Liibaan Posted October 7, 2006 Booliiska Hargaysa oo xabsiga dhigay Faysal Sh.ismaaciil oo ay walaalo yihiin Sh. Maxamed ismaaciil Warkii 06-Oct-2006 iyo Qormadii: C/qaadir gaabuush Wararka ka imaanaya magaalada hargaysa ayaa sheegaya in xalay fiidkii ay ciidamada booliiska hargaysa xabsiga dhigeen wiil ay walaala ahaayeen wadaadka u xidhan ee Sh. Maxamed ismaaciil wiilkaas oo lagu magacaabo Faysal sheek Ismaaciil .. Ilaa hada lama oga sababta ay ciidamada booliisku u xidheen wiilkan dhalinyarada ah , balse warar ay shabakada afnugaal si hoose ku heshay ayaa sheegaya in loo xidhay faysal Sh. Ismaaciil , ka dib markii ay ku tuhmeen ciidamada Somaliland inuu wado falal uu ku doonayo inuu ku soo daayo walaal kiis, arintaas oo uu markii la xidhay beeniyey .. Faysal sheikh ismaaciil ayaa ka shaqayn jiray cubitaalka Al-Manhal ee magaalada hargaysa , halkaas oo xalay isaga oo shaqadiisii caadiga ahayd wata ay ciidamada Booliiska ka soo qabteen .. Ma jiraan ilaa hada wax wara oo ka soo baxay dhanka maamulka Somaliland oo ku saabsan xidhiga Faysal Sheikh ismaaciil … C/qaadir gaabuush Lasanod Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted October 7, 2006 Sometimes nothing can save an entity. Whatever they do it will be wrong. Siyaad Barre couldn't do anything right after 1988. The warlords couldn't do anything right when they were fighting the ICU. The mini-states seen to be in the same position. Nothing can safe them, they will destroy themselves by their own actions. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain Xalane Posted October 7, 2006 This faysal dude looks like the sheikh in the video that has been claimed to be fake.IF this faysal is the brother of the sheikh that was in the torture video,then i think the video was authentic. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 7, 2006 ^^^^ Read the first sentence of that article, just undernearth the picture, it says this dude is the brother of Sheikh Ismaaciil, the one lagu jirdiley hargeisa prison Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharif_seylaci Posted October 7, 2006 ahahah we are getiin all of his family Why guys maken a hype of it the guy is a somalilander Quote Share this post Link to post Share on other sites