General Duke Posted June 30, 2008 Hassan Aadan Samatar: Puntland waxaan imaanayaa markii amxaaradu ka baxdo Posted to the MOL June 28, 2008, 9:25 pm Fanaanka Hassan Aadan Samatar oo ka mid ahaa fannaaniintii hore ee qaranka Somaliya ayaa ka qaybgalay barnaamijka falanqaynta jimcaha oo ka baxa laanta afka Somaliga ee BBC. Hassan Aadan Samatar ayaa dhagaystayaal badan oo ka soo wacayay gudaha Somaliya barnaamijkaas uga jawaabay su'aalo badan oo ku saabsanaa taariikhdiisii faneed iyo intii uu wadanku burburay wixii uu ku soo kordhiyay heesihiisii hore. Su’aalaha ugu xiisaha badnaa ayaa waxaa laga soo kala weydiiyay magaalooyinka Hargaysa, Gaalkacyo, Muqdishu iyo Xudur. Hassan Aadan Samatar ayaa dhagayste joogay magaalada Hargaysa wuxuu soo weydiiyay goorta uu fanaankaasi imaan doono oo ka heesi doono Somaliland. Xasan ayaa ugu bishaareeyay dhagaystahaas in Xasan uu Hargaysa ku soo socdo sanadka soo socda. Su’aal taas hore la mida ayaa Hassan Aadan Samatar laga soo weydiiyay magaalada Gaalkacyo. Hassan Aadan Samatar ayaa su’aashaas dambe kaga jawaabay inuusan puntland cag soo dhigi doonin inta Amxaaradu haysato. Taas oo layaab ku noqotay dadkii dhagaysanayay. Sida dad badan ogyihiin ciidamo iyo saraakiil itoobiyaan ah oo badan ayaa ku sugan dekada Berbera oo ay dowlada itoobiya wax ka soo degsato. Hassan Aadan Samatar ayaa waxaa qaaday sida jawaabtiisa ka muuqatay qabiil, isagoo Puntland kaliya ku diidaya inay taageersan tahay dowlada KMG ah, halka uu ku faraxsan yahay inuu heeso ka soo qaado Somaliland oo cadeysatay inay gabi ahaanba ka go’do Somali inteedii kale iyadoo haddana Somaliland xiriir hoose oo wanaagsan la leh dowlada Itoobiya. Ma ahan Hassan Aadan Samatar kaliya fanaaniinta qabyaaladu qaaday, fanaan kale ayaa qaarkood sameeyay heeso ay ku dhibaataynayaan beelo kale, heesahaas oo ay uga qayb qaateen dagaaladii sokeeye. Mudugonline.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 30, 2008 Su’aal taas hore la mida ayaa Hassan Aadan Samatar laga soo weydiiyay magaalada Gaalkacyo. Hassan Aadan Samatar ayaa su’aashaas dambe kaga jawaabay inuusan puntland cag soo dhigi doonin inta Amxaaradu haysato. Taas oo layaab ku noqotay dadkii dhagaysanayay. Sida dad badan ogyihiin ciidamo iyo saraakiil itoobiyaan ah oo badan ayaa ku sugan dekada Berbera oo ay dowlada itoobiya wax ka soo degsato. Hassan Aadan Samatar ayaa waxaa qaaday sida jawaabtiisa ka muuqatay qabiil, isagoo Puntland kaliya ku diidaya inay taageersan tahay dowlada KMG ah, halka uu ku faraxsan yahay inuu heeso ka soo qaado Somaliland oo cadeysatay inay gabi ahaanba ka go’do Somali inteedii kale iyadoo haddana Somaliland xiriir hoose oo wanaagsan la leh dowlada Itoobiya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 30, 2008 We have had a warlord Yusuf IndaCade. Now we have the singing shiekh Hassan Adan Samatar, take a bow sir, and fight the good cause while singing in Hargaysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Castro Posted June 30, 2008 ^^^^ If he had said he'll sing in Boosaaso and not Hargeysa, you'd label him an honorable nationalist. Now he's just a "loser", "clannist", and "sheikh". May be Boosaaso doesn't have a big enough venue to hold the massive concert? Have you given any thought to that? LOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 30, 2008 May be Boosaaso doesn't have a big enough venue to hold the massive concert? Have you given any thought to that? (your clanish insults noted) If I were you, I would stick to chearleading for ahbal Riyaale. You know nothing about Boosaaso as it is certainly more developed than the small town Boorama you seem to resent when others mention. Talk about a complex. Adeer maskiin ayaad tahay. Stick to your usual bigotry stuff and let the landscape experts comment about Boosaaso and what it doesn't have. That is a sincere advice young man. