Liibaan Posted February 16, 2009 Minnesota Somali Religious Leaders Welcome New Unity Government in Somalia In the Name of Allah, the most Beneficent, the Most Merciful Allah says in the Qur’an, “And hold fast by the covenant of Allah all together and be not disunited, and remember the favor of Allah on you when you were enemies, then He united your hearts so by His favor you became brothers.” (Qur'an, Chapter 3: Verse 103) In a hadith, Prophet Muhammad (peace be upon him) said: “The similitude of the believer in regards to the other believer is like a building; each block strengthens the other (block).” Reported by Al-Bukhari and Muslim. Somali imams and religious leaders in Minnesota fully support the process of peace, reconciliation, and unity that lead to the election of President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed. Minnesota enjoys the largest number of Somalis in the nation and we add our voice to strengthen the peace process. Cognizant of the significance of this historic moment for stability, we propose the following: The government and people of Somalia – inside the country and outside – must work together for peace and unity. The new government and the Resistance forces must resolve the differences through peaceful negotiations, and work together for the benefit of the people. The Somalis as Muslim people must desist from extending the civil war, and forgive one another. The new government must work for justice and equality to achieve peace. The government must apply Islamic Law as the basis of the constitution. Somalis must rely on themselves in determining the future of the country to avoid foreign interference. Somali scholars and intellectuals must realize the special responsibility placed upon their shoulders in determining the future of the nation. The government must act quickly to provide relief the suffering of the displaced people inside and outside the country. The Somali religious leaders in Minnesota are willing to play a constructive role in mediating the conflicting groups in the country, if needed. The following Imams and Scholars agreed on the statement of support: Sheikh Abdirahman Sharif Sheikh Abdirahman Sh. Omar Ahmed Sheikh Ahmed Muhumed Burale Sheikh Ahmed Ibrahim “Taajir” Sheikh Hassan Ali Mohamud “Jaamici” Sheikh Sa’ad Muse Rooble Sheikh Omar Faqi Sheikh Abdirahman Omar “Haaguf” Sheikh Abdirahman Sheikh Ismail “Abu Turaab” Sheikh Mohamed Mursal Sheikh Hassan Buuhane Sheikh Jamal Mohamed Weli Sheikh Abdirizaq Abshir Farah “Sancaani” Sheikh Bashir Wagad Sheikh Mustafa Mohamed Ibrahim Sheikh Hassan Sheikh Mohamed Sheikh Abdulahi Warsame Sheikh Mohamud Dhayow Dr. Abdirahman Dirie Mohamed Sharif Mohamud Sharif Ali Sharif Abdisalam Adam Sheikh Ahmed Dayib Mursal Sheikh Mohamed Hanafi Mohamud Sheikh Mohamed Rashid Abdirahman Sheikh Sabriye Moallim Muse Sheikh Hassan Abdinur Sheikh Awil Abdi Aden Sharif Sidow Abdi-Sharif Sheikh Abdirahman Ali Sheikh Shafi Husen Adan Sheikh Ahmed Shiil Sheikh Mohamed Ali Nur “Gacamay” Sheikh Abdirashid Mohamed Turre “Ijaabo” Sheikh Garad Kahin Sheikh Abdirahman Qaadh For more information, please contact: Abdisalam Adam (612) 227-3933 Sheikh Sa’ad Muse Roble (612) 702-1683 بسم الله الرّحمن الرّحيم BAYAANKA CULIMADA SOOMAALIYEED EE MINNESOTA OO TAAGEERAYA DAWLADDA CUSUB EE MIDNIMADA QARAN يقول الله سبحانه وتعالى " واعتصمو& #1575; بحبل الله جميعاً