Liibaan Posted October 18, 2010 Originally posted by Qandali: ^Waar waa runtaa usheeg xaaji Lool@Zack, OK balse waa shardi inaydaan SSC wax hub ah kutaageeraynin Qandali waa mid xaaasid ah, SSC uun baa la daba dhigay sida adeerkii Fool Faroole, wax maqal haa noola imaan sheekada budcad badeeda Bal maxaa ka galay hadii hub la siiyo SSC? Shacabka SSC waligood ilaawimayaan taageeradii walaalahood Soomali Galbeed, Gedo, Gobalada dhexe, Caabudwaaq, iyo Galmadug ee u hureen Xoreynta SSC Aan mid kuu sheego, Soomaali Galbeed iyo SSC labadan gobol waa laf dhbarkii Halgankii Sayid Mohamed Abdullah Hasan, waxaa la isku dhahaa Daraawiish, cid kasta ayagaa iska xiga, waa dadkii Somalia usoo xoreeyey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted October 19, 2010 ^Don't take everything serious, notice the laugh emeticon at the end of my reply. Marka SSC we share a lot and like the movement. Originally posted by Taleexi: Qandali Maxaad SSC hubka ugu diiday ma kolay adiga kula soo aadayaan... cajaa'ib mise marqaankii kaluunka baad ka dhex aragtay Waar Taleexi the whole thread was kaftan, nin rag miis kula kaftami jirayaa u egtahay waa sidee saaxib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted October 19, 2010 Bal car ha la garto waxa iga qosliyaay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 19, 2010 ^^Wixii aan qoray ee niqaash koo dhami ku salaysnaa baa balaayo fagatay ! I find MMA's and Libaax's editing quite ridiculous! It’s like the so called xuduud alshabaab’s makeshift courts carry out Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted October 19, 2010 All this editing Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted October 19, 2010 Boggan sidii naastaro gadisantay buu ku soo baxay. Qofkii waligiis cajalad gadisan dhageystay baa warkaan fahmi kara. Hadda ka hor ayaa cajalad subac ku duuban halowday. Markaad shiddid, wey shaqeyn, subacii waad maqli, laakiin quraanna u eg mana aha quraan. Hadda waa tabtaas oo kale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted October 19, 2010 ^ @Qofkii waligiis cajalad gadisan dhageystay baa warkaan fahmi kara. Abtigeey (AUN) naastaro uu lahaa leenba soo xasuustay! Waxaan fahmi la'ahay laakiin, with respect to the rules about qabiil, meesha soo dad waa weeyn oo wada wax garad ah majoogaan? Hadii X-block iyo Y-block iyo Z-block laqoro maxaa ku jaban? As long as meesha af-lagaado iyo xumaan jirin...Noone can talk about Somali politics without the mention of qabiil! It is almost impossible wah...Eggshells-ka iska ilaaliyabal, haku kor tumanina... Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 19, 2010 @@Qofkii waligiis cajalad gadisan dhageystay baa warkaan fahmi kara. I am tempted to write an essay on this absurdity wallaahi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 19, 2010 xiinfanin ino qor maqaal dheer sidi oodweyne Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 19, 2010 ^^Oodewyne never objected my use of D and R for his ilk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 19, 2010 Originally posted by Qandali: ^Don't take everything serious, notice the laugh emeticon at the end of my reply. Marka SSC we share a lot and like the movement. quote: Originally posted by Taleexi: Qandali Maxaad SSC hubka ugu diiday ma kolay adiga kula soo aadayaan... cajaa'ib mise marqaankii kaluunka baad ka dhex aragtay Waar Taleexi the whole thread was kaftan, nin rag miis kula kaftami jirayaa u egtahay waa sidee saaxib. Qandali jokes are good and I didn't take your comments seriously. Maahmaah soomaali ayaa ah” hadal uur ku jira afkaa xada” , Markaa Halkaa ka wad kaftanka waa uu fiicanyahay, lakiin naga ilaali inaad wax noogu dhex qarisid sida "shardi inaydaan SSC wax hub ah kutaageeraynin" Waana runtaa Shacabka SSC iyo shacabka Bariga waa dad walaala ah oo wax badan wadaagaa, lamana tirin karo, SSC Movement waa freedom fighters - xaq u dirir u dagaalamaya dadkooda, dhulkooda iyo midnimada soomaaliyeed. Dhibaata waa Faroole iyo bucad badeediisa oo dagaal xun kula jira shacabka SSC Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 20, 2010 Faysal Roble's take on PM's old thesis Quote Share this post Link to post Share on other sites