General Duke Posted December 21, 2006 ^^^lol. Onkod reports are getting as deperate as Olol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 21, 2006 Government claims victory in Somalia fighting source -------------------------------------------------------------------------------- Somalia's transitional government claimed its Ethiopian-backed armed forces had inflicted heavy losses on Islamic fighters in an upsurge in a conflict threatening to embroil the entire region. Rival forces pounded each other with heavy shells and rockets near the seat of government in Baidoa, about 250 kilometres (155 mile) northwest of the capital Mogadishu, and hundreds of terrified civilians fled the battlezone. "The onslaught of the Islamic Courts Union and their terrorist allies has been defeated," the information ministry in Baidoa said, adding that "hundreds" of Islamic fighters had been killed. The clashes began overnight Tuesday after Islamist forces attacked government training camps in Daynunay and Manas, each within 30 kilometres (20 miles) of Baidoa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 21, 2006 Al Jazeera said the Islamic Courts had denied reports from Baidoa claiming hundreds of its fighters were killed in heavy fighting there. Late on Tuesday, government troops and Islamic fighters also clashed near Idale, another front-line village northwest of Mogadishu, spokesmen from both sides said. Ten people were killed. Fears of a full-blown civil war have intensified in recent weeks as the government and the Islamic Courts dismissed efforts to schedule peace talks and threatened military action. source Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 21, 2006 Ciidamadda xooga dalka Somaaliya ayaa dharbaaxo lama filaan ah ku dhuftay huwanta maxaakiimta xamar. Baydhabo:-(abaaqaroow)wararka caawa uu nasoo gaarsiiyay wariyaha shabakada abaaqaroow u fadhiya magaalada Baydhabo Ureen Birkaan ayaa wuxuu inoo sheegay in huwantii maxaakiimta la baacsanayo ayna dib uga gurteen meelihii ay saaka ku sugnaayeen halkaana ay uga carareen gawaari badan oo kuwa dagaaölka ah ,19 maxaabiis iyo 23 dhimasho soo gaartay Maleesiyada huwanta Maxaakiimta, maydadkoodii iyo dhaawacoodiina ka cararay. Magaalada buur-Hakaba iyo Leego inta u dhexeysa ayay Maleesiyada Huwanta maxaakiimta isku aruursanayaan markay galabtay kala lumeen una adkeysan waayeen dayaanka Sawaariikhda casriga iyo gantaalada meelaha fog wax ka dila kuwaa oo dushooda ku soo hoobtay. ayagoo is lahaa idinkoo digrinaya baad gali doontaan Baydhabo. Dagaalkan ayaa noqon doona midkii ay ku rogman lahaayeen mujrimiintaasi xaqdarada ku socda iyo dhuuni qaadyada ay wataan .(I-arkooy , I-arkooy iqariyooy baa ku xigidoonta). Ciidamada Xoogga dalka ayaa adeegsanayay hub casri ah ,oo u badnaa kuwa waaweyn,guuxooda dhaga cadawgana u daran. waana midda maanta keentay inay maxaakiimta ka cararaan maydadkoodii iyo kuwii dhaawaca ahaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 21, 2006 Dagaal aad u xoogan oo ka Dhacay Deegaamada Iidaale, Buur hakabo iyo Qansax Dheere Ee Gobolka Baay Dagaal aad u Xoogan ayaa saakay waxa uu ka qarxay Deegaamada Iidaale, Buur hakabo iyo Qansax Dheere. Dagaalkaan oo khasaaro aad u ba’an gaystay sida uu shaaciyay Wasiirku Xigeenka Wasaaradda Gashaan Dhiga Ee DFKM Ee Soomaaliya Mudane Salaad Cali Jeelle waxa uu sheegay inay guulo ka soo hooyeen Dagaalkaan ay saaka lagaleen MMI. Waxa uu Wasiirka sheegay in Ciidamada Dowlada ee Dagaalka kaga jira Dhanka duleedka Degmada Buur Hakabo ay gacanta ku dhigeen tiro kamid ah gawaarida Dagaalka ee Maxkamadaha. Sidoo kale Mudane Jelle ayaa warbaahinta waxa u cadeeyay in Dagaalka ay la galeen Ciidamada MMI ay Dib u durjiyeen ilaa 15 KM deegaanka Moode Moode oo 40 KM u jira Baydhabo. Sidoo kale wararka nasoo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in Dagaalka ugu kharaar uu ka socdo Deegaamada Iidaale iyo Qansax Dheere oo khasaaro aad u ba’nna laga soo gaarsiiyay Ciidamada Maxaakiimta ee Muqdisho. Wararka kale oo ka imaanaya Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in la soo gaarsiiyay qaar ka mid ah gawaarida dagaalka oo laga qabtay Ciidamada Maxaakiimta ee Muqdisho Dagaalkaan ayaa k soo beegmay Xilli wafuud ka socota Midowga Yurub ay maantay Soo gaartay Magaalada Baydhabo Ee Gobolka Baay Wixii ku soo kordha ha ka dheeraan www.alldarwiish.com Max’ed Axmed Abshir Dhoodhoole12@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 21, 2006 Warbixintii ugu dambaysay dagaalada Somalia 20 Dec 20, 2006, 18:16 Waxaa degan xaalada deegaanadii ay dagaaladii xooganaa ee u dhaxeeyay golaha Maxkamaddaha Islaamiga iyo ciidamada Dowladda KMG ah ee Somalia oo sida la sheegay gacan ka helaya ciidamada Ethoipia. Deegaanka Daynuunaay oo magaalada Baydhabo u jirta qiyaastii 20 Km ayaa sida wararku sheegayaan waxaa maanata dagaal xoogan ku dhex maray labada dhinac ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay isu adeegsadeen madaafiicda waaweyn ee dagaalka iyadoo dhinaca dowladda KMG ah ay dagaalkaasi u