Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: security crackdown continues

Recommended Posts

Hawl gallo ka socda Muqdisho

Last Updated::2007-07-10 15:03:48

 

Mogadischo:-Magaalada Muqdisho ee Caasimada Wadanka Soomaaliya waxaa maanta ka socda hawl gallo xoogan oo ay wadaan Ciidamada Amaanka ee Gobolka.

hal galladaan ayaa waxaa ay ka socdaan inta u dhaxaysa waddada soddonka ilaa waddada wadnaha ee magaalada Muqdisho, labadaas waddo oo labada dhinac ee Woqooyi iyo Koofur ka kala xiga suuqa weyn ee Bakaaraha, iyada oo Ciidamada Dawlada ku meel gaarka ahna ay Baarayeen Goobaha Ganacsiga Guryaha iyo Gawaarida marayey Wadooyinka.

 

sidoo kale Wadada aadan Cade ayaa iyana maanta waxaa ka socdey Baaritaano xoogan oo lagu baarayey Gawaarida.

 

 

Shirkadaha Isgaarsiinta iyo kuwa Xawilaadaha ayaa Ciidamada DF Soomaaliya oo kaa shanaya kuwa Itoobiyaanka ay Baarayeen, waxaana maalint shaley Irdaha loolaabey shirkada Hormood Qeybteeda Degmada Heliwaa ka dib markii lagu eedeeyey in ay qarsadeen Hub farabadan.

 

 

Maanta ayaa waxaa ay soo ururiyeen Hub u farabadan Ciidamada DF Soomaaliya iyo kuwa Itoobiyaanka waxaana ay ka soo ururiyeen Baaritaano ay ka sameeyeen Shirkado ku yaala Deegaanada Waqooyi iyo Guryo si gaar ah loo leeyahay.

 

Afhayeen u hadley Ciidamada Booliiska DF Soomaaliya ayaa sheegey in ay sii wadayaan Hawl gallada nabad ku soo dababalida iyo Hub ururinta.

 

sidoo kale waxaa saaka hawl gal laga sameeyey Degmada Dharkeenley gaar ahaan agagaarka halka lagu magacaabo Macmaanka iyada oo halkaas habiinkii xaley lagu dhaawcay Taliyihii Ciidamada ee Degmadaas xili uu ku guda jirey haw gal.

 

Ciidamada ayaa waxa laga soo xigtey in ay wadayaan hawlahaan tan iyo inta ka horeyso shirka dib u heshiisiinta qaran xiliga uu dhacayo oo ku aadan 13-ka Bishaan.

 

Mohamed Ali (Dalmar)

mohamedali11@gmail.com

HorseedNet News Desk.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^It will continue untill the job is done. Reer Mogadishu have only had a government for 7 months while they had none for 16 years. It takes time brother.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by The Duke:

^^^It will continue untill the job is done. Reer Mogadishu have only had a government for 7 months while they had none for 16 years. It takes time brother.

Remind me again yaa Duke,who is the Mayor of Mogadishu & what was his prior job title & his role for the past 16years!

 

While you are at it,please tell me what the police commissioner's job was prior to this position he now holds?

 

I am bored,please enlighten me...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Adeer only this once will I help you overcomeyour boredom.

 

Mr Dheere was a mid level business man from North Mogadishu, who became an MP in the Arta Parliment. He is a man known for being tough and in 2001 was called by the locals of Middle Shabbele to come and organise the admin there.

Long before courts and anyone else Mr Dheere created an effective admin in Jowhar

He then got too big for his boots and lost the plot, got involved in the Alliance against terror and lost.

 

With the demise of the courts he was named regional governer and mayor of Mogadishu. He has so far been quite successful in rebuilding the admin of the 16 districts.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^A/Qaybdeed is by far one of the most effective millitia commanders in the war period. He fought for Aydeed and was a hero at that time for his clan. Even Xasan dahir Aways credited him with fighting the US rangers and lauded his herioc efforts. He has been blamed by many for his actions during the war years.

However he continues to be a leader and a hero for his sub-clan.

 

He is the only man who fought the courts till the end. He is now Police chief of Somalia, due to his past career as a Police officer as well as knowledge of Mogadishu militia as well as the clan balance within the security forces.

 

My view is that individuals like Qaybdeed and Dheere are better on board as long as they respect the system and play their part.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ Its almost hard to maintain a straight face when responding to you. I like the way you are using the words leaders & Hero. If I didn’t know you, I will mistake you for a professional spokesperson, Alas you are what Kmart is to this spinning business.

 

Theres not one ounce of leadership quality in either of these two criminals. Qaybdeed is no hero to anyone(except for the qabil worshiping zealot). If I dig back into this SOL archives, I am sure you have never called Qaybdeed & Dheere such fancy names,matter of fact, I am positive you have called them the opposites of what you just called them.

 

But that aside, let me get this logic straight: according to you, to bring lasting peace to a place that has not had a govt for 16years,a govt shall appoint the very same people who were responsible for that very same chaos? Correct?

 

Warlords to bring peace & governance where they have ruined, ruled ruthlessly for 17years.

 

Yaa rabi,I promised myself i will leave Duke alone....Can someone please give me a Duke Patch,I am addicted to unearthing these fabricated lies. This is it!!

 

Lastly,before i ever leave you alone, I just saw the Baido thread & your noble contribution. I figured,perhaps you have forgotten what you just said up here, Who was Gen.Aideed's man during that Horrible Baidoa issue? Does the name Qaydeed ring any bells? :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer Farax, if you concentrate a little you shall understand.

 

1. I never called these men a hero’s, I said that Qaybdeed was hero to his sub-clan, am I wrong in that statement?

 

Consider this not long ago this fellow was arrested in Sweden for crimes committed in his USC days in and around Kismayu.

 

The reactions to his arrest was spontaneous demonstrations in Mogadishu[held in the stadium] and in Swededn as well as a quick footed action by the clan to get him off. The local clan based media played their role led by Shabble, HornAfrik and Dayniile. With “ release Gen Qaybdeed” the new slogan around Mogadishu consider he was not even a General at this time nor chief of police.

 

This my dear Farax-Brown was only a year or so ago. Hence when has he become a criminal to the average member of the clan?

 

Consider the case of Mohamed Dheere, a tough and at times quite ignorant fellow who as I have said before got too big for his boots. When Mr Dheere insulted President Yusuf a while back, he was proclaimed a hero and many agreed with his tough man stance. “Serves old Yey right”[i/] was the ringing endorsement his comments generated.

 

As for your comment about warlords and the logic I used. Adeer you showed much faith in the courts, which contained more warlords than any movement I have come across. Or was Indacade an elected fellow from lower Shabbele who was spreading the faith to the locals? :D

 

Again when did A/Qaybdeed and Dheere fall out of favour? Simple when they became subordinates of Yusuf Yey. Like Xaji Abdi Imaan who is now a “tuug”, while some used his arrset as an example of TFG hattred, he is a "tuug" because he has chosen to make deals with the TFG.

Its quite simple really.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^The bold snippets supposed to strike a cord with good Brown, eh! Little do you know about Brown....

 

Edit--

According to Duke:

M Dheere is a effective adminstrator.

Qaybdiid is a beloved leader.

 

Not only that but so far both men are doing a wonderful job, Duke says!

 

Allow adaa noo maqan!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Xiin, a disapointing attempt on your part.

 

Edit--

According to Duke:

M Dheere is a effective adminstrator.

Qaybdiid is a beloved leader.

 

Not only that but so far both men are doing a wonderful job, Duke says!

:D

I could care less for the two men above so long as the security job gets done.

 

Beloved leader lol. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Not really adeer, but sidaad ugu nuux-nuuxsatay baan ka yaabay, it takes a conviction of some sort in sidaa warlord loo ammaano, maaha?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Adeer it’s quite amusing that you would think that, since we have come accustomed to certain individuals exhibiting symptoms that even go beyond the strange Stockholm syndrome by praising and following those very same thugs [Clan Courts] who occupy their homes and birth places. Parroting every argument they present and defending them when logic dictates otherwise. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho: Caasumada Soomaaliya oo ay Lix maalmood ka dhaceen hawlgallo balaaran oo amaankaa.

12. juli 2007

 

Muqdisho(AllPuntland)- Magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya oo ay ahayd maalmihii ugu danbeeyey meel ay ka dhacayeen qaraxyo kala duwan,waxaana bar bar socday hawlgallo balaaran oo ay wada sameynayeen ciidamada dawlada Soomaaliya oo ay kaalmeynayaa Milateriga Itoobiya.

