Sign in to follow this  
Saalax

Protest in Badhan against TFG

Recommended Posts

Saalax   

Banan Bax Lagaga Soo Horjeedo Xukumada uu Soo Dhisay Raysal Wasaare Farmaajo oo Maanta Ka Dhacay Degmada Badhan

Badhan-(OWN)-Banan bax Balaadhan oo lagaga oo Horjeedo xukuumada Cusub ee uu soo Dhisay Raysal wasaaraha Dawlada Federaalka Ku Meelgaadhka ah ee Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa manta ka dhacay Magaalada Badhan kaas oo ay soo Abaabuleen waxgaradka iyo Madax dhaqameedyada beesha Degta Deegaankaasi kuwaasi oo cadeeyay inay gabi ahaantoodaba kala Noqdeen kal soonida xukuumadii uu dhawaan soo dhisay araysal wasaaruhu kuwaasi oo ku tilmaamay inay tahay xukumad aan dan u hayn dadka Soomaliyeed.

 

Dadka saaka mudaharaadayay ayaa dhamaantoodba ka sinaa Qaadacada xukuumada Raysal wasaare Farmaajo kuwaasi oo sitay boodhadh ay ku diidanyihiin xukuumadiisa taas oo sida ka muuqata liiska golihiisa wasiirada aanay gabi ahaantoodab beeshani ka heli wax wasiira taasina ay tahay ta keentay inay ka dhiidhiyaan xukumadani.

 

Oday Axmed Cabdale oo ka mid ah duqayda Deegaanka ayaa manta amar uu la hadalayay saxaafada sheegay inay ka xumyihiin in xukuumada uu soo dhisay raysal wasaaruhu ay tahay mid aan cadaalad ahayn waxanu sheegay inay ugu baaqayaan xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya inaanay codka kalsoonida ah siiniin xukuumadaasi uu soo dhisay Raysal Wasaaruhu.

 

Maalintii shalay ayay ahayd ayaa Xildhibaano ka soo Jeeda Beeshani ay si wada jira U shaaciyeen inay kala noqdeen xukuumada Cusub kalsoonidoodii taas oo ay ku sifeeyeen inuu raysal Wasaaruhu ku talaabsaday talaabo kala fogaynaysa umada soomaaliyeed ee laga shaqaynayay isuu soo dhawayntooda.

 

Ugu Dannaytii arintani ayaa ku Soo Beegmaysa iyada oo maalintii shalay ahayd uu madaxweynaha Dalka Somaliya Sheekh Shariif u anbabaxay Dalka sacuudoga isaga oo gudanaya Xajka waxaana la sheegay inuu madaxweynuhu ku taliyay in xukuumada ay Baarlamaanku codka kalsoonida ah u qaadi doonan gudashada xajka ka dib oo uu isna waqtigaasi dalka dib ugu soo laaban doono.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

The fact that they are protesting shows you that they care about the TFG and are upset about how the community was treated. If they weren't concerned with the TFG they wouldn't even care about the selection of ministers!

 

You secessionists are running with this, but you don't realize that what they are doing is showing their love of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Maakhir community's sentiments are justified but at the same time can be addressed in an amicable manner. There are other alternatives of handling such grievances. To this end, secessionists appears to be content with the new cabinet therefore no further instigation between the TFG and Maakhir community can be tolerated coming from the secessionist lot.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this