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 30, 2008 Xassan adan samatar muxu ka doonii meel xabashii hayasata generel duke walii wuxu aaminsanyahay inu xabashidu isagu watto, war iyaka adiga ku watta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 30, 2008 ^^^lool. Adeer liberate Berbera and then talk. Hhypocracy from a secessionist is like the heat of the sun, they go together. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted June 30, 2008 Singing is what Hassan does the best, I think He should stick to that. I know him personally, intellectual debate is not his forte. but then again what he said was true. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 30, 2008 ^^^What he said was true, Hargaysa is different from Galkacyu in what way? Its absolute nonsence and Samatar is nonsence. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Castro Posted June 30, 2008 I think I touched a raw nerve, Generale for you to come out swinging like that. Why would Xassan Aadan diss Boosaaso like that though? That is the real question. Is he saying Boosaaso is home of the collaborators? Does he prefer Secessionists to Collaborators? These are the issues you need to explore awoowe. Instead of the verbal diarrhea about Riyaale and some such nonsense. lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted June 30, 2008 Maasha-Allah, welcome aboard, Sheikh-al-Xassan Bin Samatar Yaa sheikh, can I call you Al-Beledweyni? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thierry. Posted June 30, 2008 Mashallah I second your statement Paragon but seriously Mr Samatar is neither an intellectual nor a sheikh but then again patriotic Somalis come in all shapes and forms and clearly out number the stooges. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 30, 2008 Castro: What on earth are you blabbing about ? Adeer, Xasan Adan Samatar is a singer, his views outside weddings and Somali pop music is irrelevant. Its quite amusing that he followed the route and taken sides. Its not about anything other than clan feeling, does it hurt anyone? Just like Pete Thatchell efforts on behalf of Riyaale and Warrabe wont get the secessionists anywhere. I like the new Shiekhs though, Shiekh Xasan Samatar. Thierry, lool, are you fooling yourself again lad. The Asmara groups are the biggest stooges, they started a awar on behalf of Asamara and now cry foul from Asmara while sending children to their deaths, cowardly ****** and their supporters not much to worry about, singers and their clan likes. Also Xasan Samatar, IndaCade, Cayrow Aways, Dhusa Mareb, Guriceel, is there a pattern emerging? Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted June 30, 2008 Originally posted by Castro: Why would Xassan Aadan diss Boosaaso like that though? That is the real question. Is he saying Boosaaso is home of the collaborators? Does he prefer Secessionists to Collaborators? Work your brain cells sxb. I'll give you one clue... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Castro Posted June 30, 2008 ^^^^ The irony here is agree with the Generale but for different reasons, of course. Xassan Aadan is wrong in saying Boosaaso is under occupation while Hargeysa isn't. They both are. Yet, as a legendary singer and a Somali, he's entitled to spew his opinion, however wrong. Generale, you keep telling us the TFG is good and Somalia is not under occupation. We know the TFG is horrible and the country is occupied. Should we tell you to stick to talking about poetry? You too are entitled to your opinions, however outlandish they may be. Viva Boosaaso and Hargeysa. They both will be liberated soon. Quote Share this post Link to post Share on other sites