 

Hawlgalladan ciidamada dawladu sameynayeen waxa ay ku galeen guryo fara badan oo kuyaala deegaanada labaaray ,waxaana gacanta lugu soo dhigey hubab kala duwan ,kuwaas oo dhamaantood ay lawareegeen ciidamada dawlada Soomaaliya.

 

Hawlgalladii ka soconayay 6-dii maalmood ee lasoo dhaafay suuqa Bakaaraha ayaa waxa ay yihiin kuwa halkoodii ka sii socda ,ayagoo lugu baarayo dhamaan guryaha ku dhexyaala Suuqaasi waxaana laga baaraya hubab iyo in ay ku jiraan kooxo lugu tuhunsan yahay in ay ka danbeeyaan qaraxyada ka dhacaya Magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya.

 

Ciidamadu waxa ay ku guuleysteen in ay helaan waxyaabaha qarxa oo fara badan ,laakiin dawlada Soomaaliya ayaa sheegtay in ay wadayaan hawlgallada ilaa laga gaaraya maalinta axadaa xiligaasi oo furmayo sida la qorsheeyey uu dhacayo shirka dibu heshiisiinta Beelaha Soomaaliyeed.

 

Maamulka gobalka Banaadir ayaa waxa ay sheegeen in ay wadayaan hawlaha ilaa inta amaanka caasumada si rasmi ah dawlada Soomaaliya ula wareegayso ,isla markaana loo dhameyn lahaa qaraxyada dhacaya.

 

Maxamed Dheere oo ah gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu horay usheegay in ay ladagaalamayaan kooxaha ka soo horjeeda dawlada Soomaaliya,isagoo sheegay in ay dawladu qaban qaabineyso in Magaaladu noqoto caasumad nabdoon oo aysan ka dhicin wax qaraxyo ah.

 

Madaxda ugu sareysa Soomaaliya ayaa waxa ay horay usheegeen in ay magaalada ka dhigayaan meel nabdoon ,ayagoo beesha caalamkana ka codsaday taageerida qorshahaasi waxa ayna haatan beesha caalamku umuuqataa in ay wado dadaalo ku aadan codsiyada dawlada Soomaaliya.

 

Caasumada Soomaaliya ee Muqdisho oo ay dawlada Soomaaliya kula wareegtay dagaalo socday 9 maalmood ayaa waxa ay waqtigan umuuqataa in ay nabadeedo soo hagaageyso ,nabadaasina waxa ay wadada uxaareyso wada hadalo loo dhan yahay oo ay Soomaaliya iskugu timaado kana dhaca Muqdisho.

 

Inta badan hawlgallada ay sameeyeen ciidamada dawlada Soomaaliya ayaa waxa ay yihiin kuwa inta badan lugu soo qabto hubab fara badan oo dawlada looga bartay in ay soo bandhigto ,balse dawlada Soomaaliya ayaa lasheegay in ay haatan wado hubka dhigis ay ka sameysay guud ahaan Soomaaliya.

 

Faarax C/qaadir Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho: Ciidamo amniga sugaya oo caawa la soo dhigay xarunta gaadiidka Booliska

12. July 2007

 

Muqdisho(AllPuntland)- Waxaa caawa lagu arkayey degmada C/casiis ciidamo fara badan oo gaaf wareegaya xaafadahaasi iyo deegaanada kale ee u dhow dhow xarunta Gaadiidka Booliska halkaasi oo loo qorsheeyay in maalinta Axada uu ka furmo shirweynaha dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed.

 

Ciidamadan ayaa ah kuwo Boolis ah oo qaba tababar xoogan sida ay inoo xaqiijiyeen caawa saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska dowladda Federaalka ee ka howlgalaya halkaasi.

 

Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa qorsheysay in amaanka shirka dib u heshiisiinta ay sugi doonaan ciidamada Booliska iyo ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM.

 

Dhanka kale waxaa maalinta beri oo ku began Jimce waxaa la filayaa in garoonka diyaaraddaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka soo degaan diyaaraddaha soo daabulaya ergooyinka shirka ka qeybgalaya ee ka imaanaya gobolada dalka Soomaaliya.

 

Waxaa kaloo jira ergooyin ka yimid gobolada dalka oo ku sugan magaalada Muqdisho kuwaasi oo degan hoteelo gaar ah oo loo kireeyay.

 

Cali Muxiyaddiin Cali

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this