Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Bugland Responds to Ethiopia about Buuhoodle

Recommended Posts

Cowke   

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Puntland oo Ka Hadlay dagaalkii Buuhoodle

May 22, 2010

 

 

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo lagu magacaabo Bashiir Cabdicasiis Cumar(liilan) ayaa maanta Shir Jiraa’id ku qabtay xarunta Baarlamaanka kaga hadlay dagaalkii maalintii shalay ka dhacay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Ceyn.

 

Xildhibaanka ayaa sheegay inuu si aad ah uga xunyihiin dhibaatooyinka ka dhacay magaalada Buuhoodle taas oo ay ka dambeeyeen siduu sheegay maamulka Somaliland oo u sheegay in ay kasoo duuleen halka la yiraahdo Daroor isagoo sheegay in ay jawaab ku sugayaan Dowladda Itoobiya.

 

Wuxuu sidoo kale sheegay in xasuuqa lagu sameeyay dadka shacabka ah ee degmada Buuhoodle ay isaga kaashadeen maamulka Somaliland iyo maamulka Daroor,siduu hadalka u dhigay.

 

Xildhibaan Bashiir ayaa xusay in maamulka Somaliland ay joojiyaan sanaadiiqda ay ku wadaan suuqa hadii aysan joojina ay suuqa ay is arkayaan taasina meesha ay ku danbaynayso ay og yihiin maamulka Somaliland.

 

Xildhibaanka ayaa ugu danbayntii ku baaqay in maamulka Somaliland uusan khal khal galin Amniga ka dhexjira deegaanada Soomaaliya ka xasiloonaa hadii ay sii wadan ay nabada hada lagu wada noolyahay ay meesha ka baxayso.

 

Waa markii ugu horeysay Mudane ka tirsan Baarlamaanka Puntland uu ka hadlo dagaalkii shalay ka dhacay degmada Buuhoodle ee u dhaxeeyey Ciidamo Itoobiyaan ah iyo dadka degaanka.

 

Dagaalka ayaa waxaa ku dhintey inka badan 10-qof oo rayid ah,wuxuuna dhaawaca kor u dhaafaya 33-qof.

 

Maxamed Siciid Yuusuf

Wakiilka Horseed Media

Garoowe,Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kanna iigu dar ....

 

 

Wuxuu sidoo kale sheegay in xasuuqa lagu sameeyay dadka shacabka ah ee degmada Buuhoodle ay isaga kaashadeen maamulka Somaliland iyo maamulka Daroor

:D:D ... So to him, there were no Ethiopians ,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

"Nin dhirbaaxo quureed dugsaday dhaqayadeed maal -Dhashaaday sugtaa xaajadaad dhawrataa abid -Hadaad dhimato geeridu mar bay nolosha dhaantaa -Dhaqashiyo mar bay kaa yihiin dharagu xaaraan"

I'm didgusted what the so called Puntland minsters said. In all honesty they should have shut their mouth if they couldn't even send strong words.

 

But what I'm surprised is these Somaliland people celebrating for the shed of the blood of their brethren...It's times like this I wished I wasn't a Somali. But with the grace of Allah Reer Buhoodle will be free from Amharo quruley and their **********s.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is only Sacad & Xaaji that seem to be celebrating sxb .....

 

 

People died and foreigners crossed to the land ,,, it is not something to celebrate for.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Wasiirka amniga ee Puntland Jen.Yuusuf Axmed Kheyr oo ka hadlay dagaalka ka dhacay Buuhoodle

Posted to the Web May 21, 21:03

 

 

Garoowe:-Wasiirka amniga ee Puntland Jen.Yuusuf Axmed Kheyr ayaa caawa markii ugu horaysay waxaa uu ka hadlay dagaalka maanta ku dhexmaray gudaha magaalada Buuhoodle dadka shacabka ee ku dhaqan halkaas iyo ciidamo Itoobi yaanah oo isbaaro gawaari ay leeyihiin dadka degan Magaalada Buuhoodle.

 

 

Wasiirka aminga dowlada Puntlland Jen.Yuusuf Axmed Kheyr ayaa waraysi uu siiyey Idaacada BBCee afka Soomaaliga waxaa uu sheegay in uu aad uga xun yahay dagaaka ka dhacay Buuhoodle waxaan uu ugu baaqay dowlada Itoobiya in ay xakamayso ciidankooda dibna uga saarto ciidanka magaalada Buuhoodle.

 

Wasiirka Amniga ee Puntlland Jen.Yuusuf Axmed Kheyr ayaa waxaa uu sidoo kale ugu baaqay in dadka shacabka is dajiyaan lana joojiyo dagaalka isagoo sheegay in ay aqoon sababta ay dowlada Itoobiya ciidankeeda u soo galay halkaas iyada oo Puntlland iyo itoobiya uu ka dhexeeyo xiriir fiican.

 

 

Wasiirka Amniga ee dowlada Puntlland Jen Yuusuf Axmed ayaa sheegay in ay hayaan in ciidanka Itoobiya xayireen gurmad u socday Widh Widh oo ay soo galeen ciidamo daacad u ah S/land .

 

Wasiirka amniga ee dowlada Puntlland Jen .Yuusuf Axmed ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay dagaalka dadka ku dhinteen ee maanta ka dhacay magaalada Buuhoodle waxaan uu sheegay in Dowlada Puntlland ay odayaal iyo waxgarad u xilsaartay sidii loo dajin lahaa xaalada ka aloosan Buuhoodle.

