Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEO: Minnesota Somali Religious Leaders Welcome New Unity Government in Somalia

Recommended Posts

Liibaan   

 

Minnesota Somali Religious Leaders Welcome New Unity Government in Somalia

 

bismi_Allah.gif

In the Name of Allah, the most Beneficent, the Most Merciful

 

 

Allah says in the Qur’an, “And hold fast by the covenant of Allah all together and be not disunited, and remember the favor of Allah on you when you were enemies, then He united your hearts so by His favor you became brothers.” (Qur'an, Chapter 3: Verse 103)

 

In a hadith, Prophet Muhammad (peace be upon him) said:

“The similitude of the believer in regards to the other believer is like a building; each block strengthens the other (block).” Reported by Al-Bukhari and Muslim.

 

Somali imams and religious leaders in Minnesota fully support the process of peace, reconciliation, and unity that lead to the election of President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed. Minnesota enjoys the largest number of Somalis in the nation and we add our voice to strengthen the peace process. Cognizant of the significance of this historic moment for stability, we propose the following:

 

The government and people of Somalia – inside the country and outside – must work together for peace and unity.

The new government and the Resistance forces must resolve the differences through peaceful negotiations, and work together for the benefit of the people.

The Somalis as Muslim people must desist from extending the civil war, and forgive one another.

The new government must work for justice and equality to achieve peace.

The government must apply Islamic Law as the basis of the constitution.

Somalis must rely on themselves in determining the future of the country to avoid foreign interference.

Somali scholars and intellectuals must realize the special responsibility placed upon their shoulders in determining the future of the nation.

The government must act quickly to provide relief the suffering of the displaced people inside and outside the country.

The Somali religious leaders in Minnesota are willing to play a constructive role in mediating the conflicting groups in the country, if needed.

The following Imams and Scholars agreed on the statement of support:

 

Sheikh Abdirahman Sharif

Sheikh Abdirahman Sh. Omar Ahmed

Sheikh Ahmed Muhumed Burale

Sheikh Ahmed Ibrahim “Taajir”

Sheikh Hassan Ali Mohamud “Jaamici”

Sheikh Sa’ad Muse Rooble

Sheikh Omar Faqi

Sheikh Abdirahman Omar “Haaguf”

Sheikh Abdirahman Sheikh Ismail “Abu Turaab”

Sheikh Mohamed Mursal

Sheikh Hassan Buuhane

Sheikh Jamal Mohamed Weli

Sheikh Abdirizaq Abshir Farah “Sancaani”

Sheikh Bashir Wagad

Sheikh Mustafa Mohamed Ibrahim

Sheikh Hassan Sheikh Mohamed

Sheikh Abdulahi Warsame

Sheikh Mohamud Dhayow

Dr. Abdirahman Dirie Mohamed

Sharif Mohamud Sharif Ali

Sharif Abdisalam Adam

Sheikh Ahmed Dayib Mursal

Sheikh Mohamed Hanafi Mohamud

Sheikh Mohamed Rashid Abdirahman

Sheikh Sabriye Moallim Muse

Sheikh Hassan Abdinur

Sheikh Awil Abdi Aden

Sharif Sidow Abdi-Sharif

Sheikh Abdirahman Ali

Sheikh Shafi Husen Adan

Sheikh Ahmed Shiil

Sheikh Mohamed Ali Nur “Gacamay”

Sheikh Abdirashid Mohamed Turre “Ijaabo”

Sheikh Garad Kahin

Sheikh Abdirahman Qaadh

For more information, please contact:

 

Abdisalam Adam (612) 227-3933

Sheikh Sa’ad Muse Roble (612) 702-1683

 

 

بسم الله الرّحمن الرّحيم

 

 

BAYAANKA CULIMADA SOOMAALIYEED EE MINNESOTA OO TAAGEERAYA DAWLADDA CUSUB EE MIDNIMADA QARAN

 

 

يقول الله سبحانه وتعالى " واعتصمو& #1575; بحبل الله جميعاً ولاتفرّ& #1602;وا ، واذكروا نعمة الله عليكم إذ كنتم أعداءً فألّف بين قلوبكم فأصبحتم بنعمته إخواناً" ( سورة آل عمران ، الأية 103)

 

 

Allaah, Subxaanu Wa Tacaalaa wuxuu Qur’aank ku yiri, “Qabsada Xadhigga Eeebbe (Islaamka) dhammaantiin hana kala tegina, xussana nicmada Eebbe ee korkiinna ah, markaad col ahaydeen oos isu dumay quluubtiinna ood noqoteen nicmada Eebbe darted walaalo,”

(Qur’aan, Suurat Aali Cimraan: Aayadda 103).

