General Duke Posted June 18, 2006 Were is Horn Afrik, YusuF Garad, Shabbele when you need them? Malleeshiyo ka amarqaadata Yuusuf Indho-cadde oo bililiqeystay xaruntii dowladda ee degmada Jowhar Posted to the Web Jun 18, 14:25 Jowhar (PP) - Malleeshiyo ka amarqaata Yuusuf Maxamed Siyaad (Indho-cadde) oo ah Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose ayaa waxay xalay bliliqeysteen xaruntii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Degmada Jowhar. Malleeshiyadaan ayaa waxay ka qaateen dhammaan qalabkii yaallay xaruntaas, waxaana ka mid ahaa waxyaabihii ay ka qaateen xaruntaas qalab a yka mid yihiin, Computers, Qalabka Xafiisyada iyo waxyaabo kale, waxaana la sheegay inay u soo rarteen dhanka Gobolka Banaadir. Wararka ayaa sheegaya in markii uu dhacaas dhacayay ay isku dhaceen ciidammo ka tirsan kuwa maxkamadaha oo ilaalo ahaa balse ay si qasab ah ku furteen goobta dabadeedna ay ka gurteen wixii dhex yaallay. Dhacaan ayaa ka dhacay degmada Jowhar iyadoo uu ku sugan yahay gudaha magaalada Jowhar Guddoomiyaha Midowga Maxkamadaha Islaamiga ah ee magaalada Muqdisho iyadoo uusan wax hadal ah ka soo saarin arrintaas. Ma ahan markii ugu horreysay oo ay ciidammada Yuusuf Indho-cadde dhac u geystaan hantidii taallay degmada Jowhar intii aan la qabsan ka hor, balse Dorraad ayay dhaceen dhammaan qalabkii yaallay garoonka diyaaradaha ee Degmada Jowhar oo aan weli wax war ah ka soo bixin inkastoo laga wada hadlay. Illa hada macada Muwqifka Dowlada Federaalka ah ee ku aadan allaabaha looga bililiqaystay magaalada Jowhar ,waxaase jira sida Puntlandpost ay ka soo xigatay ilo lagu kalsoon yahay in DFKS ay go'aan cad ka soo saari doonaan arrintaas ku wajahan dhunsashadaas hantida qaran. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 18, 2006 Looting and Courts Quote Share this post Link to post Share on other sites
raadamiir Posted June 18, 2006 it's a shame for them to loot Jowhar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 19, 2006 Jeneraalka, labadaan bari waa kacsantahay, see camalkaa, widaayoow. Siiba Indhamadoowe ayaa ku kacsantahay, qof maanta soo baxay camal. Kamoon, is daji. Adeer Cabdillaahi Yuusuf Axmed is safe nooh. Jagada ma laga qaadaayo, haka wal walin jagadiis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 19, 2006 MMA, that was quite funny, as for Mr Inda Cade he is not a new character, and I have covered his movements for a while now. Inclusing the UN monitoring report, as well as Dhoobley and his actions in Lower Shabbele. I have been consistant in my coverage even before this TFG. All one has to do is go back and check the posts on SOL. here are the Courts leaders in Jowhar The reason for this new coverage is the fact that some here would like to hood wink the masses with this claim that Inda Cade is to be taken seriously as an Islamic warrior or Mujahid. Also the actions of his men in jowhar is recent and news worthy. So your comment was amusing and lighthearted but no more than that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 19, 2006 Jowhar:- Waxaa isa soo taraya falalka dhaca ee qaar kamid ah maleeshiyooyinka Maxkamadaha ka sameenayan magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeelada Dhexe. Maleeshiyooyinka Maxkamadaha oo horey gacanta ugu dhigay gaadiid badan oo ay dowlada Talyaaniga ugu deeqday dowlada Soomaaliya, ayaa hada bilaabay in hawlahooda bililiqada ah la beegsadaan xarumaha hay'ada samafalka. Maleeshiyooyinka Maxkamadaha ayaa qaatay qalab kala gedisan oo yaalay xarumihii hay'adaha calaamiga ah oo ayagu horey shaqaalahooda ugala baxay magaalada Jowhar. Qaar kamid ah maleeshiyooyinka Maxkamadaha ayaa laga codsaday Guddoomiyahooda Shariif Axmed inuu ka saaro magaalada Jowhar. Shariif Axmed iyo Yusuf Siyaad Idhacade oo ku sugan Jowhar Bililiqadan ayaa si weyn dusha looga tuuraya maleeshiyooyin kamid ah kuwa maxkamadaha balse hoos taga hogaamiyaha ka arimiya gobalka Shabeelada Hoose ee Yusuf Siyaad Indhacade. Dhinaca kale waxaa jira warar sheegaya in maleeshiyooyinka Maxkamadaha ay qaarkood geysteen jirdil iyo kufsi, inkastoo dhaliiceynmahan ay beeninayaan hogaamiyaasha Maxkamadaha oo ayagu horey usheegay in ay shariicada dadka ku dhaqayaan. Waxaa sidoo kale jira lacago laga qaatay bakhaaro ku yaal xaafada hanti wadaag ee magaalada Jowhar oo la jabsaday, kadib intii ay maleeshiyooyinka maxkamadaha magaalada gacanta ku dhigeen. Maxamed Cabdi HorseedNet.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharmakee Posted June 19, 2006 It is outrageous but then again lawless somalia is un-proctective of biliiliqo. Quote Share this post Link to post Share on other sites