General Duke Posted August 9, 2007 Madaxweynaha Soomaaliya oo u magacaabey Gudoomiye Cusub Gobolka galduduud Last Updated::2007-08-08 11:58:10 Mogadischo:-Madaxweynaha Xukuumada Soomaaliya Cabdullahi Yuusuf Axmed ayaa waxaa uu Magacaabey Gudoomiye Cusub oo uu yeesho Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Wadanka Soomaaliya. Madaxweyne Yuusuf Wareegto ka soo baxdey Xafiiskiisa ayaa waxaa uu ku magacaabey Cabdul Qaadir Cilmi Nuur (Suufi) in uu noqdo gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Galguduud. Wareegtada uu ku magacaabey Madaxweynaha Gudoomiyaha Cusub ayaa waxaa ay ku taariikheysneyd 12 kii bishii horey waxaana lagu xusey in Codsi ka yimid Wasaarada Arimaha Gudaha ee DF Soomaaliya ka dib markii uu tixgeliyey Madaxweynaha in ay Muhiim noqotey in Madaxweynuhu uu magacaabo Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Galduud. Tan iyo markii ay Xukuumada Soomaaliya ay si buuxda ula wareegtey Gacan ku haynta Gobolada dhexe ee Wadanka Soomaaliya, ayaan xukuumada Maamul Xoog leh oo hanta Mas’uuliyada Guud ahaan Gobolka Galguduud aysan ka hirgelin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 9, 2007 Gobolada dhexe oo u muuqda kuwo ka hirgalaya Maamulo Fedraalka ka tirsan. Waxaana hada muuqata in ay hirgaleyso Maamulka uu u magacaabey Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo qeyb ka ah maamul u sameyn buuxda oo ay xukuumada Soomaaliya Maamul ugu sameyneyso Wadanka Soomaaliya in ay ka hirgaleyso hanaanka la doonayo wadanka Soomaaliya in lagu dhaqo kaas oo ah Hanaanka Federaalka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 9, 2007 Gudoomiyaha oo ku sugan Muqdosho oo soo dhaweeyey xilka loo Magacaabey. dhinaca kalena Gudoomiyaha Cusub ayaa soo dhaweeyey Xilka loo magacabey isaga oo ballan qaadey in uu ka soo dhalaalayo. waxaana uu sheegey Gudoomiyuhu in uu u ambabaxayo dhawaan Gobolka Galguduud si uu halkaas oga shaqo bilaabo. Mohamed Ali (Dalmar) Ibnucalixirsi@hotmail.com HorseedNet NEws Desk. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted August 9, 2007 Bal gardarada intaan la'eg firsha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 9, 2007 Originally posted by Juje: Bal gardarada intaan la'eg firsha. lol...Malla yaabtay...toloow laascaano, jarriiban iyo beyra ma u magacaabi karaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 10, 2007 ^^^lool. adeer, there you have the problem. The TFG has built up the admin for all these regions. These admins will lead to the elections that all the locals will choose, as soon as the security situation improves. Anyhow a great step. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted August 10, 2007 What happened to Prof. Kimiko? Waa loo xiiray intuu soo maqnaa miyaa? :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 10, 2007 ^^^Kimiko, you mean the "Galmudug", dude? Quote Share this post Link to post Share on other sites