 

 

قال رسول الله صلى الله عليه وسلّم" المُؤمن للمُؤمن كالبنيا& #1606; يشدّ بعضه بعضاً "،( رواه البُخار& #1609; ومُسلم)

 

 

Nebi Maxamed (sallallaahu calayhi wa sallam) ayaa xadiis ku yiri, “Mu’minku mu’minka kale wuxuu u yahay sidii dhismo oo kale, oo uu midba midka kale xoojinayo.”

(Waxaa wariyey Bukhaari iyo Muslim).

 

Culimada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka waxay si buuxda u taageerayaan isbedelka nabadda iyo midnimada ee lagu dhisay dawladda midnimo qaran ee Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmad. Waxaan si wada jir ah ugu baaqaynaa arrimahan soo socda:

 

In ay dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed gudaha iyo dibeddaba ka dhabeeyaan ka wada shaqaynta nabadda iyo midnimada.

In ay dawladda iyo xoogagga muqaawamadu khilaafka wada hadal ku dhameeyaan, kana wada shaqeeyaan maslaxadda ummadda.

In ay Ummadda Soomaaliyeed ee Muslimka ah ka waantowdo dagaal sokeeye, isna cafiso.

In ay dawladda cusub ka shaqayso cadaalad iyo sinaan si nabad loo helo.

In ay dawladdu hirgeliso ku dhaqanka Shareecada Islaamka.

In ay Soomaalidu isku tashato, danaheedana garato si looga badbaado farogelin shisheeye.

In ay Culimada iyo waxgaradka Soomaaliyeed xusuustaan inuu xil gaar ah ka saaranyahay badbaadinta iyo aayaha Ummadda Soomaaliyeed.

In ay dawladdu si degdeg ah ugu gurmato shacabka tabaalaysan ee daadsan dalka gudihiisa iyo dibaddiisa.

In ay Culimada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota diyaar u yihiin ka qaybqaadashada xallinta khilaafaadka dalka ka jira haddii loo baahdo.

Culimada Bayaanka Soo Saartay:

 

Sheekh Cabdiraxmaan Shariif

Sheekh Cabdiraxmaan Sh. Cumar

Sheekh Axmed Muxumad Buraale

Sheekh Axmed Ibraahim “Taajir”

Sheekh Xasan Cali Maxamuud “Jaamici”

Sheekh Sacad Muuse Rooble

Sheekh Cumar Faqi

Sheekh Cabdiraxmaan Cumar “Haaguf”

Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Ismaaciil “Abu Turaab”

Sheekh Maxamed Mursal

Sheekh Xasan Buuxane

Sheekh Jamaal Maxamed Weli

Sheekh Cabdirasaaq Abshir Faarax “Sancaani”

Sheekh Bashiir Wagad

Sheekh Mustafa Maxamed Ibraahim

Sheekh Xasan Sheekh Maxamed

Sheekh Cabdullaahi Warsame

Sheekh Maxamuud Dhaayow

Dr. Cabdiraxmaan Diiriye Maxamed

Shariif Maxamuud Shariif Cali

Shariif Cabdisalaam Aadam

Sheekh Axmed Dayyib Mursal

Sheekh Maxamed Xanafi Maxamuud

Sheekh Maxamed Rashiid Cabdiraxmaan

Sheekh Sabriye Macallin Muuse

Sheekh Xasan Cabdinuur

Sheekh Cawil Cabdi Aaden

Shariif Sidow Cabdi-Shariif

Sheekh Cabdiraxmaan Cali

Sheekh Shaafi Xusen Aadan

Sheekh Axmad Shiil

Sheekh Maxamed Cali Nuur “Gacamay”

Sheekh Cabdirashiid Maxamed Tuurre “Ijaabo”

Sheekh Garaad Kaahin

Sheekh Cabdiraxmaan Qaadh

 

 

Fadlan, wixii faahfaahin ah kala soo xiriir:

 

1. Sh. Cabdiraxmaan Shariif (612) 558-5389)

2. Sh. Xasan “Jaamici” (612) 229-9483

3. Sh. Cabdiraxmaan Cumar “Haaguf” (952) 201-5832

 

Somaliweyn Media Center “SMC”

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Bayaanka Culimada Soomaaliyeed ee degan Minnesota ay soo saareen

Posted to the Web Feb 13, 11:10

 

 

Minnesota:-Allaah, Subxaanu Wa Tacaalaa wuxuu Qur'aank ku yiri, يقول الله سبحانه وتعالى " واعتصمو& #1575; بحبل الله جميعاً ولاتفرّ& #1602;وا ، واذكروا نعمة الله عليكم إذ كنتم أعداءً فألّف بين قلوبكم فأصبحتم بنعمته إخواناً" ( سورة آل عمرz، الأية 103)“Qabsada Xadhigga Eebbe (Islaamka) dhammaantiin hana kala tegina, xussana nicmada Eebbe ee korkiinna ah, markaad col ahaydeen oos isu dumay quluubtiinna ood noqoteen nicmada Eebbe darted walaalo,”

