Emperor Posted May 10, 2008 Wafdi ka socoda Ururka Islaamka oo soo gaaray dalka Jabuuti si uu kaga qeyb galo kulanka nabadeed ee dowladda iyo mucaaradka u bilaabmaya maanta. Wufuud kasocota beesha caalamka ayaa ku soo qulqulaya magaalada jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti si ay kaga qeyb galaan wada hadalada nabadeed ee maanta ay suura galka tahay dowladda Soomaaliya iyo is bahaysiga mucaaradka in ay u furmaan. Wufuud kasocota beesha caalamka ayaa ku soo qulqulaya magaalada jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti si ay kaga qeyb galaan wada hadalada nabadeed ee maanta ay suura galka tahay dowladda Soomaaliya iyo is bahaysiga mucaaradka in ay u furmaan. Xoghayaha guud ee Ururka Islaamka Professor Ekmeleddin Ihsanoglu, ayaa dalka Jabuuti u soo diray wafdigan oo ujeedadiisu tahay in uu goobjoog ka ahayd kulanka nabadeed ee u bilaabmaya dhinacyada Soomaaliyeed ee iska soo hor jeeda. Wafdigan ayaa maalmihi lasoo dhaafay kusugnaa xarunta dalka yemen ee Sanca oo ay wada hadllo arrimaha Soomaaliya ku saabsan kula lahaayeen masuuliyiinta Yemen. Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa muddo todobaad ah wada hadallo uga soconayaan dalka Jabuuti,waxaana wada hadaladaas gar wadeen ka ah wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ugu qaabilsan arrimaha Soomaaliya. Wakiilka xoghayaah guud ee arrimaha Soomalaiya Oudl Abdullah waxaa uu sheegay in uu aad ugu rajo weynyahay guul wada ahdaladaa in laga gaaro. Xafiiska war qabadka shabakada carmooyin.com ee Baydahbo. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@GMAIL.COM Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted May 10, 2008 Wafdi Ka Socda Urur-ka Islaam-ka Oo Gaaray Magaalada Jabuuti Magaalada Jabuuti ayaa waxaa ku sii Qul Qulayay Wufuud ka socota Caalmaka oo DFoonaya inay Goob joog ka ahaadaan Kulanka Lagu Heshiisiinayo Dowlada Soomaalia iyo Mucaaradka oo Lafilayo Inuu Ka Dhaco Dalka Jabuuti, Wafdi uu Dalka Jabuuti u soo Diray Xoghaya Guud ee Ururka Islaamka Professor Ekmeleddin Ihsanoglu ayaa Goor Dhawayd gaaray Magaalada Jabuuti,iyagoona Halkaas ay ku soo dhaweeyeen Wufuud kalayto oo Horay u gaadhay, Kulankaan Lagu Hadalsiinayo Mucaarad-ka iyo Dowlada Soomalia ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Arimaha Soomaalia Oudl Abdullah isagoona sheegay Inuu ku raja weyn yahay Kulankaan,oo guul laga gaari Doono, Wixii ka soo kordha hamoogaan allmudug.org. Saciid C/llaahi Kulmiye Nadaara. AllMudug.org kala soco wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Somalidaba. Quote Share this post Link to post Share on other sites