Xaaji Xunjuf Posted September 14, 2010 Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Wefti Balaadhan Oo u Hogaaminaayo Kaaliyaha Xoghaya Guud Ee Qaramada Midoobeyþ BARR AMA BARRO TAARIIKHDII CADAADISKII SHACBIGA SOMALILAND SDWO (Hargeisa 14/09/2010) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud {Siilaanyo}Ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Wefti Balaadhan Oo u Hogaaminaayo Kaaliyaha Xoghaya Guud Ee Qaramada Midoobey isla Markaana Ah ku xigeenka Komishanka Xuquuqal isaanka ee UN-ka Mme Kyung-wha kang. Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Qasriga Madaxtaoaoyada Uu Uu Ku Saxeexan Yahey Af Hayeenka Madaxtooyada Somalialnd C/laahi maxamed Daahir {Cukuse} Ayaa waxaa uu idhignaa Siddan: Madaxweynaha JSL Mudane AXMED MAXAMED MAXAMUUD ( SIILAANYO) waxa uu Maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi Balaadhan oo ay hogaaminayso Kaaliyaha Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay isla markaana ah ku xigeenka Komishanka Xuquuqal isaanka ee UN-ka Mme Kyung-wha kang. Madaxa Weftiga Mme Kyung-wha kang ayaa Marka Horeba Madaxweynaha u gudbisay Hambalyo ay ka sido Madaxa Komishanka Sare ee Xuquuqal isaanka UNka. Madaxa weftigu waxay Madaxweynaha Si aada ugu Amaantay Go’aankii uu ku sii daayey Dadkii Siyaasada u xidh-xidhnaa isla markii uu talada la wareegay waxanay ku tilmaantay Madaxweyne ku dayasho Mudan. Madaxa Weftigu Mme Kyung-wha kang waxa kale oo ay Madaxweynaha u balan qaaday in uu Komishankeedu Somaliland kala Shaqayndoono Horu-marinta Xuquuqal Isaanka. Madaxweynaha JSL Mudane AXMED MAXAMED MAXAMUUD ( SIILAANYO) ayaa isaguna Weftiga u bal-balaadhiyey siyaasada Xukuumada ee Dhinaca Xuquuqal Isaanka Waxaanu Madaxweynuhu u sheegay Weftiga inay Somaliland Mabda u tahay ilaalinta Xuquuqal isaanku Xukuumaduna ay sidaa ku shaqaynayso. Dhinaca Somaliland waxa Madaxweynaha ku Wehelinaayey kulankan Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka Prof: Ismaaciil Muumin Aar. Xubnaha Weftiga waxay kala ahaayeen:- 1. Mme Kyung-whakang DHC (VIP) 2. Scott Campbell, OHCHR- Geneva, Africa Division 3. Fiona Adolu, UNPOS HRO 4. Joachim Schmitz, UNPOS Security Chief 5. Sandra Beidas, Head of Human Rights, UNPOS/OHCHR ALLAA MAHAD LEH AFhayeenka Madaxtooyadda JSL. Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse ) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 14, 2010 Madaxwayne Siilaanyo oo qaabilay Wafti Heer Sare oo ka socday UN Hargeysa (Jam)- madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley Wefdi Balaadhan oo ay hogaaminayso Kaaliyaha Xog-hayahaGuud ee Qaramada Midoobay isla markaana ah ku xigeenka Komishanka Xuquuqalisaanka ee UN-ka Mme Kyung-wha kang. Sidaasina waxa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Somaliland oo dhignaa sidan. War-Saxaafadeed Madaxweynaha JSL Mudane AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu Maanta qasrigaMadaxtooyada ku qaabilay Wefdi Balaadhan oo ay hogaaminayso Kaaliyaha Xog-hayahaGuud ee Qaramada Midoobay isla markaana ah ku xigeenka Komishanka Xuquuqalisaanka ee UN-ka Mme Kyung-wha kang. Madaxa Weftiga Mme Kyung-wha kang ayaa MarkaHoreba Madaxweynaha u gudbisay Hambalyo ay ka sido Madaxa Komishanka Sare eeXuquuqal isaanka UNka Madaxaweftigu waxay Madaxweynaha Si aada ugu Amaantay Go’aankii uu ku sii daayeyDadkii Siyaasada u xidh-xidhnaa isla markii uu talada la wareegay waxanay ku tilmaantay Madaxweyne ku dayashoMudan. Madaxa Weftigu Mme Kyung-wha kang waxa kale oo ay Madaxweynaha u balan qaaday in uuKomishankeedu Somaliland kala Shaqayndoono Horu-marinta Xuquuqal Isaanka. Madaxweynaha JSL Mudane AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) ayaa isaguna Weftiga u bal-balaadhiyey siyaasada Xukuumada eeDhinaca Xuquuqal Isaanka Waxaanu Madaxweynuhu u sheegay Weftiga inay SomalilandMabda u tahay ilaalinta Xuquuqal isaanku Xukuumaduna ay sidaa ku shaqaynayso. DhinacaSomaliland waxa Madaxweynaha ku Wehelinaayey kulankan Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka Prof:Ismaaciil Muumin Aar. Xubnaha Weftiga waxay kala ahaayeen:- MmeKyung-whakang DHC(VIP) ScottCampbell, OHCHR-Geneva, Africa Division FionaAdolu, UNPOSHRO JoachimSchmitz, UNPOSSecurity Chief SandraBeidas, Head of Human Rights, UNPOS/OHCHR ALLAA MAHAD LEH AF-hayeenkaMadaxtooyadda JSL. Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse ) Jamhuuriya Online Quote Share this post Link to post Share on other sites