Jacaylbaro Posted May 22, 2010 "Waxaan ka xumahay dagaalkii Buuhoodle oo ahaa mid aanu filayn si deg deg ahna u dhacay,waxanaanu ka xunahay Shacabkii geeryooda,Ethiopia waxaanu u sheegaynaa in ay Ciidankeeda xakaymayso oo ay samayso xal kan ka wanaagsan waayo shacabkeena ayaa la laayey taasna waxay ahayd talaabo lagu deg degay" Wasiirka Amniga "Dagaalku wuxuu ku bilowday si deg deg ah,marka Shacabka waxaanu leenahay waad ku degdegteen Dagaalkan waana in aad is dhiibtaan,sidoo kale Ethiopia Saaxiibo ayaanu nahay waxaanu ugu baaqaynaa in shacabka laga yareeyo dhibtaada si aysan u dhicin wixii shalay dhacay oo kale" wasiirka Warfaafinta Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 22, 2010 marka Shacabka waxaanu leenahay waad ku degdegteen Dagaalkan waana in aad is dhiibtaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted May 22, 2010 ^ Is dhiiba aah? inalillaah! wallahi hadduu website kale ahaan laha waxaa dhihi lahaa waxani waa dacaayad. waxaaba kaaga darra hadalada jilicsan ee dadban ee itoobiya lagula hadlayo. fvkng hell! Aduunyo rag amxaaro u taliso war waxaan yaa dadka ka hor dhaqaajiya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 22, 2010 Wasiirka Kaluumeysiga oo la hadlay Qaar ka mid ah Idaacadaha Maxaaliga ah Ayaa sheegay in Ethiopia aay dagaal ku soo qaaday Dhulka Maamul Goboleedka Puntland, isla markana aay dishay Shacab Reer Puntland ah oo aan waxba galabsan, waxana u sheegay in Ethiopia jawaab ka heli doonto waxyabahii ka dhacay Buuhoodle Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 22, 2010 Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta Puntland oo isaguna la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dagaalkaasi u aha mid ku dhacay Sii Khalad ah, Waxana u sheegay Ethiopia tahay dowlad Saaxiib la ah Puntland, Isla markana aay ka xun yahiin wixii dhacay, Waxana u Tacsi u diray Ciidamada Ethiopianka ee dagaalkan ku dhintay iyo kuwa ku dhawaacmay, Waxana u meesha ka saaray in Ciidamo Puntland ah dagaalka ka qeyb qateen, isaga oo sheegay in dagaalku aha mid u Dhaxeeya Dad u ku sheegay Qaswadayaal Iyo Ciidamada Federaalka ee dowalda Ethiopia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted May 22, 2010 JB when is riyaale going to campaign in Lascaanood? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted May 22, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: quote: Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta Puntland oo isaguna la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dagaalkaasi u aha mid ku dhacay Sii Khalad ah, Waxana u sheegay Ethiopia tahay dowlad Saaxiib la ah Puntland, Isla markana aay ka xun yahiin wixii dhacay, Waxana u Tacsi u diray Ciidamada Ethiopianka ee dagaalkan ku dhintay iyo kuwa ku dhawaacmay, Waxana u meesha ka saaray in Ciidamo Puntland ah dagaalka ka qeyb qateen, isaga oo sheegay in dagaalku aha mid u Dhaxeeya Dad u ku sheegay Qaswadayaal Iyo Ciidamada Federaalka ee dowalda Ethiopia JB did you put together this paragraph?lol Meesha Ceeb baa ka dhacday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cyber_Nomad Posted May 22, 2010 Originally posted by Thankful: JB when is riyaale going to campaign in Lascaanood? Dont change the subject unless you isdhiibtay on the first matter already Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 22, 2010 JB did you put together this paragraph?lol I don't have to .... just follow the provided link Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 22, 2010 Thankful...Sibaa wax kaa,ah? Seriously. I see Ethiopian boot lickers are still celebratory mood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted May 22, 2010 Waar ninkii Jacaylbro ahaa wuxuu u xuub siibanayaa sidii nin Qabiilkii galay. Waar saaxiib waxaan filayaa waxaa qurux badnaan lahayd inaad arrimahaas Sool iyo Cayn aad ka yara gaabsatid. Laakiin haddaad sidaa kusii waddid waxay kuu noqonaysaa taariikh iyo ma hadho... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 22, 2010 Ma wax xun baan sheegay inaar ?? ,,,, Mise waan ku fahmayaaye Bugland baad u jeedaa inay ,,, yaaa ,,, ehem ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted May 22, 2010 Waar wax xun baad sheegaysaaye dadka xajiinta ka daa Hadii kale wallee shaanbad ayay kugu noqqonaysaa... Quote Share this post Link to post Share on other sites