Yaabka-Yaabkiis Posted April 10, 2007 You Nomads devided your selfes into TFG supporters and ICU supporters base on tribe. can we think of and discuss what somali future will be alike, for me somalia future is totally lost, no hopes at all----is there any chance we can get red off endless anarchy dilemmea which is dramatically and continuesly changes to new faces/politics----siyaad bare ---> ali mahdi vs ceydiid--->maxakamad vs warlords----ethopian vs terrorist. Miyeey jiri kartaa rajo wadunki ku dago? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 10, 2007 NO RAJO AT ALL ,,,,,,,,,,, PPL ARE SAME ILAAHAYNA SAMADA CID KAMA KEENAYO Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted April 10, 2007 Originally posted by Jacaylbaro: NO RAJO AT ALL ,,,,,,,,,,, PPL ARE SAME ILAAHAYNA SAMADA CID KAMA KEENAYO Ala maxaa layska hadlay. Yaabka no worries sxb, Somalia's future is bright, sheekooyinkani wey soo gabo gaboonayaan. Jaahilnimadii waan soo dhaafnay. Nin walbaa wuu ogyahay danteenu meesha ay taalo, in aan ku dhaqaaqno un ayaa noo hadhay. Danteenu midnimo iyo walaaltinimo ayee taalaa. Soomaali wey kala maarmi wayday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 10, 2007 looooooooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted April 10, 2007 Somalai kalamama maaranto saaxib lakin maalinba maalinta ay ka danbeeso weey sii kala dheeranayaan saaxib. Yaabka-Yaabkiis Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 10, 2007 ma kala maaranto waanay sii kala dheeraanayaan ,,, then bal waakaase adigu maaree sxb ,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted April 10, 2007 Soomaali ma sii kala fogaanayso, odayaasha qabqablayaasha ah un ayaa sii kala fogaanaya, waa in jaadka laydiinka joojiyo waad wareerteene. Dadka Soomaalida ah nabad wey ku wada noolaan kartaa, nimankan koombada Adis Abeba ama Asmara la taagan baa dhibta wada. Nimankaas waa in aan iska qabano. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 10, 2007 nimankaasi dadkay metelayaan ,, hadaanay taageero haysana waxaas may sameeyeene xal la kaalay sxb ,,,,,,,,,,, kuwaasi iyagaa wadanka iyo dadkaba haystee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peacenow Posted April 10, 2007 in the next 2 years, I don't see any changes in the horizon. If at all, it will very likely get worse. The current GWB government, is very anti Islam and will look for nothing more than total submission from the people of Somalia. Contrary to political justice. Somalis are black and Islamic and well that will mean they will go to the wall. Things may rest on the EU. If the current group in Asmara, with the former speaker can convince and prod, they may see it that their hand has been tarred by the TFG. Neverthless, these groups of thugs will never leave until they are forced out, they are close as they have ever been to the pot of gold that awaits them, when the people have been pacified. Positive news wise, I'm strongly encouraged that a well organized diaspora conference, is being held soon in the UK, and that lumniraies like Professor Abdi Samatar are attending. Increasingly, it seems the diaspora is speeking with one voice. The vast majority against foreign meddling, Ethiopian troops and recognise the TFG, for what it is. Again, communities are very active, setting up work shops, conferences, groups and chairs, mailing our press releases. Increasingly, we are seeing a well mobilized and oiled community responses, that is effective at reaching the media (western) and the ear of influential people. To give you a example, Somalia Diaspora Network (SDN) put forward a united response on behalf of all the groups and released a press release, that amonsgt things, called for the unconditional withdrawdal of Ethiopian troops, after the massacre in Xamar. It would be magnificent from this support network, if we could organize a committee composed of say leader or leaders, whom we could put forward as a alternative to the TFG and whom would then campaign through a series of shuttle diplomacy for control. Everything is now in the hands of patriots. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted April 11, 2007 peacenow, Goodwork but i dont think it will make changes other-then word-of-mouth. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wisdom_Seeker Posted April 11, 2007 Well bush will be gone in 08, and it is right around the corner. The next president is already chosen, don't let all this fake elections fool you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted April 11, 2007 peacenow! thats the only way to free our nation. we as somali ppl need to do the leg and be done with wanna be leaders who has baggage on their shoulders!! somali ppl and nation should come first and not some other agenda! how hard its, somalis are one nation, one language one religion...! its quite easy!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 11, 2007 Wax in laga quusto horta maba fiicno. Dhibaatada hadda jirtana dal walba wuu soo maray, Soomaaliyana ma ugu horeynin mid lagu soo duulo, siiba mid few waxmagarada, qabyaalad-obsessed u horseedo inay dalkooda iyo dadkoodaba cadow u qabtaan. Marka yaa laga quusan dalkeena hooyo. Mustaqbalka waa isbadali karaa bari. Xabasho waxba ay naga qaadi karto ayaa iska yar haddaan gacmaha iswada qabsano. Midnimadda, iskaashiga, isbaheysidda, wada xaajoodka, walaaltinimadda, kalsoonidda, qabyaalad la'aanta iyo wixii lamid ah waa waxa kaliya loogu bixi karo xaalka maanta jiro. Tuulo yar oo kaligeed istaagi karto ma jirto. Waaba aragtaa tusaale hakuu noqdaan kuwa kumeelgaarka isdhahay kaligiin ayaa istaagi karo in Adisababa loogu taliyo, oo maalinba mid u siyaarto Xabashtaas. Maxaa Soomaali u diiday inay magaalooyinkoodda iyo degmooyinkoodda isku buuqdaan, intee the Master Sanlaawe Adisababa u fadhiyo marba mid soo caabudaayo? Ayaandarada ugu weyneed iyagii ayaa cadowgii aan loo baahneen ugu horeeye isku noqday, kii dhabta ahaana oo dalkii wada qabsaday ma u jeedaan, ama iska indhatirayaan. Soomaalidda dhan ma'aha laakiin waxa saan wado, waa in yar qabyaalad qurunkeeda dishay, qabyaalad ka doorbiday qaranimo iyo dalwadaagnimo. Runtii, miiska aan wada fariisano, geedka hoostiisa aan wada fariisano. Maxaa xal eh? Ma Xabash cadow noo ah, oo waligeena baacsan jirnay, ayaa xal inoo ah in aan ka cabsano, mise iskaashi iyo isbaheysi aan ugu hortagno? Dhulkii yaraa aan xoreysanay ayee ku dagaalamayaan, tusaale dagaaladaas soo noqnoqdo fooshaxun ee Sanaag ugu soo qaad. Mid leh 'xuduud' beenaad Ingiriiska ka tagay waaye oo waa qeyb anaga naga mid ah, kan kalena leh maya, ehelkeyga ayaa degan. Waligeed mala isweydiiye, Soomaaliyee, maxaa Soomaali Galbeed loogu dagaalami waaye maadaama dhulkaas Soomaaliyeed gumeysii Ingiriiska siiye Xabashadda, mise Xabashadda waa laga cabsanaa? Soo 'hawd' mahaan jirin dhulkii Ingiriiska xukumi jiray ee Soomaalidda oo Xabashada la siiye 1954? Taas waaba midii u dambeysay, iskaba dhaaf Soomaali Galbeed dhan. Quote Share this post Link to post Share on other sites