 

 

(Qur'aan, Suurat Aali Cimraan: Aayadda 103). قال رسول الله صلى الله عليه وسلّم" المُؤمن للمُؤمن كالبنيا& #1606; يشدّ بعضه بعضاً "،( رواه البُخار& #1609; ومُسلم)

 

 

Nebi Maxamed (sallallaahu calayhi wa sallam) ayaa xadiis ku yiri, “Mu'minku mu'minka kale wuxuu u yahay sidii dhismo oo kale, oo uu midba midka kale xoojinayo.”

 

 

(Waxaa wariyey Bukhaari iyo Muslim).

 

 

Culimada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka waxay si buuxda u taageerayaan isbedelka nabadda iyo midnimada ee lagu dhisay dawladda midnimo qaran ee Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmad. Waxaan si wada jir ah ugu baaqaynaa arrimahan soo socda:

 

 

In ay dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed gudaha iyo dibeddaba ka dhabeeyaan ka wada shaqaynta nabadda iyo midnimada.

 

In ay dawladda iyo xoogagga muqaawamadu khilaafka wada hadal ku dhameeyaan, kana wada shaqeeyaan maslaxadda ummadda.

 

In ay Ummadda Soomaaliyeed ee Muslimka ah ka waantowdo dagaal sokeeye, isna cafiso.

 

In ay dawladda cusub ka shaqayso cadaalad iyo sinaan si nabad loo helo.

 

In ay dawladdu hirgeliso ku dhaqanka Shareecada Islaamka.

 

In ay Soomaalidu isku tashato, danaheedana garato si looga badbaado farogelin shisheeye.

 

In ay Culimada iyo waxgaradka Soomaaliyeed xusuustaan inuu xil gaar ah ka saaranyahay badbaadinta iyo aayaha Ummadda Soomaaliyeed.

 

In ay dawladdu si degdeg ah ugu gurmato shacabka tabaalaysan ee daadsan dalka gudihiisa iyo dibaddiisa.

 

In ay Culimada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota diyaar u yihiin ka qaybqaadashada xallinta khilaafaadka dalka ka jira haddii loo baahdo.

 

 

Culimada Bayaanka Soo Saartay:

 

 

Sheekh Cabdiraxmaan Shariif

 

Sheekh Cabdiraxmaan Sh. Cumar

 

Sheekh Axmed Muxumad Buraale

 

Sheekh Axmed Ibraahim “Taajir”

 

Sheekh Xasan Cali Maxamuud “Jaamici”

 

Sheekh Sacad Muuse Rooble

 

Sheekh Cumar Faqi

 

Sheekh Cabdiraxmaan Cumar “Haaguf”

 

Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Ismaaciil “Abu Turaab”

 

Sheekh Maxamed Mursal

 

Sheekh Xasan Buuxane

 

Sheekh Jamaal Maxamed Weli

 

Sheekh Cabdirasaaq Abshir Faarax “Sancaani”

 

Sheekh Bashiir Wagad

 

Sheekh Mustafa Maxamed Ibraahim

 

Sheekh Xasan Sheekh Maxamed

 

Sheekh Cabdullaahi Warsame

 

Sheekh Maxamuud Dhaayow

 

Dr. Cabdiraxmaan Diiriye Maxamed

 

Shariif Maxamuud Shariif Cali

 

Shariif Cabdisalaam Aadam

 

Sheekh Axmed Dayyib Mursal

 

Sheekh Maxamed Xanafi Maxamuud

 

Sheekh Maxamed Rashiid Cabdiraxmaan

 

Sheekh Sabriye Macallin Muuse

 

Sheekh Xasan Cabdinuur

 

Sheekh Cawil Cabdi Aaden

 

Shariif Sidow Cabdi-Shariif

 

Sheekh Cabdiraxmaan Cali

 

Sheekh Shaafi Xusen Aadan

 

Sheekh Axmad Shiil

 

Sheekh Maxamed Cali Nuur “Gacamay”

 

Sheekh Cabdirashiid Maxamed Tuurre “Ijaabo”

 

Sheekh Garaad Kaahin

 

Sheekh Cabdiraxmaan Qaadh

 

 

Fadlan, wixii faahfaahin ah kala soo xiriir:

 

 

1. Sh. Cabdiraxmaan Shariif (612) 558-5389)

 

2. Sh. Xasan “Jaamici” (612) 229-9483

 

3. Sh. Cabdiraxmaan Cumar “Haaguf” (952) 201-5832

 

 

La xiriir: Email: xasanjaamici@yahoo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this