MoonLight1 Posted June 19, 2009 Dowladda Kenya oo wacad ku Martay in ay faragalinayso Xasradaha ka jira dalka Soomaaliya. Posted: 6/19/2009 7:36:00 PM Shabelle: NAIROBI Wasiirka arimaha dibadda ee wadanka Kenya Moses Wetangula ayaa kulan ku saabsan xiisadaha dalka Soomaaliya oo magaalada Nayroobi uu kula yeeshay wakiilo ka socda Ethiopia iyo Midowga Reer Yurub waxaa uu sheegay in Kenya ay fara galin ku samaynayo xasradaha dalka Soomaaliya. Shir jaraa’id oo xafiiskiisa magalada Nayroobi uu ku qabtay Wetangula waxaa uu sheegay in kulankaasi oo uu amray madaxweynaha dalka Kenya Kibaki uu ka dambeeyay kadib markii danaha Muhiimka ah ee dalka Kenya ay qatar dhinaca Ammaanka ah soo wajahday. Inkastoo wasiirka arimada dibadda aanay shaacin talaabooyinka ay qaadayso dowladda Kenya ayuu hadana ku nuux nuuxsaday Calaamado muujinaya Suurta galnimada in faragalin militari ay samayso dowladda kenya. Waxaa uu sheegay in midowga Africa iyo Urur Goboleedka IGAD ay baadi goob ugu jiraan sidii dowladda KMG looga ilaali lahaa weerarada ay ku qaadaan dhinacyada Mucaaradka. Wasiirka arimaha dibadda ee Kenya waxaa uu intaasi raaciyay in Xanibaadii Ururka Goboleeka IGAD iyo Mudiwoga Africa ay ku soo rogeen dekadaha iyo garoomada ay mucaaradku maamulaan loola jeeday in saanadda looga jaro dhinacyada mucaaradka. Hadalkaani ayaa imaanay kadib markii dowladda Kenya xaduuda ay la wadaagto Degmada Ceelwaaq Gedo ay soo buux Dhaafisay ciidamo fara badan kuwaasi oo ay ku sheegtay in ay sugayaan Ammaanka xadkaasi. Shabelle.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coloow Posted June 19, 2009 Ma ku dhacdaa Kenya? gumeeysataha madoobe ileen cashar ma qaato ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Goodir Posted June 19, 2009 ^Ain't that of you said of Amxaarada kaa garaacday? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Reer Banaadir Posted June 19, 2009 MR. GOODIR WHO'S SIDE ARE YOU ON? YOUR COUNTRY OR KENYAN AND ETHIOPIAN? WHEN THEY SAY THEY'LL INTERFARE AND ENTER SOMALIA, DON'T YOU THINK THEY ARE THREATENING YOUR COUNTRY AND THE PEOPLE THEY'LL KILL ONCE THEY INVADE ARE YOUR BRETHREN? COM'ON PEOPLE THINK BEFORE YOUR SAY SUCH A THING. ALSHABAAB AND CO. MIGHT BE DISSPEAKABLE BUNCH OF MORRONS, SO FAR THEY ARE THE ONLYONE WE HAVE DIFFENDING THAT GODFOSAKEN COUNTRY AND IT'S CITIZENS AND 99% OF THEM ARE OUR COUNTRYMEN, AND WE SHOULD REFFRAIN FROM CHEERING A WELL KNOWN ENEMY WHEN THEY THREATEN OUR COUNTRY WITH INVATION AND ETC. PEACE! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted June 19, 2009 Moonlight adeer bal wax yar waad isku dardarsataye, siyaasada muddo bal ka joog. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 19, 2009 Kenya markaad aragtid afka un bay ka hadashaa...haddii ay Soomaaliya wax u qabanayaan oo ay la jecel yihiin dadka Soomaaliyeed ee dagaallada iyo aafada ka qaxay oo dalkeeda joogta ha u turto I don't think inay leeyihiin tabar ay koox hubaysan oo Soomaaliyeed kula dagaalaane! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 19, 2009 ^^^What nonsense, the men who are eating up the armed groups in the south can not take an inch against 4000 Burundi & Ugandan troops. Somali's talk a great deal, but we have only sterngthes for ourselves. Quote Share this post Link to post Share on other sites