Sign in to follow this  
xiinfaniin

How to attack 4.5 in Farmaajo's cabinet

Recommended Posts

Waar Puntland baanay xataa Afarka filnayn!

 

Ilaa at least 3 xagaayaga usoo dhacdo, meeshu gaw maleh oo girish maleh.

 

Zack-ow kuwaayagaanu wasiiru-dowlayaal idinka siinaynaa ee bal suga idinku :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by The Zack:

Xiin, hala yaabin xaaji xundhuf Jubbada Hoose and Jubbada Dhexe midna ma yaqaan, waa khaldaan oo haduu Gaalkacayo maqlay buuba dadaalay.

Xaajigu ciidankii ONLF ta ee gaardiska ku maray dhulkiisii buu weli ka xanaaqsanyahay ee ha la yaabin :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf:

^^ waxasi macquul maha dad aan somaliya ba dagin baad rabta inad wasiir ka dhigtin. wasiirada waxa iska leh reer buntiland.

Just like a valued player retained to deliver the wining goal, Puntland is on the bench for the next 8 months
:D

 

Qoloda aad leedahay dalka ma degaan, waa qoloda noogu badan, waa kaydka D block adeer ee ha naga maagin
Dude the pirate state enclave invested lots of energy and effort in this failed TFG they were unfairly striped from the pm post ,, and you want to give them the final kick in the back and take their ministerial post from them. It's not about tiro its about tayo, its not about cagawaweyn it's about caqli :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Waar waa runtaa usheeg xaaji :D

 

Lool@Zack, OK balse waa shardi inaydaan SSC wax hub ah kutaageeraynin :D

 

Reer ****- indinku 3da wadan ee Horn lugbaad kuwalaaqaysaan meelkasta, SL xataa ONLF baad kasoo dajiseen, shidada joojiya :D

 

[ October 19, 2010, 12:41 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qandali xaajiga ha waalin, nin taariikh garanaya maaha, 20kii sano la waallaa buu wax ku dhisayaa

 

xaaji xunjuf, ****-block talada ayagaa leh, halka waziir istixgelin :D , ixtiraam :D , iyo si xikmad leh bay qolo usiin

 

ma fahamtay waryaa :D

 

[ October 19, 2010, 12:42 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by xiinfaniin:

quote:Originally posted by Taleexi:

quote:

Originally posted by xiinfaniin:

^^Tan **** block, ***** ha la siiyo

 

**** block na Ila ma Gidiro ha siiyeen

 

waa talayda

War ninyahow ha na dhaafin booska
smile.gif
You have not seen Gandi's Kismayo pamphlet, have you?
:D

 

Nimanka lagama maarmo ee haku qabsan, Taleexi
War hoy bal eega wax baa salag leh!, Ma walaalkay **** baa i leh iska daa kursigaa, anna waa ku sii indho adkahay, wax weyn baa siyaasadii ****-block iska bedelay ma is tidhaahdeen smile.gif

 

[ October 19, 2010, 12:46 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Talo ma jirto tallada sheikh dalxiis ba iska leh wasiiradan aad isku haysatin isaga so xulaya ha idinku taagnaato. waxay ba iska dhigayaan niman gacantu wax ugu jirto ala war la a

Waleh nimaan aan aaqaan baa waligood heshin

Ana hashayda baan ku maalaya..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   
Qandali Maxaad SSC hubka ugu diiday ma kolay adiga kula soo aadayaan... cajaa'ib mise marqaankii kaluunka baad ka dhex aragtay smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

xaaji, kaasi waa madiixi waqooyiga , shariifka iyo anagu makala fogin, shiddo weynina ma jirto sideedaba , labo dhib baa noo muuqda labaatankii sano lasoo dhaafay, qoloda caraysan ee go'ida rabta, iyo shabaab ka inay cid wax ku darsadaan diiday oo raba gobol walba inay xoog ku qabsadaan :D

 

shiddooyinka na haystaad ka mid tahay awoowe :D , aniga iyo shariifku ba xal baan raadinaynaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sharifku ma jecla qof kursigisa ku cidhidhiya wa wuxu uga takhalusay cumarki cusla,,, Qolada Go'itanka rabta anigu maan garan kuwas adiga no faah faahin, Alshabaab na sharifku wu rabba inu ka ilaaliyo dawladisa laakin wax dawladnimo oo u raadinaya aya iska yar idinkuna gandhi iyo jengali baad ku mashqusheed iyo ma wasiir lanooga dhigo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this