Abwaan Posted July 19, 2010 Waa arrin la yaab leh oo ka turjumeysa xagga farsamo ee liidata. Waxaa cajiib ah in xitaa background-ka masawirka Cali Geeddi iyo kan qofka lagu sheegay eedeysanaha ay isku mid yihiin oo calankii Soomaaliya ka muuqdo labadaba. source Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 19, 2010 Cali Geeddi xaguu ku dambeeyay horta ?? ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 19, 2010 Marfish Nairobi ku yaal...lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 19, 2010 Maad fahmin ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 19, 2010 Ugandhaysku malaha waa niman caqli badan. Amay ka wadaan Itoobiyaanka oo Cali Geeddi u shaqaynayo ayaa ka dambeeyey oo ay uga jeedaan inay Yugaandhayska ku xumaynayaan? lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 19, 2010 Aan kuu sheegee ,, goormaa Geeddi kuugu dambaysay ?? ,, armuu Shabaabka ku biiray oo uu isaguba is qarxiyay ,,, ninkii ha laga war doono niyow ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted July 19, 2010 Maaddeey will be proud of nafti-hure Cali Gheedi! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 20, 2010 This calls for a WTF moment. Wey wareersanyihiin. Some bored cop's reconstructed image waaye. Obviously. I can't believe Interpol can easily be duped like that. And it is beyond ridiculous. Someone should contact them and straighten them out. The other suspect's teesaro-like picture's background, too, is suspect. It has the words Soomaali splashed around several times. It seems the background doesn't match that face picture. It seems there is some sinister agenda by addition of the Soomaali noun in the background. Quote Share this post Link to post Share on other sites