 

 

M_M_Deeq

Halgan.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Dowlada somaliya oo War saxafadeed ka soo saartay Dagalka Buhoodle ee ciidamada Ethopianka dulaanka kuwadaan

 

May 21, 2010 – Xildhibaan Caasha Axmed Cabdalla oo ku sugan Abudhabi, UAE, ayaa saxaafadda kala hadashay dagaalka maanta ka dhacay magaalada Buuhoodle. Xildhibaanka oo ku hadlaysay magaca Golaha Baarlammaanka Badbaadinta Soomaaliyeed ayaa hadalladeeda waxa ka mid ahaa, “Dagaalka ciidammada Itoobiyaanku ku qaadeen Buuhoodle waa gardarro aan geed loogu soo gabban. Wiilasha yaryar ee calankii Soomaaliya wata ee leh annagu Soomaali baannu nahay, in lagu dilo mabda’oodu waddaninnimo waa xaq darro. Dagaalka Itoobiya iyo Somaliland ku qaadeen dadka reer Buuhoodle, raalli kama nihin, waxan ugu baaqaynaa inay Itoobiya iyo Somaliland ciidammadooda kala laabtaan Buuhoodle. Caalamka waxan la socodsiinaynaa in masuuliyiinta Itoobiya ay masuul ka yihiin wixii meesha ka dhacay, waxanna ka codsanaynaa ha’aydaha gargaarka in daryeel bani’aadiminnimo loo fidiyo dadkii ku tabaaloobay iska-hor-imaadka oo weli socda.” ayay tiri.

 

 

“Daahir Riyaale ma doonayo in doorashooyin ka dhacaan meeshuu joogo wuxuna rabaa inuu dadka ku mashquuliyo dagaal, waana sababta uu ciidammadiisa u geeyey Widhwidh iyo Buuhoodle. Waan la soconnaa siyaasadda gurracan ee ku salaysan iska-horkeenka iyo kala geynta,” ayay raacisay.

 

 

Waxa kale oo Xildhibaanaddu ka hadashay hadalkii Faysal Cali Waraabe uu saxaafadda siiyey ee ahaa, “Sool iyo Sanaag iyo Cayn annagay naga mid yihiin…” Hadalkaa ayay xildhibaanaddu ku sheegtay inuu yahay meel ka dhac, dadkuna yihiin beelo, sida fadaraalka u degganna gobol waliba iskii isu maammulo. “Faysal beel buu ka dhashay, beel kale ayuu rabaa inuu ku duulo, waana la is yaqaannaa, waxan leeyahay gardarrada qaawan looma dul qaadan doono, nabaddana dhankiinna ilaaliya ayaan u soo jeedinayaa.

 

Dagaalka Buuhoodle oo laba geesood lagu sheegay: Dhan ciidammada Itoobiyaanku kaga soo duuleen, iyo dhinaca kale oo Somaliland kaga soo duushey, ayaa la sheegayaa inuu ilaa hadda socdo. Dad fara badan ilaa dhawr iyo toban qof ayaa ku qudh baxday, oo labada dhinacba ah, dhaawucuna waa tira badan yahay. Dagaalka ayaa salka ku haya dadka degaanka Cayn oo diiday in waxaan Soomaalinnimo ahayn dalkooda la keeno

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Jaceylbaro,

 

The Puntland ministers talked EXACTLY the way Somaliland ministers would've talked if Ethiopia attacked one of their towns. Ethiopia seddex bey labadaas gobol ku qabtaa waana la wada og yahay marka banooniga daji sxb. Don't make it sound like that your ministers would've been braver.

 

P.s. Intaan wasiir la gaadhin, I have seen many SOL landers calling Ethiopia a friend.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Zack I think asha abdalla and the federal govt said it. Riyale doesn't want an election to happen in hargeisa therefore he is buying himself more time and excuses by creating a situation that merely doesn't exist.

 

Fortunately the only ppl who lose is the seccessionist because they are the ones who will be seen as mafia state which can't even hold an election lol. Hell even the tfg can hold an election and change leaders!!!

 

The only losers out of this is somaliland and their merfish state!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka aminga dowlada Puntlland Jen.Yuusuf Axmed Kheyr ayaa waraysi uu siiyey Idaacada BBCee afka Soomaaliga waxaa uu sheegay in uu aad uga xun yahay dagaaka ka dhacay Buuhoodle waxaan uu ugu baaqay dowlada Itoobiya in ay xakamayso ciidankooda dibna uga saarto ciidanka magaalada Buuhoodle.

 

Mr. Bugland waa tuug laqabtay oo soo xigsada warar been ah, he wants people to forget that his wicked secessionst state and Ethiopia are responsible for the death of the innocent people in Buuhodle.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by Hunguri:

Waar ninkii Jacaylbro ahaa wuxuu u xuub siibanayaa sidii nin Qabiilkii galay. Waar saaxiib waxaan filayaa waxaa qurux badnaan lahayd inaad arrimahaas Sool iyo Cayn aad ka yara gaabsatid.

 

Laakiin haddaad sidaa kusii waddid waxay kuu noqonaysaa taariikh iyo ma hadho...

He and is SNM 1st line and big time qabyaaladiiste...nothing new about him and others..

 

However, the current situtation was a lesson to all on both sides, Real somalis and shacabka waxay u ahayd Guul iyo gobonimo, amxaar *** kissers waxay u ahayd niyad jab...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this