ولاتفرّ& #1602;وا ، واذكروا نعمة الله عليكم إذ كنتم أعداءً فألّف بين قلوبكم فأصبحتم بنعمته إخواناً" ( سورة آل عمران ، الأية 103) Allaah, Subxaanu Wa Tacaalaa wuxuu Qur’aank ku yiri, “Qabsada Xadhigga Eeebbe (Islaamka) dhammaantiin hana kala tegina, xussana nicmada Eebbe ee korkiinna ah, markaad col ahaydeen oos isu dumay quluubtiinna ood noqoteen nicmada Eebbe darted walaalo,” (Qur’aan, Suurat Aali Cimraan: Aayadda 103). قال رسول الله صلى الله عليه وسلّم" المُؤمن للمُؤمن كالبنيا& #1606; يشدّ بعضه بعضاً "،( رواه البُخار& #1609; ومُسلم) Nebi Maxamed (sallallaahu calayhi wa sallam) ayaa xadiis ku yiri, “Mu’minku mu’minka kale wuxuu u yahay sidii dhismo oo kale, oo uu midba midka kale xoojinayo.” (Waxaa wariyey Bukhaari iyo Muslim). Culimada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka waxay si buuxda u taageerayaan isbedelka nabadda iyo midnimada ee lagu dhisay dawladda midnimo qaran ee Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmad. Waxaan si wada jir ah ugu baaqaynaa arrimahan soo socda: In ay dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed gudaha iyo dibeddaba ka dhabeeyaan ka wada shaqaynta nabadda iyo midnimada. In ay dawladda iyo xoogagga muqaawamadu khilaafka wada hadal ku dhameeyaan, kana wada shaqeeyaan maslaxadda ummadda. In ay Ummadda Soomaaliyeed ee Muslimka ah ka waantowdo dagaal sokeeye, isna cafiso. In ay dawladda cusub ka shaqayso cadaalad iyo sinaan si nabad loo helo. In ay dawladdu hirgeliso ku dhaqanka Shareecada Islaamka. In ay Soomaalidu isku tashato, danaheedana garato si looga badbaado farogelin shisheeye. In ay Culimada iyo waxgaradka Soomaaliyeed xusuustaan inuu xil gaar ah ka saaranyahay badbaadinta iyo aayaha Ummadda Soomaaliyeed. In ay dawladdu si degdeg ah ugu gurmato shacabka tabaalaysan ee daadsan dalka gudihiisa iyo dibaddiisa. In ay Culimada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota diyaar u yihiin ka qaybqaadashada xallinta khilaafaadka dalka ka jira haddii loo baahdo. Culimada Bayaanka Soo Saartay: Sheekh Cabdiraxmaan Shariif Sheekh Cabdiraxmaan Sh. Cumar Sheekh Axmed Muxumad Buraale Sheekh Axmed Ibraahim “Taajir” Sheekh Xasan Cali Maxamuud “Jaamici” Sheekh Sacad Muuse Rooble Sheekh Cumar Faqi Sheekh Cabdiraxmaan Cumar “Haaguf” Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Ismaaciil “Abu Turaab” Sheekh Maxamed Mursal Sheekh Xasan Buuxane Sheekh Jamaal Maxamed Weli Sheekh Cabdirasaaq Abshir Faarax “Sancaani” Sheekh Bashiir Wagad Sheekh Mustafa Maxamed Ibraahim Sheekh Xasan Sheekh Maxamed Sheekh Cabdullaahi Warsame Sheekh Maxamuud Dhaayow Dr. Cabdiraxmaan Diiriye Maxamed Shariif Maxamuud Shariif Cali Shariif Cabdisalaam Aadam Sheekh Axmed Dayyib Mursal Sheekh Maxamed Xanafi Maxamuud Sheekh Maxamed Rashiid Cabdiraxmaan Sheekh Sabriye Macallin Muuse Sheekh Xasan Cabdinuur Sheekh Cawil Cabdi Aaden Shariif Sidow Cabdi-Shariif Sheekh Cabdiraxmaan Cali Sheekh Shaafi Xusen Aadan Sheekh Axmad Shiil Sheekh Maxamed Cali Nuur “Gacamay” Sheekh Cabdirashiid Maxamed Tuurre “Ijaabo” Sheekh Garaad Kaahin Sheekh Cabdiraxmaan Qaadh Fadlan, wixii faahfaahin ah kala soo xiriir: 1. Sh. Cabdiraxmaan Shariif (612) 558-5389) 2. Sh. Xasan “Jaamici” (612) 229-9483 3. Sh. Cabdiraxmaan Cumar “Haaguf” (952) 201-5832 Somaliweyn Media Center “SMC” Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 16, 2009 Bayaanka Culimada Soomaaliyeed ee degan Minnesota ay soo saareen Posted to the Web Feb 