Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 16, 2007 Let's not personalize the fundamental issue at hand. Cismaan Caato iyo wuxuu yahayba iyo wuxuu ahaan jirayba Soomaali ayaa wada og. Taas aan iska dhigno. The issue is blant xadgudub dadka iyo hantidadoodaba la iskaga xadgudbaayo by these dowlad sheeg taagta daran puppets and their Xabashi masters. Kumanaan guryo badan ayee galeen, oo ka qaateen, bililiqeystay waxee qaadan kareen. Some of these happened before wax resistance dagaalo bilaaban, from day one. That is the xaqiiqda. Dowlad ku sheegaan axdigeeda Xabashi soo dhoobdhoobtay xataa ku tumaneyso [or perhaps they cannot read it?], guri la iska galaayo wax cadeyn aan la wadan, hadana hantida la iska bililiqeysanaayo iyo xataa dadka degan qaarkood la iska xiraayo. Ma meesha Adisababa ayee moodeen? Oh, then again their master is a classic kaliyetaliye, a dictator. Waa ogyihiin maadaama ay meesha ku raageenin oo ka bililiqeysta waxaa bililiqeysan kartiin ayee bilaabeen. PS - The last time I knew this Cismaan Caato person was 'xildhibaan' in this wretched dowlad ku sheeg, so whatever happened that decree from warlord Max'ed Dheere lahaa guryaha 'xildhibaanada iyo madaxweyniyaashii hore' lama gali karo after the fiasco at C/qaasin's villa? Mise dowlad ku sheeg wareersan waaye oo iyagii iskama warqabaan. Then again Xabashi ayaaba meesha masters ka ah oo meeshee damcaan iska galaan, yaaba la tashto. As the fragile, frail Stooge of Father of Xabashadda keep saying, "idaacaddaha ayaan ka maqalnaa..." Keep hearing it on idaacaddaha until meeshaa fadhisid laguugu imaado. Quote Share this post Link to post Share on other sites