Sign in to follow this  
General Duke

President Yusuf names governor for Galgaduud

Recommended Posts

Yuusuf.JPG

 

Madaxweynaha Soomaaliya oo u magacaabey Gudoomiye Cusub Gobolka galduduud

Last Updated::2007-08-08 11:58:10

 

Mogadischo:-Madaxweynaha Xukuumada Soomaaliya Cabdullahi Yuusuf Axmed ayaa waxaa uu Magacaabey Gudoomiye Cusub oo uu yeesho Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Wadanka Soomaaliya.

Madaxweyne Yuusuf Wareegto ka soo baxdey Xafiiskiisa ayaa waxaa uu ku magacaabey Cabdul Qaadir Cilmi Nuur (Suufi) in uu noqdo gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Galguduud.

 

Wareegtada uu ku magacaabey Madaxweynaha Gudoomiyaha Cusub ayaa waxaa ay ku taariikheysneyd 12 kii bishii horey waxaana lagu xusey in Codsi ka yimid Wasaarada Arimaha Gudaha ee DF Soomaaliya ka dib markii uu tixgeliyey Madaxweynaha in ay Muhiim noqotey in Madaxweynuhu uu magacaabo Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Galduud.

 

Tan iyo markii ay Xukuumada Soomaaliya ay si buuxda ula wareegtey Gacan ku haynta Gobolada dhexe ee Wadanka Soomaaliya, ayaan xukuumada Maamul Xoog leh oo hanta Mas’uuliyada Guud ahaan Gobolka Galguduud aysan ka hirgelin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gobolada dhexe oo u muuqda kuwo ka hirgalaya Maamulo Fedraalka ka tirsan.

 

Waxaana hada muuqata in ay hirgaleyso Maamulka uu u magacaabey Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo qeyb ka ah maamul u sameyn buuxda oo ay xukuumada Soomaaliya Maamul ugu sameyneyso Wadanka Soomaaliya in ay ka hirgaleyso hanaanka la doonayo wadanka Soomaaliya in lagu dhaqo kaas oo ah Hanaanka Federaalka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gudoomiyaha oo ku sugan Muqdosho oo soo dhaweeyey xilka loo Magacaabey.

 

dhinaca kalena Gudoomiyaha Cusub ayaa soo dhaweeyey Xilka loo magacabey isaga oo ballan qaadey in uu ka soo dhalaalayo.

 

waxaana uu sheegey Gudoomiyuhu in uu u ambabaxayo dhawaan Gobolka Galguduud si uu halkaas oga shaqo bilaabo.

 

 

Mohamed Ali (Dalmar)

Ibnucalixirsi@hotmail.com

HorseedNet NEws Desk.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Juje:

Bal gardarada intaan la'eg firsha.

lol...Malla yaabtay...toloow laascaano, jarriiban iyo beyra ma u magacaabi karaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. adeer, there you have the problem. The TFG has built up the admin for all these regions. These admins will lead to the elections that all the locals will choose, as soon as the security situation improves.

 

Anyhow a great step.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this