13, 11:10 Minnesota:-Allaah, Subxaanu Wa Tacaalaa wuxuu Qur'aank ku yiri, يقول الله سبحانه وتعالى " واعتصمو& #1575; بحبل الله جميعاً ولاتفرّ& #1602;وا ، واذكروا نعمة الله عليكم إذ كنتم أعداءً فألّف بين قلوبكم فأصبحتم بنعمته إخواناً" ( سورة آل عمرz، الأية 103)“Qabsada Xadhigga Eebbe (Islaamka) dhammaantiin hana kala tegina, xussana nicmada Eebbe ee korkiinna ah, markaad col ahaydeen oos isu dumay quluubtiinna ood noqoteen nicmada Eebbe darted walaalo,” (Qur'aan, Suurat Aali Cimraan: Aayadda 103). قال رسول الله صلى الله عليه وسلّم" المُؤمن للمُؤمن كالبنيا& #1606; يشدّ بعضه بعضاً "،( رواه البُخار& #1609; ومُسلم) Nebi Maxamed (sallallaahu calayhi wa sallam) ayaa xadiis ku yiri, “Mu'minku mu'minka kale wuxuu u yahay sidii dhismo oo kale, oo uu midba midka kale xoojinayo.” (Waxaa wariyey Bukhaari iyo Muslim). Culimada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka waxay si buuxda u taageerayaan isbedelka nabadda iyo midnimada ee lagu dhisay dawladda midnimo qaran ee Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmad. Waxaan si wada jir ah ugu baaqaynaa arrimahan soo socda: In ay dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed gudaha iyo dibeddaba ka dhabeeyaan ka wada shaqaynta nabadda iyo midnimada. In ay dawladda iyo xoogagga muqaawamadu khilaafka wada hadal ku dhameeyaan, kana wada shaqeeyaan maslaxadda ummadda. In ay Ummadda Soomaaliyeed ee Muslimka ah ka waantowdo dagaal sokeeye, isna cafiso. In ay dawladda cusub ka shaqayso cadaalad iyo sinaan si nabad loo helo. In ay dawladdu hirgeliso ku dhaqanka Shareecada Islaamka. In ay Soomaalidu isku tashato, danaheedana garato si looga badbaado farogelin shisheeye. In ay Culimada iyo waxgaradka Soomaaliyeed xusuustaan inuu xil gaar ah ka saaranyahay badbaadinta iyo aayaha Ummadda Soomaaliyeed. In ay dawladdu si degdeg ah ugu gurmato shacabka tabaalaysan ee daadsan dalka gudihiisa iyo dibaddiisa. In ay Culimada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota diyaar u yihiin ka qaybqaadashada xallinta khilaafaadka dalka ka jira haddii loo baahdo. Culimada Bayaanka Soo Saartay: Sheekh Cabdiraxmaan Shariif Sheekh Cabdiraxmaan Sh. Cumar Sheekh Axmed Muxumad Buraale Sheekh Axmed Ibraahim “Taajir” Sheekh Xasan Cali Maxamuud “Jaamici” Sheekh Sacad Muuse Rooble Sheekh Cumar Faqi Sheekh Cabdiraxmaan Cumar “Haaguf” Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Ismaaciil “Abu Turaab” Sheekh Maxamed Mursal Sheekh Xasan Buuxane Sheekh Jamaal Maxamed Weli Sheekh Cabdirasaaq Abshir Faarax “Sancaani” Sheekh Bashiir Wagad Sheekh Mustafa Maxamed Ibraahim Sheekh Xasan Sheekh Maxamed Sheekh Cabdullaahi Warsame Sheekh Maxamuud Dhaayow Dr. Cabdiraxmaan Diiriye Maxamed Shariif Maxamuud Shariif Cali Shariif Cabdisalaam Aadam Sheekh Axmed Dayyib Mursal Sheekh Maxamed Xanafi Maxamuud Sheekh Maxamed Rashiid Cabdiraxmaan Sheekh Sabriye Macallin Muuse Sheekh Xasan Cabdinuur Sheekh Cawil Cabdi Aaden Shariif Sidow Cabdi-Shariif Sheekh Cabdiraxmaan Cali Sheekh Shaafi Xusen Aadan Sheekh Axmad Shiil Sheekh Maxamed Cali Nuur “Gacamay” Sheekh Cabdirashiid Maxamed Tuurre “Ijaabo” Sheekh Garaad Kaahin Sheekh Cabdiraxmaan Qaadh Fadlan, wixii faahfaahin ah kala soo xiriir: 1. Sh. Cabdiraxmaan Shariif (612) 558-5389) 2. Sh. Xasan “Jaamici” (612) 229-9483 3. Sh. Cabdiraxmaan Cumar “Haaguf” (952) 201-5832 La xiriir: Email: xasanjaamici@yahoo.com Quote Share this post Link to post Share on other sites