Jacaylbaro Posted December 1, 2009 LaascaanooSample Imaged (Somalilandnation)- Ciidanka Qaranka Somaliland, ayaa saaka gacanta ku dhigay laba nin oo Argagaxiso ah oo damacsanaa in ay fuliyaan falal argagaxiso iyo hubkoodii ay wax ku qarxinayeen. Ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan Laascaanood , ayaa saaka ugu daatay labada nin ee argagaxisada guryahooda, ugu danbayntiina waxa ay gacanta ku dhigeen labadii nin iyo hubkoodii ay wax ku qarxinayeen oo u diyaarsan, waxana ku socda baadhitaan culus. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 1, 2009 Could it be these are citizens of LA fighting against the insane taxes levied against them? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 1, 2009 fighting ??? ,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 1, 2009 ^Taking arms against the imposed "government". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 1, 2009 ^Ordinary people who have no water to drink cuz high taxes on booyadaha biyaha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted December 1, 2009 What water is taxed in SL? :0 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 1, 2009 Originally posted by Jacaylbaro: JNM ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted December 1, 2009 Labadan nin waa wadaaddo waxayna ka soo jeedaan Soomaali Galbeed, waana ganacsato. Fiiri Boocame & Jidbaale Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 1, 2009 Xasaradaha Ka Dhex Taagan Maamulka Gobolka Sool Iyo Dadka Shacabka Ah Oo Sii Kordhaya Warkii 26-Nov-2009 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk Xiisadaha iyo xaaladaha biyo la,aaneed ee magaalada laascaanood ayaa sii kordhaya taasoo ay u horseeday kadib markii maamulka gobolka sool ee Somaliland ay cashuur lacageed kusoo rogeen booyadaha biyaha dhaamiya ee ka howlgala deegaanada gobolka sool . Arintan oo keentay xamaasad iyo weliba mid biyo la,aan ba,an ku rida magaalada laascaanood iyo weliba deegaanada ku xeeran ayaa u muuqda mid marba marka kasii dambaysa sii kicinaysa xiisada dadka shacabka ah ee magaaladaasi . Shaqo joojin rasmi ah ayay sameeyeen booyahadaha biyo dhaaminta ee ka howlgala magaalada laascaanood iyo weliba deegaanada ku dhow dhow kuwaasoo sheegay inaysan bixin Karin cashuurta ay kusoo rogeen maamulka gobolka sool ee Somaliland . Dhinaca kale waxaa laga dareemayaa dad isugu jira rag iyo haween oo ku jira xabsiga magaalada laascaanood oo qaarkood ku dhex xanuunsadeen xabsiga gudhiisa ,islamarkaana loo diidey in damiin lagu sii daayo iyadoo ay arintaasi keentay nacaybka ka dhanka ah maamulka gobolka oo sii kordhaya . Iskusoo wada duuboo iyadoo ay hore dadka qaarkiis aad ugu hanweynaayeen maamulka somaliland ayaa iminka waxaa isa soo taraya inay jiraan kacdoono ka dhan ah maamulka sool ee somaliland taasoo xiisada ay kor usii qaaday tiro haween ah oo u dhashay gobolka sool oo mudo ka badan bil xabsiga ku jira isamrkaana ay haystaan maamulka magaalada laascaanood taasoo abuurtay xasarado ka dhan ah masuuliyiinta maamulka laascaanood ee kasoo jeeda gobolka sool Afnugaal News Desk Jalle Liqaye They are taxing booyadaha biyahaa so in essence they are taxing water. Quote Share this post Link to post Share on other sites