Major-General Cawad Posted August 9, 2005 Muqdisho: Dil aad looga naxay oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho. - Tuesday, August 09, 2005 at 11:08 Muqdisho(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho xarunta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in xalay nin dhallinyaro ah lagu gawracay inta u dhaxasya isogsyka Siinaay iyo Xararyaale. Warka ayaa intaasi ku daraya in saaka waabarigii la arkay maydka ninkaasi lagawracay oo jirkiisa oo dhan lagu jar jaray mindi , isla marakaasna ay suurtoobi wayday in laqaado. Goob joogayaal kusugan xaafadda Buuloxuubeey ayaa sheegaya in lagaran waayay muuqaalka iyo dhismaha jirka ee ninkaasi la dilay , waxaa sidoo kale lasheegay in ninkaasi la jar jaray uu ahaa nin dhallinyaro ah oo 30 jir lagu qiyaasay. Waxaa la isla dhex marayaa Muqdisho in ninkan la dilay lagala baxay Kalyihii iyo Beerkii , inkastoon aan si rasmi ah loo xaqiijin karin arintaasi. Dhacdadan ayaa noqotay mid ay aad ula yaabaan dadka magaalada Muqdisho, inkastoo dhacdadani aysan ahayn mid ku cusub magaalada Muqdisho ayaa haddana dadku ku tilmaameen fal waxashnimo ah. Dhowr goor oo hore ayaa magaalada Muqdisho lagu arkay dad hilbohoodii la jar jaray oo lagu soo guray boco ,lana dhigay dariiqyada magaalada . CCC Farayaamo AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted August 9, 2005 Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raji'uun What an inhuman action to take, it's beyong human beings imagination It's frightening to see the situation getting worse by the day! God help my people Quote Share this post Link to post Share on other sites
Camel Mlik Posted August 9, 2005 Originally posted by Qorshel: Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raji'uun What an inhuman action to take, it's beyong human beings imagination It's frightening to see the situation getting worse by the day! God help my people Inn lilaahi wa inaa ilayhi raji'uun Muqdisho needs help! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nomadic Activist Posted August 10, 2005 Iilaahay haa uu naxariisto A similer incident happened in Kismayo (when morgon and his lunatic kins were in power) were this man was caught (dring the battle for Kismayo) and then cut into pieces by 30-45 mahbar ladys with knifes. C/laahi Yuusuf kabo ka waa weyn aas isku jimayhaa; kursiga madaxweynanimadana waxaa xaq u leh Musse is quite a kidder, you should finish the rest of the qoute thou. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MR ORGILAQE Posted August 10, 2005 when morgon and his lunatic kins were in power I think you described yourself very well. Well done son....clap clap clap clap clap. Quote Share this post Link to post Share on other sites