIILAANYO) ayaa isaguna Weftiga u bal-balaadhiyey siyaasada Xukuumada ee Dhinaca Xuquuqal Isaanka Waxaanu Madaxweynuhu u sheegay Weftiga inay Somaliland Mabda u tahay ilaalinta Xuquuqal isaanku Xukuumaduna ay sidaa ku shaqaynayso.

 

 

Dhinaca Somaliland waxa Madaxweynaha ku Wehelinaayey kulankan Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka Prof: Ismaaciil Muumin Aar.

 

 

Xubnaha Weftiga waxay kala ahaayeen:-

 

 

1. Mme Kyung-whakang DHC (VIP)

2. Scott Campbell, OHCHR- Geneva, Africa Division

3. Fiona Adolu, UNPOS HRO

4. Joachim Schmitz, UNPOS Security Chief

5. Sandra Beidas, Head of Human Rights, UNPOS/OHCHR

 

ALLAA MAHAD LEH

 

AFhayeenka Madaxtooyadda JSL.

Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxwayne Siilaanyo oo qaabilay Wafti Heer Sare oo ka socday UN

Hargeysa (Jam)- madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley Wefdi Balaadhan oo ay hogaaminayso Kaaliyaha Xog-hayahaGuud ee Qaramada Midoobay isla markaana ah ku xigeenka Komishanka Xuquuqalisaanka ee UN-ka Mme Kyung-wha kang. Sidaasina waxa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Somaliland oo dhignaa sidan.

 

 

War-Saxaafadeed

 

 

Madaxweynaha JSL Mudane AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu Maanta qasrigaMadaxtooyada ku qaabilay Wefdi Balaadhan oo ay hogaaminayso Kaaliyaha Xog-hayahaGuud ee Qaramada Midoobay isla markaana ah ku xigeenka Komishanka Xuquuqalisaanka ee UN-ka Mme Kyung-wha kang.

 

 

Madaxa Weftiga Mme Kyung-wha kang ayaa MarkaHoreba Madaxweynaha u gudbisay Hambalyo ay ka sido Madaxa Komishanka Sare eeXuquuqal isaanka UNka

 

 

Madaxaweftigu waxay Madaxweynaha Si aada ugu Amaantay Go’aankii uu ku sii daayeyDadkii Siyaasada u xidh-xidhnaa isla markii uu talada la wareegay waxanay ku tilmaantay Madaxweyne ku dayashoMudan.

 

 

Madaxa Weftigu Mme Kyung-wha kang waxa kale oo ay Madaxweynaha u balan qaaday in uuKomishankeedu Somaliland kala Shaqayndoono Horu-marinta Xuquuqal Isaanka.

 

 

Madaxweynaha JSL Mudane AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) ayaa isaguna Weftiga u bal-balaadhiyey siyaasada Xukuumada eeDhinaca Xuquuqal Isaanka Waxaanu Madaxweynuhu u sheegay Weftiga inay SomalilandMabda u tahay ilaalinta Xuquuqal isaanku Xukuumaduna ay sidaa ku shaqaynayso.

 

 

DhinacaSomaliland waxa Madaxweynaha ku Wehelinaayey kulankan Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka Prof:Ismaaciil Muumin Aar.

 

 

Xubnaha Weftiga waxay kala ahaayeen:-

 

 

MmeKyung-whakang DHC(VIP)

 

 

ScottCampbell, OHCHR-Geneva, Africa Division

 

 

FionaAdolu, UNPOSHRO

 

 

JoachimSchmitz, UNPOSSecurity Chief

 

 

SandraBeidas, Head of Human Rights, UNPOS/OHCHR

 

 

ALLAA MAHAD LEH

 

 

AF-hayeenkaMadaxtooyadda JSL.

 

Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )

 

 

 

 

Jamhuuriya Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this