Cowke Posted January 7, 2010 Kooxo Tuug Ah Oo Ku Hubaysan Faashash Laga Sameeyey Biraha Kaabaanada Baabuurta Oo Faro Baas Ku Haya Shacbiga Iyo Saddex Qof Oo 48-Kii Saacadood Ee Ugu Dambeeyay Lagu Dilay Hargeysa Nin Xalay Meydkiisa Laga Helay Gudaha Dugsiga Farsamada Gacanta Ee Ex-Xalane Hargeysa, January 5, 2010 (Haatuf) - Waxa xalay lagu dilay xaafada Axmed Guray ee degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa nin lagu magacaabi jiray Carab Xaaji Nuur, iyadoo meydkiisana abaara 9:30 habeenimo ee xalay laga helay gudaha xayndaabka dugsiga farsamada gacanta Xalane, islamarkaana xalay maydkiisa loo soo qaaday Cusbitaalka guud ee caasimada. Waxa kale oo maalmihii shalay iyo doraad xaafadaha caasimada qaar ka mid ah lagy dilay laba nin oo shicib ah oo la sheegay in tuugi ay baadhasho ku dileen. Ilaa hada si rasmiya looma oga arrimaha sababay dilalkan 48kii saacadood ee ugu danbeeyay ka dhacay caasimada. Hase yeeshee waxa maalmahan ugu dambeeyay caasimada hargeysa ku soo badanayey falalka tugtu ay xilliyada habeenkii ay dadka socda ku baadhaan. Fafalkaas oo la sheegay inay gaystaan kooxo tuug ah oo ku soo batay caasimada hargeysa oo la sheehay inay sitaan faashash laga sameeyay kaabaanada biraha baabuurta oo inta badan lgu tilmaamo inaanay ciidanka bilaysku talaabooyin ku dhaca u lahayn oo ay wax kaga qabtaan falalkaasi ay fulinayaan tuugtu. Ninka xalay meydkiisa laga helay gudaha dugsiga farsamada Ex Xalane ayaa la sheegay in ilaa hada cidii dishay aan gacanta lagu haynin wakhtigan xaadirka ahna uu maydkiisu yaalo cisbitaalka guud. Maaha markii ugu horaysay ee ay tuugta habeenkii dadka baadhataa ay dad ku disho caasimada, balse sanadkii 2007-kii ayay tuugi falal baadhasho habeeno kala dambeeyay ku dileen dhawr qof oo shiciba oo xaafadahoda ku sii socday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 7, 2010 this is the work of the koonfurians fashyada dadka reer somaliland ma qataan. waba reer rwanda oo kale Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted January 7, 2010 I doubt it is idp's, the hargeisa idp's are very well behaved. It appears to be the work of rayale. He is doing anything to make sure he remains firmly seated in power. If rayale is eventually desposed, the torch will just remain with udub and some other udub will take the dictator seat to start another "udub era". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 7, 2010 Riyaale can stay in office he has the blessing of the people of somaliland and the house of elders till the Electoral commission set up a date anything from that he will stay president till election happens. Our government is doing everything to secure the big cities. Like they always did. This is the work of criminals and Somaliland police does not tolerate criminals. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 7, 2010 Good on somaliland police for catching those criminals. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 7, 2010 Kooxo Tuug Ah Oo Ku Hubaysan Faashash Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sikaawe Posted January 8, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: Riyaale can stay in office he has the blessing of the people of somaliland and the house of elders till the Electoral commission set up a date anything from that he will stay president till election happens. Our government is doing everything to secure the big cities. Like they always did. This is the work of criminals and Somaliland police does not tolerate criminals. Well said Xaji, and also to add that Somaliland is achieving its goals of self-determination step by step so far. We are thinking about beyond Riyaale's chair and the election, to succeed Somaliland's ultimate aspiration, recognition. Quote Share this post Link to post Share on other sites