General Duke Posted March 15, 2009 Dagaaladii Tuulada Wabxo oo wali soconaya iyo khasaaraha dhimashada oo sii badanaya. Ugu yaraanii 12 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dagaalo ilaa iyo shalay gelinkii dambe ka soconayay tuulada Wabxo ee degmada Ceel Buur ee gobalka Galgaduud oo ay isku fara saareen urur diimeedyada Shabaab iyo Ahlusunna Waljamaaca. Ugu yaraanii 12 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dagaalo ilaa iyo shalay gelinkii dambe ka soconayay tuulada Wabxo ee degmada Ceel Buur ee gobalka Galgaduud oo ay isku fara saareen urur diimeedyada Shabaab iyo Ahlusunna Waljamaaca. Goob joogayaal ku sugan tuulada oo ay saakay la xariirtay shabakada carmooyin.com ayaa sheegay in ay arkeen ilaa iyo 12 meyd ah oo xaafadaha tuulada lagasoo dhex saaray,kuwaas oo 2 ka mida ay ahaayeen haween halka inta kalana ay rag ahaayeen. Saaka waabarigii ayuu mar kale dagalku ka qarxay meel tuulada 12 kilometer dhinaca degmada ceel buur kaga beegan waxaana wararkii ugu dambeeyay ay shegayaan in labada dhinacba uu soo kala gaarayo gurmad aad u xoogan taas oo keentay in la maqlo daryaanka madaafiic ka xoog badan kuwii shalay la isku ridayay. Dadkii daganaa tuulada ayaa qaxay waxaana ay inta badan dadku u qexeen deegaanada bariga iyo koofurta kaga beegan tuulada Wabxo ee degmada Ceel buur ee gobalka Galgaduud. Dhawaanahanba waxaa sii laba kacleysneysay xiisada udheeysa ururada Alu suha iyo shabaabka kadib markii shabaabiyiintu bilaabeen in ay soo faagaan culumaa’udiin qabuuraha ku jiray in ka badan 100 sanadood islamarkaana ay diideen xuska nabigeena muxamed ah NNKH taas oo wadaaadada Ahlu suna ay sheegeen in aanay qaadan karin oo ay ka dagaalamayaan. Carmooyin.com news desk Contact:carmooyin2009@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted March 16, 2009 well...al shabab has finally defeated them. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted March 17, 2009 Ahlusunna Waljamaaca. TRU SOMALIENS Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shankarooni Posted March 18, 2009 VIVA ALWLIYADA Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kashafa Posted March 18, 2009 ^^ Ma maqlin ? Awliyadaada waala karbaashay. 40 aa laga dilay, including 2 self-styled "janaraals". Moooriyaanta dharbaaxatha kulul aa ku dhacthay. Check Somalimirror.com for details, can't be bothered to link. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shankarooni Posted March 18, 2009 I think if u check the past of Hasan turki, al shabaab are moryaans too.. the site you mentioned is not neutral + unknown...everyone can refer to his homepage if we go your way Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 18, 2009 Al Shabaab are in trouble. But the poor people of Galgaduud/Hiiraan areas are suffereing. This should all stop. No one will remmeber both these groups in a few years, like Qaynyare, IndaCade and Co. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted March 20, 2009 Originally posted by Sherban Shabeel: Ahlu Sunna = fake "islamic" group created by Ethiopia we should call u the obama-sherban of somalia!! lol Quote Share this post Link to post Share on other sites