adeegsanayeen madaafiicda waaweyn sida qoriga loo yaqaan BM iyo madaafiic kale, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare labada dhinaca ah, inkastoo warbixin rasmi ah aan laga heyn. Dadka degaanka ayaa sheegaya in rasaas si teel-teel ah ay weli dhacayso balse aysan jirin dagaal xoogan oo iminka socda. Golaha Maxkamaddaha Islaamiga ayaa ku doodaya in ay gacanta ku dhigeen Daynuunaay isla markaana ciidamada dowladda ay ka reebteen gaadiidka Tiknikada loo yaqaan iyo kuwa ciidamada lagu qaado ee loo yaqaan Ural-ka, waxayna Maxkamadaha ay qirteen in ay jirto khasaaro dhimasho oo soo gaaray ciidamadadooda. Dhinaca dowladda KMG ah ayaa iyaduna sheeganeysa guulo ay ka gaareen dagaalkii ay la galeen Maxkamaddaha Islaamiga isla markaana aysan jirin deegaan laga qabsaday, afhayeenka wasaaradda warfaafinta dowladda KMG ah Md. Maxamed C/qaadir Axmed (Maxamed Deeq) oo aan la xiriirnay isagoo ku sugan Baydhabo ayaa sheegay in ciidamada Maxkamaddaha Islaamiga ay siiyeen cashar lama ilaawaan ah isla markaana aysan jirin deegaan ay kala wareegeen, isagoo intaa ku daray in Maxkamaddaha Islaamiga ay dagaalka geliyeen caruurta dugsiyada kuwaasoo markii uu dagaalka qarxay dhibaato xoog leh soo gaartay. Wasiir ku-xigeenka Gashandhiga Salad Cali Jeelle ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay ka geeriyoodeen sadax ruux, Toban ka mid ah ciidamada maxkamaddahana ay kaga dileen dagaal ka dhacay degaanka Idaale. Taliyaha ciidamada Maxkamaddaha eek u sugan Buurhakaba Sheekh C/llaahi Macalin ayaa isagana sheegay in ay ku sugan yihiin deegaanka Daynuunaay, isagoo sheegay in tiro ciidamo Ethoipia ah ay ka dileen dhinaca dowladda kuwo kalena ay ka qabsadeen. Warar madax banaan oo aan ka helnay degmada Baydhabo ayaa sheegaya in ciidamada Dowladda KMG ah ay afka sareen degmada Diinsoor ee gobolka Bay halkaasoo ay ku sugnaayeen ciidamada Maxkamaddaha Islaamiga oo haatan ku sugan duleedka degmada Diinsoor halkaas oo laga baqayo in maanta dagaal ka qarxo.Waxaa aad u adag in la helo xogta dhabta ah ee dagaalada manta ka dhacay degaanada Daynuunay iyo Idaale. Tiro meydad ah oo ku dhintay deegaanada uu maanta ka qarxay dagaalada ee Daynuunaay iyo Idaale ayaa lasoo sheegayaa in ay daadsan yihiin wadooyinka kadib markii labada dhinac ay awoodi waayeen in ay kala qaataan meydka iyadoo kuwii ku dhaawacmay dagaalkaasi qaarkood ay u geeriyoodeen dhiig bax sida ay soo sheegayaan dadka degaanka. Mas’uuliyiinta dowladda FKMG iyo midowga Maxkamdaaha ayaa midba walba waxaa uu sheeganayaa in uu guulo kasoo hoyeen dagaalka maanta dhacay. Suxufiyiinta ku sugan gobolka Bay ayaa ku soo waramaya in ciidamada labada dhinac ay ku kala sugan yihiin goobihii maanta dagaalku ka bilowday. Cali Muxayadiin Cali,GO Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 21, 2006 Who is the source (GO) by the way? Magaca xitaa waa la dhammaystiri waayey maybe for a reason. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 21, 2006 [GO] stands for, Garowe-Online. run by Mr Faroole, an anti TFG/Puntland web portal.. source Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somali_Friend Posted December 21, 2006 General Duke and other Nomads, I have a question for you folks. If one asks the Taliban of Afghanistan about a battle, you are sure to get the truth or very close to it. If one asks HizbAllah about some battle, you are sure to get the truth or something close to it. In Somalia, so far, as regards to ethiopia has been all lies from the ICU side. They have captured ethiopian soldiers, they have captured believe it or not ethiopian technicals, they have located ethiopian army all over somalia in hundreds of hamlets and villages, ethiopia has thousands of tanks the ICU puts at at par with Turkey or even european countries. These are supposed to be "people of the book". On the contrary the TFG is measured, no propaganda let alone lies, and these are supposed to be political animals. Why so much difference between Somalia and other countries? Is it the same ICU does about TFG or other Somali states as well, just like that of ethiopia? How many ansavory persons could the ICU have at the top to really abuse the religion like this? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 21, 2006 ^^They do lie. From the reports I have had, they have had a major set back. Quote Share this post Link to post Share on other sites
QabiilDiid Posted December 21, 2006 Wiilo, thank you for the good news.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted December 21, 2006 Duke, i guess you didnt see the Al Jazeera pictures last night? Please watch the Arabic version. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 21, 2006 ^^^I have, brother. However whats amazing me is the news coming out of Mogadishu, right now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 21, 2006 ^^What does it say yaa Duke? Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted December 21, 2006 ^^What news is that? The peace talks? Quote Share this post Link to post Share on other sites