Sign in to follow this  
General Duke

EU, to hold Somali contact meeting...

Recommended Posts

Midowga Yurub oo marti gelinaya kulan ku saabsan Somalia

Brussels-15.July.2006 Louis Michel oo u qaabilsan EU-da barnaamijyada horumarinta iyo gar gaarka bini'adanimada ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday

in maalinta Isniinta ee inagu soo fool leh lagu qaban doono magaalada Brussels ee xarunta EU-da kulanka kooxaha xiriirka la leh Somaliya .

Waxaa uu Louis Michel intaa ku daray in kulan kan ay ka qayb geli doonan wakiilo ka kala socda EU.

J/carabta,AU,IGAD,Dalalka ITaly, Norway, Tanzania, Sweden, Britain iyo USA, waa sida uu u kala dhigaye

Waxaa masuulkani sheegay in kulankan looga arrinsanayo sidii nabad gelyada iyo xasiloonda loogu soo dabaali lahaa dalka Somaliya ,waxana uu sheegay inuu aaminsan yahay in dhaqan gelinta israatijad dhinacyo kala duwan ayna ku lug leeyihiin dhamaan dhinacyada xiriirka la leh arrimahan ay tahay tan keliya ee lagaga hortagi karo xasilooni darrada ka taagan Somaliya

Waxaana uu xusay in kooxaha xiriirka la leh Somaliya ay yihiin kuwa ugu muhiimsan ee lagu gaaro karo Istraatijiyadaas.

Waxaana uu xaqiijiyay in EU ay had iyo goor ay taageersan tahay wadahadalo ay yeeshaan DFKMS iyo maxaakimta Islaamiga ah si loo afjaro deganaan sho la'aanta iyo dhibaatoynika la xiriira bin'adanimada ee ka taagna Somaliya muddo 15 sanadod ah ,lana gaaro xal nabadeed oo lagu afjaro khilaafadka isla ma rkana dib ugu soo celiya Somaliya kaalinteda bulshada caalamka

Waxaa uu Louis Michel ugu damayntii sheegay in EU-du ay sii wadi doonto taageerada dhaqaale ,siyaasadeed ee ay u fidiso hay'ad aha federalka kumel gaar ka ah maadama ay yihiin tahay hay'ada keliya ee sharcig ah ee ka jirta Somaliya.

Faysal Gele Omar

fgc001@hotmail.com

HorseedNet.com

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this