Sign in to follow this  
ANWAR

Dowladda Somalia oo bilowday bixinta baasaboor Cusub

Recommended Posts

ANWAR   

Baydhabo 14, Jan.07 ( Sh.M.Network) – Waaxda socdaalka Dowladda KMG ah ee Somalia oo shalay xafiis ka furatay magaalada Baydhabo ayaa maanta si rasmi ah u bilowday bixinta Baasabooro cusub.

 

Baasaboorkaan oo nuuciisu yahay E-passaporta ayaa waxaa durba qaatey ilaa 270 ruux oo isugu jira Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda iyo shacab kale sida uu shabelle u xaqiijiyay taliyaha waaxda socdaalka C/laahi Gaafow Max'uud.

 

Baasaboorkaan oo ka kooban 4 nuuc oo kala ah mid loogu talo galay shacabka, Diblumaadisyiin, Ajaanibta iyo shaqaalaha dowladda.

 

Gaafow waxa uu sheegay in ay sameynayaan waaxyo lagu bixinayo baasaboorkaan oo laga hirgalinayo gobolada dalka oo dhan.

 

Baasaboorkaan ayaa waxaa horey loogu soo bandhigay gudaha magaalada Nairobi, halkaasi oo munaasabad loogu sameeyay.

 

Waa markii ugu horeysay oo xarun Baasabooro lagu qaadanayo laga furey magaalada Baydhabo.

 

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

The last somali head for the waaxda "socdaalka" Allaha ha u naxriiste Nuur Bidar was dragged on the streets of Muqdisho. Now many somalis know that his death was a wrong death.

 

This ape, Gaafow" might face the same fate. This time it would be justified.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^^^Someone is mad at the world...What do you know about Gafow?

 

I'll have you know that he is a man of integrity...

 

It is never appropriate to wish death on someone...Goes to show how much one's mental capacity is...

 

Under the Siyaad Barre (allaha u naxariistee) government, Gafow worked under Nuur Bidaar...So if you believe Nuur Bidaar's death was wrong, then why wish death on Gafow...If Gafow was corrupted, so was Nur Bider - after all he was the head person...And if (God forbid) Gafow deserves to die, so did Nuur Bidaar...

 

Whether you or thousands of Somalis like it or not, as long as there is breath on Mr. Gafow's body, he will run the passport office...

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this