Kamaavi Posted April 20, 2010 Jenankii kala gaabiyey caasimada ayaa maanta isagoo qorshe waanwaan u socda soo gaaray Xamar. Wararka soo baxaya waxa ay sheegayaan in Jeneraal Gabre iyo wafti uu hogaaminayo uu soo direy Ra’isulwasaarada Ethiopia Males Zanawi si ay waanwaan uga dhex bilaabaan Gudoomiyaha baarlamaanka iyo madaxda kale ee DKMG ah oo ishaya. Xogaha la hayo waxay tibaaxayaan in waftiga uu Xamar ku yimid dalab si shaqsiyan ah uga yimid Aadan Madoobe oo dhawaan markii uu Addis Ababa soo marayay Males ka codsaday in la dhexdheexaadiyo isaga iyo Cumar Cabdirashiid oo xulufeysi ka heysta Shariif Sheekh Axmed iyo Shariif Xassan. Gabre waxa uu illaa iyo haatan kulamo kala gaargaar ah la yeeshey garabyada kala duwan, walina ma jirto cid ka hadashay imaanshihiisa. Jeneraal Gabre waxa uu ahaa jenankii arxanka darnaa ee hogaaminayay ciidamadii xabashida ee Soomaaliya qabsaday sanadkii 2007 dii, waxaana lagu xasuustaa xasuuqii baahsanaa ee uu caasimada iyo meelo kala ka geystey isaga iyo ciidamadiisa. Ciidamada xabashida waxa ay dalka kaga baxeen heshiiskii Jabuuti ee lagu soo dhisey dowladani hada jirta, sanad kadib ayuu caasimada dib ugu soo laabanayaa, isagoo markani ergey dublamaasiyadeed ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted April 20, 2010 Kenya Warns Collapse of TFG Over Parliament Dispute Somalia — The Kenyan government has warned a collapse of the transitional government of Somalia over bitter the dispute between the parliamentarians, official said on Tuesday. Aden Barre Duale, a livestock minister said in an interview with Shabelle radio that they would warn any collapse faces to the transitional government calling for the authorities of the transitional government to solve the dispute between the legislator over the post of the speaker the parliament. "It is difficult time; dispute is not good for the government officials right now. So the lawmakers should return to the constitution and law to reach solution," said the minister. He also talked the bad relation between the Kenyan government and Harakat Al-shabab Mujahideen saying that Kenya deployed more troops to the border between Somalia and Kenya saying that Harakat Al-shabab controls more areas in the border. " They have rights to control there, but they could not cross the border, it was said that Al-shabab are terrorists, but that does concern about Kenya, it is for the US government and westerners," added the minister. Asked bout more Somali government troops trained in Kenya and also that there were some of Hizbul Islam fighters were in the neighboring country, he replied that Kenya and transitional government of Somalia had relations and there were trained troops for the TFG, but declined to comment on that. The minister denied that there were fighters of Hizbul Islam in Kenya concluding his speech that Kenya will never intervene Somalia Source! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted April 20, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: Source? Aan ku siiyee ,,,, ma shaah ayaad ku darsan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 20, 2010 maya canjero Xabashi baan ku dhibi laha si aad xamar ugu qeybsid Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted April 20, 2010 ^Caanjarada ma u dubtaa sidii islaanti Tigist ahayd? Gabre warkiisa hadaad rabto tel alow. Juje soo qabo dheh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted April 20, 2010 ^^you and you FAKE news are soo funny Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted April 20, 2010 ^lol Waryee dee what is fake about the news? The man is definitely there as it has been reported. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 21, 2010 Stuff & Nonsense ............ If he is coming back, it is only to slap Sh. Hotel on the face ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted April 21, 2010 What is the real reason he is there? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted April 22, 2010 ^He got an opportunity to slap Sh.Aamusane on the face. Seriously. Ninka waa loo yeertay.Qorshe waan waaneed ayuuna u joogaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites